Hiiraan Online (@hiiraan) header
Hiiraan Online (@hiiraan) profile picture

Follow for tweet-length breaking news and alerts from Somalia. Staffed by @hiiraan editors.

Somalia
Joined May 2009
Bixitaanka ciidamada Uganda oo walaac ka abuuray amniga Muqdisho iyo deegaannada ku dhow: Sabti, November 14, 2026 (HOL)  – Ka bixitaanka ciidamada Uganda ee fariisimaha muhiimka ah ee koonfurta Soomaaliya ayaa… www.​hiiraan.​com/news/2026/Nov/wararka_maanta14-195502.​htm
551
Somaliland fears Israel could reverse recognition after Netanyahu’s electoral setback: Mogadishu (HOL) — Somaliland leaders have expressed concern… www.​hiiraan.​com/news4/2026/Nov/206767/somaliland_fears_israel_could_reverse_recognition_after_netanyahus_electoral_setback.​aspx
475
Nine Somali delegates go missing after Kosovo visit: Mogadishu (HOL) — Kosovo has asked Somali federal government to help locate nine members of an official Somali delegation who… www.​hiiraan.​com/news4/2026/Nov/206766/nine_somali_delegates_go_missing_after_kosovo_visit.​aspx
711
Somali education minister rejects fears of al-Shabab takeover as AU troops withdraw: Mogadishu (HOL) — Somalia’s Minister of Education, Farah… www.​hiiraan.​com/security4/2026/Nov/206765/somali_education_minister_rejects_fears_of_alshabab_takeover_as_au_troops_withdraw.​aspx
1
1,180
Xildhibaano ka dalbaday Cabdifataax Xassan Afrax inuu u tanaasulo dadka reer Hiiraan: Sabti, November 14, 2026 (HOL)  – Xildhibannada kala ah Cabdirisaaq Cabdullahi Macalin ( Ciid) Cabdinaasir Xaaji Shirwac, iyo … www.​hiiraan.​com/news/2026/Nov/wararka_maanta14-195501.​htm
394
Trump, Xi and Putin to hold first three-way summit in China: White House says Trump plans to discuss the Iran war and nuclear arms at a meeting on the sidelines of APEC next… www.​hiiraan.​com/world4/2026/Nov/206764/trump_xi_and_putin_to_hold_first_threeway_summit_in_china.​aspx
342
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo mucaaradka ku eedeeyay inay heleen 4 milyan oo dollar si ay dowladda u ridaan: Jimco, November 13, 2026 (HOL)  – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed… www.​hiiraan.​com/news/2026/Nov/wararka_maanta13-195500.​htm
360
Israa’iil oo xaqiijisay inaanay ka noqonayn aqoonsiga Somaliland, xataa haddii xukuumaddu isbeddesho: Jimco, November 13, 2026 (HOL)  – Dowladda Israa’iil ayaa la sheegay inay hoggaanka Somaliland u xaqiijisay in… www.​hiiraan.​com/news/2026/Nov/wararka_maanta13-195499.​htm
328
Qaramada Midoobay oo ka digtay xaalad caafimaad oo ka dhalatay fatahaadaha Soomaaliya: Jimco, November 13, 2026 (HOL)  – Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan isku-dubaridka arrimaha bini’aadantinimada (OCHA) ayaa ka… www.​hiiraan.​com/news/2026/Nov/wararka_maanta13-195498.​htm
337
KDF team detonates three RPG explosives near Kenya-Ethiopia border amid crisis: A team of Kenya Defence Forces (KDF) personnel safely detonated three… www.​hiiraan.​com/security4/2026/Nov/206763/kdf_team_detonates_three_rpg_explosives_near_kenyaethiopia_border_amid_crisis.​aspx
1
360
Somalia’s Political Leadership: Building family fortunes while a nation struggles to survive: Ask an ordinary Somali what the government has… www.​hiiraan.​com/op4/2026/Nov/206762/_somalias_political_leadership_building_family_fortunes_while_a_nation_struggles_to_survive.​aspx
326
Feisal Mohamed Hashi: The Vision Behind Somalia's Revenue Reforms: Somalia has reached a turning point. After years of relying on external support, it is learning to… www.​hiiraan.​com/op4/2026/Nov/206761/feisal_mohamed_hashi_the_vision_behind_somalias_revenue_reforms.​aspx
352
Türkiye denies plans to deploy 15,000 troops to Somalia amid security transition: Mogadishu (HOL) — Türkiye's Ministry of National Defence has denied… www.​hiiraan.​com/security4/2026/Nov/206760/trkiye_denies_plans_to_deploy_15000_troops_to_somalia_amid_security_transition.​aspx
354
UN experts condemn Somali chief justice’s dismissal, demand reinstatement and withdrawal of troops: Mogadishu (HOL) — United Nations… www.​hiiraan.​com/news4/2026/Nov/206759/un_experts_condemn_somali_chief_justices_dismissal_demand_reinstatement_and_withdrawal_of_troops.​aspx
1
313
Booqashadii wafdiga Soomaaliya ee Kosovo oo dhalisay su’aalo ku saabsan maqnaanshaha sagaal xubnood: Jimco, November 13, 2026 (HOL)  – Dowladda Kosovo ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ka dalbatay inay ka caawiso… www.​hiiraan.​com/news/2026/Nov/wararka_maanta13-195497.​htm
315
Sacuudiga oo Soomaaliya u qoondeeyay 11,500 kursi oo Xajka 2027 ah: Jimco, November 13, 2026 (HOL)  – Dowladda Sacuudiga ayaa Soomaaliya u qoondeysay 11,500 oo boos oo Xajka ah, si muwaadiniinta Soomaaliyeed ay u… www.​hiiraan.​com/news/2026/Nov/wararka_maanta13-195496.​htm
298
Muqdisho oo markii ugu horreysay martigelisay shir heer goboleed oo looga hadlay ka hortagga colaadaha: Jimco, November 13, 2026 (HOL)  – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ku martigelisay… www.​hiiraan.​com/news/2026/Nov/wararka_maanta13-195495.​htm
293
Jubaland oo ka hortimid magacaabista hoggaanka Hay’adda Dakhliga Qaranka: Jimco, November 13, 2026 (HOL)  – Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dowlad-goboleedka Jubaland ayaa ka hortimid hannaanka loo… www.​hiiraan.​com/news/2026/Nov/wararka_maanta13-195494.​htm
1,093
Khubaro Qaramada Midoobay ka tirsan oo sharci-darro ku tilmaamay xil-ka-qaadistii Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Soomaaliya: Jimco, November 13, 2026 (HOL)  – Laba khabiir oo Qaramada Midoobay u qaabilsan xuquuqda… www.​hiiraan.​com/news/2026/Nov/wararka_maanta13-195493.​htm
283
Midowga Yurub oo Soomaaliya ugu deeqay 6 milyan oo Yuuro si loogu diyaargaroobo saameynta El Niño: Jimco, November 13, 2026 (HOL)  – Midowga Yurub ayaa Soomaaliya ugu qoondeeyay lacag dhan 6 milyan oo Yuuro oo loogu… www.​hiiraan.​com/news/2026/Nov/wararka_maanta13-195492.​htm
244