
Deputy Secretary General | Upper House | Federal Parliament Of Somalia @aqalkasare
Somalia
Joined August 2016
- Tweets606
- Following342
- Followers583
- Likes1.8K
Pinned Tweet
Shaqa adag iyo dadaal badan oo ay Guddoonka, Senatorada, Maamulka iyo Howl-wadeenada Golaha @AqalkaSare soo wadeen muddo afar bilood ah, waxay maanta u ahayd gunnaanadka ansixinta shuruuc dhowr ah oo muhiim u ahaa deyn cafinta iyo geedi socodka dowlad dhiska dalka.
Abdullahi Haji Gedi retweeted
On behalf of the Government and the Republic of Kenya, I extend my sincere apology to the people of Northern Kenya for the hardships and exclusion you have endured over the years.
Your resilience in the face of these challenges is a testament to the strength and patriotism of this region.
Today, however, we are charting a different course. Our administration is making significant progress in restoring equity, expanding opportunity, and ensuring that Northern Kenya takes its rightful place in our nation's transformation journey.
Abdullahi Haji Gedi retweeted
Wafti heer-sare ah oo ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qayb galay Shirweynaha Baarlamaanka Adduunka ( IPU ) 152-aad oo si rasmi ah uga furmay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.
Abdullahi Haji Gedi retweeted
The Ministry of Information is pleased to announce 🇸🇴 Somalia’s first participation in the 61st La Biennale di Venezia. A historic step for Somalia.
“This reflects Somalia’s growing presence on international platforms.” Minister @DaudAweis
labiennale.org/en/news/natio…
Abdullahi Haji Gedi retweeted
Mudanayaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u soo gebagebeeyay doodda wax-ka-beddelka Cutubka 5 ee Dastuurka KMG ah, kaas oo khuseeya Nidaamka Federaalka & baahsanaanta awoodaha u dhexeeya heerarka kala duwan ee dowladeed.
Abdullahi Haji Gedi retweeted
The people of Djibouti are among the most welcoming and hospitable I have ever encountered. It is also the most stable country I have lived in. Djibouti is a progressive nation, and congratulations to the people of Djibouti and to their government for building and maintaining such a peaceful, resilient, and forward-looking country.
Abdullahi Haji Gedi retweeted
Xoghaye @cghedi ayaa ka qayb galay shirka Ururka Xoghayayaasha Baarlamaannada Afrika oo ka dhacay Koofur Afrika oo looga hadlay doorashada hoggaanka ururka, kaalinta diblomaasiyadda, adkaynta xiriirka Golayaasha B. Afrika, si loo fuliyo go'aannada iyo Qaraarrada Midowga Afrika.
Abdullahi Haji Gedi retweeted
Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa go'aamiyay in Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka 11-aad uu furmo maalinta Sabtida ah taariikhduna ku beegan tahay 20 September 2025.
Abdullahi Haji Gedi retweeted
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka BJFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdigiisa ku sugan magaaladda Moscow ee dalka Ruushka, ayaa booqday maanta masajidka cathedralka ee Moscow, waxaana ku soo dhaweeyay imaamka iyo khadiibka masajidka Mudane Ildar Galeev.
Abdullahi Haji Gedi retweeted
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdigiisa oo wali ku sugan magaaladda Moscow ee dalka Ruushka, ayaa maanta ka qayb galay kulanka guud 591 aad ee golaha Federaalka ( Aqalka Sare ) ee dowladda Ruuska.
Abdullahi Haji Gedi retweeted
Ku-Simaha Guddoomiyaha ahna Gudd Kx 1 ee Aqalka Sare ayaa maanta daahfuray kulan dhageysi dadweyne oo ay soo qaban qabiyeen Guddiga Garsoorka Aqalka Sare, u jeedkiisuna ahaa bandhiga sharciga kaalmo sharciyeedka federaalka loola wadaagi lahaa bahda caddaalada & bulshada rayidhka.
Abdullahi Haji Gedi retweeted
Sanatarrada Aqalka Sare ayaa maanta akhrinta koowaad marsiiyey hindise sharciyeed kala ah.
1 hindise sharciyeedka Hay'addaha Maaliyadda.
2 sharciga Canshuurta Dakhliga
3 sharciga Shirkadaha Caymiska.
4 wax-ka-beddelka sharciga. dhaqista iyo ka hortaga maalgelinta argagixisada.
Abdullahi Haji Gedi retweeted
Guddoomiyahe Cabdi Xaashi iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Jabuuti ayaa kulan miro-dhal ah qasriga madaxtooyada kula qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyada aan walaalaha nahay eeJabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.
Abdullahi Haji Gedi retweeted
"ستظل جامعة إفريقيا العالمية جزءًا لا يتجزأ من رحلتي، فقد كان لها دور عظيم في صقل فكري وتشكيل شخصيتي علميًا وإنسانيًا. اليوم، ومع تحريرها، أشعر بفخر لا يوصف. كل الشكر والتقدير لقوات #الجيش_السوداني الأبطال الذين أعادوا لها عزتها. حفظ الله #السودان وأهله. #تحرير_الخرطوم
Abdullahi Haji Gedi retweeted
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS oo ay wehelliyaan ku xigeennadiisa ayaa maanta guddoomiyay munaasabad lagu abaal marinayey Sanatarrada iyo guddi-hoosaadyada Golaha ee muujiyey howl-karnimada dheeraadka ah, inta lagu guda jiray kalfadhigii 5-aad ee Baarlamaanka 11-aad
Abdullahi Haji Gedi retweeted
Hambalyoo iyo Guul Umada Somaliyeed
UNESCO Ayaa si Rasmi ah u Diwaangalisay una Aqoonsatay Xeerka Beesha Ciise in u ka mid noqdo Dhaqamada Aduunka.
Aad baad u Mahadsantahay Cid Kasta oo ka Qayb Qaadatay.
Xeer Dhaqameedka Ciise ee beelaha Somali-Ciise ee Jabuuti🇩🇯-Somali🇸🇴- Itooboya🇪🇹
Abdullahi Haji Gedi retweeted
Delegates are arriving for #AFI2024, which starts tomorrow. Over 500 participants will gather to discuss regional cooperation and stability.
We look forward to productive conversations in the days ahead.
#HeritageForum #RegionalCooperation #RegionalStability
Abdullahi Haji Gedi retweeted
Guddoomiye Cabdi Xaashi, oo ka qayb galay kulan tacsi ah oo loogu ducaynayay Alle ha u naxariistee madaxwaynihii hore ee Soomaaliland, Axmed Siilaanyo, ayaa xusay in marxuumku uu kaalin wayn ka soo qaatay dowlad-dhiska Soomaaliya
Abdullahi Haji Gedi retweeted
At the Assembly of IPU 149 in Geneva,the agenda was how science and technology can be used to develop our country.
Abdullahi Haji Gedi retweeted
Today, I, alongside FM Amb Ahmed Fiqi, met with the Senate Foreign Affairs Committee, chaired by Senator Maryan Kahiye. We discussed Somalia-Ethiopia talks, embassy budgeting, and ministry reforms, reinforcing our commitment to transparency & good governance. #Somalia #Diplomacy








































































