
Horn Broadcasting Network- award-winning Somalia's First Exclusively Digital Media, covering Somalia & the Horn of Africa|Got a story? Send [email protected]
Everywhere
Joined April 2021
- Tweets8.6K
- Following171
- Followers21.5K
- Likes260
#WAR: Ciidanka Danab ayaa xaqiijiyey in Alshabaab kala wareegeen deegaanada Leego iyo Jameeco
hbnonlinetv.com/ciidanka-dan…
2
509
#WAR: Golaha Siyaasiyiinta Puntland oo taageeray tilaabada xildhibaannadu ku horistaageen isku daygii wax-ka-beddelka dastuurka maamulkaasi
hbnonlinetv.com/golaha-siyaa…
356
#WAR: Maxaa ka soo baxay kulankii Madaxweynayaasha Soomaaliya & Uganda ay yeesheen?
hbnonlinetv.com/soomaaliya-i…
405
#WAR: Dowladda Soomaaliya oo qoranaysa in ka badan 20-kun oo ciidamo cusub ah
hbnonlinetv.com/dowladda-soo…
FALANQAYNTA CIYAARAHA: WACDARAHA SUPER SUNDAY teapawt.org/i/broadcasts/2ybYVPmdg…
1
3
755
#WAR: Maxay ka wada hadleen Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi ka socday shirkadda shidaalka ee Aljeeriya?
hbnonlinetv.com/maxay-ka-wad…
513
#WAR: Mareykanka oo markale Soomaaliya iska kaashanayaan Ciidan cusub oo lagu Leyliyo taliska Ballidoogle
hbnonlinetv.com/mareykanka-o…
#WAR: Taliyaha Ciidamada Turkiga oo booqashooyin ku tagay xarumo xasaasi ah oo Muqdisho ku yaal
hbnonlinetv.com/taliyaha-cii…
#WAR: Golaha Wasiirrada cusub ee Maamulka Galmudug oo lagu dhawaqay
hbnonlinetv.com/golaha-wasii…
511
FALANQAYNTA CIYAARAHA: WACDARAHA SUPER SATURDAY teapawt.org/i/broadcasts/2JQokqYZV…
1
561
#WAR: DFS oo Faahfaahin ka bixisay kulan Madaxweyne Xasan Sheekh & Taliyaha Ciidamada Turkiga ku dhexmaray Muqdisho
hbnonlinetv.com/dfs-oo-faahf…
557
#WAR: Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhaliilay mucaaradka, kuna eedeeyey in aysan soo bandhigin aragti siyaasadeed oo cad
hbnonlinetv.com/madaxweyne-x…
450
#WAR: Golaha Iskaashiga Khaliijka oo la saftay Imaaraadka Carabta, kana horyimid eedeymaha Soomaaliya
hbnonlinetv.com/golaha-iskaa…
2
4
885
#WAR: Soomaaliya oo bilowday qorshe lagu dhisayo laguna tayeynayo Ciidanka Badda dalka
hbnonlinetv.com/soomaaliya-o…
#WAR: Erdogan oo saxiixay go’aanka dhismaha Safaaradda Soomaaliya ee Ankara
hbnonlinetv.com/erdogan-oo-s…
1
532
Barnaamijka #FalanqayntaJimcaha ee @HBNOnlineTV, toddobaadkan waxaan ku lafaguri doonnaa mowduuca “Soomaaliya & Imaaraadka: Maxaa Sababay Xiisadda Diblumaasiyadeed, Maxaase Ka Dambeeya Go’aanka Dowladda Soomaaliya?”
Waxaa barnaamijka marti inoogu ah Xasan Macallin Maxamuud (@HassansheikhAli), Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya.
Barnaamijka waxaa daadihinaya @MowliidHaji.
La soco caawa oo Jimce ah, 20-ka November 2026, saacadda 9:00 fiidnimo (xilliga Geeska Afrika), ama 6:00 fiidnimo (GMT), haddii Alle idmo.
#FalanqayntaJimcaha #DoodahaHBN #HBNOnlineTV













