
Seasoned diplomat, versatile academic, accomplished writer, and political researcher. Views are my own & "RTs, links not endorsements"|๐ พ๏ธ+| [email protected]
Mogadishu, Somalia
Joined May 2015
- Tweets4.7K
- Following250
- Followers10K
- Likes236
ุงููููู
ุฃุณุนุฏูู ุณุนุงุฏุฉู ุชู
ูุฃ ุนูุงู ุงูุณูู
ุงุก
ูุงุฑุจ ูุฑุญุฉ ูู
ุชููู ุจุงูุญูุณุจุงู
ุงูููู
ุญูู ู
ุง ุจุฏุงุฎูู ู ุงุฌุนูู ุฎูุฑุงู ูู
ุงูููู
ู ุฅูู ุงุณุชูุฏุนุชู ุฃูุฏุงุฑู ูุฌู
ูููุง.
6
48
Waxa aan hambalyo u dirayaa S/Guuto Saadaq Cumar Maxamed Xasan, oo maanta loo magacaabay Wasiirka Gaashaandhigga. Waxa aan u rajaynayaa inuu ku guulaysto xilka loo igmaday, kana miro-dhaliyo dadaallada lagu xoojinayo amniga qaranka, korna loogu qaadayo tayada & awoodda Ciidamada.
87
ุฃุชูุฏู
ุจุฃุตุฏู ุงูุชูุงูู ูุฃุทูุจ ุงูุชุจุฑููุงุช ุฅูู ุงูุนู
ูุฏ ุงูุฑูู ุตุงุฏู ุนู
ุฑ ู
ุญู
ุฏ ุญุณูุ ุจู
ูุงุณุจุฉ ุชุนูููู ุงูููู
ูุฒูุฑูุง ููุฏูุงุน ูู ุฌู
ููุฑูุฉ ุงูุตูู
ุงู ุงูููุฏุฑุงููุฉ. ูุฃุชู
ูู ูู ูุงู
ู ุงูุชูููู ูุงูุณุฏุงุฏ ูู ู
ูุงู
ู ุงูุฌุฏูุฏุฉุ ูุฃู ูุญูู ุงูู
ุฒูุฏ ู
ู ุงูุชูุฏู
ูู ุชุนุฒูุฒ ุงูุฃู
ู ุงููุทููุ ูุชุทููุฑ ูุฏุฑุงุช ุงูููุงุช ุงูู
ุณูุญุฉ.
#ุงูุตูู
ุงู
74
Allah u naxariisto Cali Cabdullaahi Cosoble, oo saqdii dhexe ee caawa ku geeriyooday magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar, kaddib xanuun uu la tacaalayay toddobaadyadii ugu dambeeyay noloshiisa.
1
155
Allah u naxariisto Marxuum Eng. Maxamuud Cabdi-Gaab, oo gelinkii dambe ee maanta ku geeriyooday dalka Ingiriiska, kadib xanuun uu muddooyinkii u dambeeyey la tacaalayey.
1
151
Goor ay qorraxdu cirifka galbeed u sii dhaadhacaysay, ayaan soo ag-maray dugsi lagu barto afka Ingiriisiga, halkaas oo laba kooxood oo arday ahi ay ku loollamayeen tartan suโaalo iyo jawaabo aqooneed ah, lagu tijaabinayay fahankooda iyo xeel-dheerida jawaab-celintooda.
1
179
Khilaafku waa qayb ka mid ah nolosha siyaasadeed, isaga oo leh waqti iyo xad, kala aragti duwanaantuna ma aha sabab lagu wiiqo jiritaanka dowladnimada, laguna halis-geliyo nabadda, wadajirka dadka iyo midnimada dalka, laguna dhaawaco kalsoonida dadweynaha ama lagu abuuro walaac.
1
150
Siyaasaddu waa farshaxan u baahan aragti fog, akhrinta duruufaha, qaabaynta go'aan-qaadashada, garashada waqtiga ku habboon iyo oddoroska isbeddellada kahor soo banbixiddeeda.
1
156
Maamul ma sii jiri karo haddii aanu ku dhisnayn wada-lahaansho bulsho oo loo siman yahay. Awooddu waxay abuuri kartaa jiritaanka, balse kalsoonida, caddaaladda, garnaqsi suubban, wax-wadaag iyo ka-qaybgal loo dhan yahay ayaa saldhig u ah taabagalkiisa.
1
149
Sanadkii 2009, waxa aan ka mid ahaa guddigii ka shaqeeyay magaalada Nairobi in looga dhawaaqo Hiiraan State, qaban-qaabiyayna caleemo-saarka Maxamuud Cabdi-Gaab, Madaxweynihii maamulkaasi. Waxay ahayd tallaabo siyaasadeed oo xambaarsanayd rajo weyn,
1
184
Dowladnimada dhabta ahi waxay ka bilaabataa hoggaan fahansan in awooddu tahay amaano dadweyne, ee aanay ahayn mudnaan qofeed ama jaranjaro lagu ilaashado dan gaar ah.
1
296
Waxaa goordhowayd la ii soo sheegay geerida Allah u naxariisto Maxamed Aweys Muudey (Boqorka Bartamaha) oo lagu dilay gelinkii dambe ee maanta magaalada Darmstadt ee dalka Germany oo sida la sheegay nin Soomaali ah ku tooryeeyay.
1
261
ูุดุฑุชู ู
ูุงููุง ูุชูุงูู ุฏูุงูุงุช ุฅุนูุงู #ุงูุตูู
ุงู ุงูุญุฏุงุฏ ุงููุทูู ุนูู ููุงุฉ ุงูุฃู
ูุฑ ุงููุงูุฏ ูู #ุฏููุฉ_ูุทุฑุ ุงูุดูุฎ ุญู
ุฏ ุจู ุฎูููุฉ ุขู ุซุงููุ ูู
ุง ูุนูุณู ูุฐุง ุงููุฑุงุฑ ู
ู ุนู
ู ุงูุนูุงูุงุช ุงูุตูู
ุงููุฉโุงููุทุฑูุฉ ูุฃุจุนุงุฏูุง ุงูุณูุงุณูุฉ ูุงูุฅูุณุงููุฉ.
ููุงุทูุงุน ุนูู ุงูู
ูุงู:
[sonna.so/ar/article/%D8%A7%Dโฆ](sonna.so/ar/article/%D8%A7%Dโฆ)
1
363
ุฎุงูุต ุงูุชุนุงุฒู ุฅูู #ุฏููุฉ_ูุทุฑ ุงูุดูููุฉุ ุฃู
ูุฑูุง ูุญููู
ุฉู ูุดุนุจูุงุ ูู ููุงุฉ ุงูู
ุบููุฑ ูู ุจุฅุฐู ุงููู ุตุงุญุจ ุงูุณู
ู ุงูุฃู
ูุฑ ุงููุงูุฏ ุงูุดูุฎ ุญู
ุฏ ุจู ุฎูููุฉ ุขู ุซุงูู. ูุณุฃู ุงููู ุงูุนูู ุงููุฏูุฑ ุฃู ูุชุบู
ุฏู ุจูุงุณุน ุฑุญู
ุชูุ ูุฃู ููุฒูู ู
ูุงุฒู ุงูุตุฏูููู ูุงูุดูุฏุงุกุ ูููุฑู
ู ุจุฌูุฉ ุงููุฑุฏูุณ ุงูุฃุนููุ ูุฃู ูุญูุธ ูุทุฑ ูุดุนุจูุง ุงูุนุฒูุฒ.
391
Congratulations to our #Somali people on the 66th anniversary of #Somaliaโs #IndependenceDay, celebrated on 1 July.
1
235
Ninkii gamayaa sariir gogladee
Go'aygaan dhigtaa gidaarada!
Waa mid ka mid ah heellooyinkii uu curiyay Allah u naxariistee Saleymaan Sahal Aamiin (Hacoo) .
1
607
#Israel's provocative step in granting a propaganda den to separatists in occupied #Jerusalem carries no legal or political effect on the established status quo. Nor does it alter, in the slightest, the historical facts or the principles of international law.
1
114
The so-called โ#Somalilandโ in the northwestern region remains an integral and inseparable part of the sovereign Federal Republic of #Somalia.
This failed attempt has exposed the narrow political outlook of #Israeli Prime Minister @netanyahu and his repeated failures.
2
133
ุฅููู ุงูุฎุทูุฉู ุงูุงุณุชูุฒุงุฒูููุฉู ุงูุชู ุฃูุฏู
ุช ุนูููุง ุฅุณุฑุงุฆููู ุจู
ูุญู ููุฑู ุฏุนุงุฆููู ููุงููุตุงูููู ูู ุงููุฏุณู ุงูู
ุญุชูููุฉ ูุง ุชุญู
ูู ุฃุซุฑูุง ูุงููููููุง ุฃู ุณูุงุณูููุง ุนูู ุงููุถุนู ุงูุฑุงุณุฎุ ููุง ุชุบูููุฑู ู
ู ุงูุญูุงุฆูู ุงูุชุงุฑูุฎูููุฉู ูุงูุดุฑุนูููุฉู ุงูุฏูููููุฉู ููุฏู ุฃูู
ูุฉูุ
1
84
ุฅุฐ ูุจูู ู
ุง ููุณู
ููู "ุฃุฑุถู ุงูุตูู
ุงู" ูู ุฅูููู
ู ุงูุดู
ุงูู ุงูุบุฑุจููู ุฌุฒุกูุง ูุง ูุชุฌุฒููุฃ ู
ู ุฌู
ููุฑูููุฉู ุงูุตูู
ุงูู ุงูููุฏุฑุงููููุฉู ุฐุงุชู ุงูุณูุงุฏุฉู ุงููุงู
ูุฉ. ููุฏ ูุดูุช ูุฐู ุงูู
ุญุงููุฉู ุงูุจุงุฆุณุฉู ุนู ุถููู ุงูุฃููู ุงูุณูุงุณููู ูุฑุฆูุณู ุงููุฒุฑุงุกู ุงูุฅุณุฑุงุฆููููู ุจููุงู
ูู ูุชููุงูู ูุนู ุฅุฎูุงูุงุชูู ุงูู
ุชูุฑููุฑุฉุ
1
66
