
Waa bogga BBC News Somali Twitter. Kala soco wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya iyo caalamka @BBCSomali ama https://teapawt.org/t.co/X5PE0T24tW
London, UK
Joined December 2008
- Tweets53.1K
- Following39
- Followers626K
- Likes241
Ciidamada Yemen ayaa ka baxay Bab Al-Mandab si ay Xuutiyiinta uga “difaacaan” Cadan bbc.in/4C1MPVD
1,431
Guterres: Xal diblomaasiyadeed ayaa loo baahan yahay si loo dhameeyo xaaladda aan nabadda iyo dagaalka aheyn ee Iran bbc.in/4kjmKLm
1
1,506
Shiinaha ayaa beeniyay in ay basaaseen madaxa shirkadda Nvidia bbc.in/4sSd5NY
Imaaraatka ayaa si kumeel gaar ah u xiray mid ka mid ah xeebaha dalka bbc.in/4BPj8a4
13 muhaajiriin ah ayaa geeriyooday kaddib markii ay ku degtay Giriigga doontii ay la socdeen bbc.in/4BTomlb
Kenya ayaa martigelisay 40,000 oo ka soo qaxay dagaalka Itoobiya bbc.in/4j5IPf5
Trump: Waxaa suuragal ah in aan arrimaha Iran kala hadlo Xi iyo Putin bbc.in/4BSrrSr
1
1,599
Madaxweyne Erdogan ayaa ka walaacsan in Trump uu weeraro cusub ku qaado Iran bbc.in/4sMEiBL
1,710
Mas’uul sare oo ka tirsan Imaaraatka ayaa ka dhigay xasilloonida-darrada gobolka oo sii dheeraata bbc.in/4AiowRk
1,672
Degdeg: Trump oo markii ugu horeysay ka hadlay guul darada uu la kulmay iyo inuu aqbalayo natiijada. bbc.in/4zCuHje
11
2,003
Reuters: Wadamada Khaliijka ayaa ka baqaya aargoosiga Iran hadii uu dagaal qarxo bbc.in/3UrxEEf
6
5,209
Sudan ayaa sheegtay in ay la dagaallamayaan calooshood u shaqeystayaal ay ku jiraan kuwa ka yimid Puntland bbc.in/4yViLYW
Wang Yi: Shiinaha ayaa sheegay in uu taageerayo Iran si ay u difaacdo madax-bannaanideeda bbc.in/4ks27MS
6
2,158
Ruushka iyo Ukraine ayaa labaduba sheegay in weerar internetka ah lagu soo qaaday bbc.in/4AaoYBm
3
1,908
Dagaalka Bariga Dhexe ayaa kordhiyay faa’idada ay heleen shirkadaha tamarta bbc.in/48r8okG
2
2,539
Mareykanka ayaa xatooyo ku soo eedeeyay labo qof oo Kenya u dhalatay bbc.in/4yOyLMc
2
1,881
Xatooyada lacagaha kirbto ayaa il dhaqaale oo weyn u ah dowladda Kuuriyada Waqooyi bbc.in/4jQmL9d
Kuwa internetka jabsada ayaa lacagaha ay xadaan kun jeer sii kala dira bbc.in/4eGR1zT
2
1,641
Sidee loo ilaalin kaaa lacagta digitaalka ee aad maalgashatay? bbc.in/4iP1ueY
1
1,629


















