Joined June 2015
Laascaanood. DGWBS Agaasimaha Madaxtooyada Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya, ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐ฅ๐ข ๐‡๐ž๐ฒ๐›๐ž (๐ƒ๐š๐›๐š๐ ๐š๐š๐ฅ๐ฅ๐ž), ayaa ka warbixiyey shir ballaadhan oo magaalada ๐‹๐š๐š๐ฌ๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐ uga socda Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐…๐ž๐๐ž๐ซ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐–๐š๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข ๐๐š๐ซ๐ข ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š. Shirkan, oo ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ฅ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ ๐ž๐›๐š๐ ๐š๐›๐š๐ฒ๐ง๐š๐ฒ๐จ, ayaa lagaga hadlay ๐ฑ๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š, ๐ฐ๐š๐๐š๐š๐ ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐ค๐ก๐ข๐›๐ซ๐š๐๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ฐ๐š๐๐š-๐ฌ๐ก๐š๐ช๐š๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐ก๐š๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐ฅ๐š๐›๐š๐๐š ๐๐ก๐ข๐ง๐š๐œ. #Dowladnimo_taageer #islaamka_garabsii
1
4
152
The Minister of Education, Heritage, and Higher Studies of Somaliaโ€™s North-East Regional Government Mr Dahir Abdirisaaq Ahmed accompanied by engineers from the Fenoon Star construction company conducted an inspection of the #NorthEast stateโ€™s modern state of the art Teacher Training Institute which is under construction. The purpose of the visit was to assess the progress of the instituteโ€™s construction, which is currently proceeding well. Once completed, the institute will play a vital role in enhancing the quality of teacher training and certification, advancing professional knowledge and academic expertise, and strengthening the overall educational framework within the North-East Administration. Credits ๐Ÿ“ธ - #NorthEastState - Ministry of Education. @SomaliPM @faaraxsheekh @QatarEmbassySO @TC_MogadisuBE @KSRelief_EN
2
3
1
34
1,238
Maryan Seylac Agaasimaha Fulinta ee Ururka Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee SOMWA ayaa ka qeyb gashay dood sare oo ka dhacdey Xaruunta Qaramada Midoobay ee New York. #Dowladnimo_taageer #islaamka_garabsii
1
1
8
422
M O Y A L E ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด S O M A L I A . #Dowladnimo_taageer . #islaamka_garabsii
2
5
29
685
Laascaanood:- DGWBS Waxaa saaka si toos ah uga furmay Shirka Sanadlaha ah ee Isku-duwidda Arrimaha Baniโ€™aadantinimada Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya, kaas oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya. Shirka ayaa diiradda lagu saarayaa xaaladda baniโ€™aadantinimo ee deegaannada Dowladda Waqooyi Bari, baahiyaha bulshada iyo caqabadaha ka jira gaarsiinta gargaarka. Waxaa sidoo kale lagu falanqaynayaa saamaynta barakaca, abaaraha, fatahaadaha iyo cunto-yarida, iyadoo dib-u-eegis lagu samaynayo hawlaha gargaarka ee socda iyo kuwa qorshaysan, si loo ogaado baahiyaha aan weli wax laga qaban, loona xoojiyo diyaar-garowga iyo wax-ka-qabashada xaaladaha degdegga ah. #Dowladnimo_taageer #islaamka_garabsii
8
343
๐Ÿšจ lol ๐Ÿ˜ from now on natanyahu is former prime minister Eisenkot oo yiri โ€œSaacadaan wixi ka dambeeya Netanyahu waa raysal wasaarihii horeโ€ isagoo hadalkaa ula jeeda in xisbigiisu ku guuleestay natiijada doorashadda. #Dowladnimo_taageer #islaamka_garabsii
4
430
Kulan bogaadin mudan โ™ฆ๏ธ Waxaa sharaf ii ahayd in aan maanta kulan la yeeshay boqor Burhan Boqor Muuse oo aan si baahsan isaga warraysannay xaaladda dalka iyo ahmiyadda looqabo midnimo iyo isha ku haynta danta guud xilli xaaladaha adduunka iyo midda Geeska Afrikaba iyo ta dalkeenuba ay adag tahay. Musharax Madaxweyne Mudne. Cadi KARIIM Jamac. #Dowladnimo_taageer #islaamka_garabsii
1
9
352
Breaking โ™ฆ๏ธ โ›”๏ธ โ™ฆ๏ธ Israelโ€™s Joint Arab List party celebrated as exit polls projected as many as 18 parliamentary seats for the Arab-bloc. Record turnout among Arab voters is fueling optimism for their potential role in the next government prompting one former lawmaker to declare, โ€˜Ben-Gvir is outโ€™. #Dowladnimo_taageer #islaamka_garabsii
1
165
Degdeg โ›”๏ธ Telefishinka Israaโ€™iil ee Channel 12 ayaa ku warray inuu hadda Netanyahu ku mashquulsan yahay xaqiijinta inaysan jirin xubno ka goosanaya garabkiisa, ka dib markii inta badan xisbiyada ay billaabeen inay cododka ay doorashada ka heleen ugu shubaan kulana heshiiyaan Jeneraalka Gadi Eisenkot, oo hadda ku dhow aqlabiyad buuxda oo dawlad uu ku soo dhisayo inuu helo. Fiiro gaar ah; Warbixintu waxay si cad usoo bandhigaysa Netanyahu inuu ku guul-darraystay doorashada oo hadda diiradda saarayo xubnihii garabkiisa ahaa inaysan ka goosan , taasoo dhalinaysa inuu lumiyo habab uu ku cadaadin karo dawladda la dhisayo, arrin dedejin karta in lagu furo baaritaan la xiriira dacwada loo haysto ee weerarkii Oktoobar 2023 uu ku jiro. #Dowladnimo_taageer #islaamka_garabsii
2
415
Degdeg โ›”๏ธ โ™ฆ๏ธ โ›”๏ธ โ™ฆ๏ธ Arrin la yaableh runtii ๐Ÿคฃ Musharrixii uu taageeray Netanyahu ee doorashada Brazil , Flรกvio Bolsonaro ayaa la sheegay inuu maanta lugu uga baxay dalka Brazil, isla markaana hab tahriib ah ku galay dalka Argentina, ka dib markii ay soo baxday doorashada Brazil inuu xilka madaxweynaha ku guuleystay Lula da Silva, isla markiina ay maxkamadda sare ee Brazil soo saartay goโ€™aan lagu baarayo Flรกvio Bolsonaro,sabab la xiriirta baaritaan lacag-dhaqid, waxayna maxkamaddu amartay inuu baasaboorkiisa wareejiyo, kana bixi karin Brazil. Waxaa xigtay in markii uu dhamaaday waqtigii loo qabtay inuu baasaboorka wareejiyo oo uusan sameyn, in baasaboorkiisa laga dhigay mid aan shaqeynayn, taasoo dhalisay isagoo ka baxsanaya xukun iyo xabsi inuu tahriib uga baxo dalka uu doonayay inuu madaxweyne ka noqdo. Hadda, Trump ayaa doonaya inuu badbaadiyo, waxayna wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ku dhawaaqday in la diyaariyay fiiso uu Mareykanka ku soo gali karo Flรกvio Bolsonaro iyo xubno ka mid ah qoyskiisa, xilli la filayo inay diyaarad gaar ah ka soo qaado Argentina, sida ay baahisay CNN. #Dowladnimo_taageer #islaamka_garabsii
2
376
Orom. Somali yaqaana oo afka furtay. Bal intaana ku darso Oromoow siyaad bare luqadiina isagaa qoray. #Dowladnimo_taageer #islaamka_garabsii
2
4
449
Degdeg โ›”๏ธ๐Ÿšซโ™ฆ๏ธ Telefishinka Israaโ€™iil ee Channel 12 , ayaa hadda baahiyay in natiijooyinka hordhaca ah ee doorashada Israaโ€™iil ay muujinayaan in Netanyahu looga guuleystay doorashada oo isbahaysiga isugu yeeray isbeddel doonka oo uu hoggaamiyo taliyihii hore ee ciidanka Israaโ€™iil, Jen. Gadi Eisenkot uu heli karo codod uu ku soo dhiso dawlad cusub. Sida warbixintan lagu sheegay labada garab ee loollamaya ayaa doorashada ka heli kara; โ€ขGarabka Gadi Eisenkot: 52 kursi โ€ขGarabka Benjamin Netanyahu: 50 kursi โ€ขXisbiyada Carabta: 18 kursi Natiijooyinkani waxay muujinayaan in xisbiyada Carabta ay yeelan doonaan door muhiim ah marka laga hadlayo samaynta dawladda cusub,inkastoo isbahaysiga Jeneraal Eisenkot oo isagu aaminsan in Carabta door laga siiyo dawladda uu soo dhisayo ay ku jiraan xubno ka soo horjeeda inay saameyn Carabtu ku yeelato jiheynta Israaโ€™iil.
1
4
560
DEG DEG: ๐Ÿ‘€ โค๏ธ๐Ÿšซโ™ฆ๏ธ Xisbiga Netanyahu waalaga sara maray. Yuhuudii iyo ku wii fuulay ๐Ÿ˜†๐Ÿคฃ๐Ÿ˜† #Dowladnimo_taageer #islaamka_garabsii
5
247
DEG DEG ๐Ÿ’ฅ๐Ÿ’ฅ๐Ÿ’ฅ๐Ÿ‘€๐Ÿ‘€ Gadi Eisenkot ayaa ku dhawaaqay in uu isaga ku guuleestay doorasha IsraIl. โ€œCodadka hordhaca ah ayaa kufilan in aan ku dhawaaqo inan guuleesanayโ€ ayuu yiri. ๐Ÿ‘€ #Dowladnimo_taageer #islaamka_garabsii
1
1
214
Breaking โ™ฆ๏ธ โ›”๏ธ โ™ฆ๏ธ Michigan Senate Race Pits Democrat Abdul El-Sayed Against Republican Mike Rogers The Michigan Senate race features Democrat Abdul El-Sayed, a physician and former public health official, facing Republican incumbent Mike Rogers. El-Sayed is polling at 47.9%, compared with Rogers at 44.7%, with the race rated โ€œLean Democratโ€. The contest comes as Democrats seek to gain ground in the Senate, while Republicans fight to retain their seats ahead of the November midterm elections. Poll Source: YouGov #Dowladnimo_taageer #islaamka_garabsii
1
203
Laascaanood:- Hayadda humanity & inclusion ayaa maanta maamulka cisbitaalka caasimadda Waqooyi Bari iyo wasaaradda caafimaadka WB ku wareejisay qalab iyo xaruntii daryeelka dadka baahiyaha garka qaba. Agaasimaha Cisbitaalka caasimadda WBS ayaa sheegay in maamul cisbitaal ahaan ay bulshadda u balan qaadayaan sii xoojinta adeegan ay hore haayaddu ubixin jirtay. #Dowladnimo_taageer #islaamka_garabsii
5
297
Qorshaha Amniga iyo Mapka Netanyahu Soo Bandhigay, Ay Waqooyi bari iyo Puntland kala color ka yihiin. Yuhuuda imaaraadja Gooni goosadka iyo danina is midab yihiin. Yuhuud madumayasaa #Dowladnimo_taageer #islaamka_garabsii
2
7
503
Netanyahu is live on TikTok right now, begging people to vote ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ
6
2
7
1,024
AHMED CEEGAAG retweeted
Somalis are not the people to mess with. @IlhanMN ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ•Š๏ธ
1
8
504
AHMED CEEGAAG retweeted
Aan ooyee albaabka ii xidha !! Daaroodow baanu is haynaa!! War qolyaha habarjeclo dadka ay dariska yihiin ma yaqaanaan miyaa saddex Jilib oo dhulbahante ah baa muuse Abokor iyo Mohamed Abokor ay deris yihiin isna dilaan , xagee daarood isku arkaan dhulbahante baysan is arag badan koode!! Habar-maxbuus buuqa joojiya
14
3
20
1,927