Hon. Hirsi Ganni (@HGanni) header
Hon. Hirsi Ganni (@HGanni) profile picture

Minister of state OPM, MP Somalia federal. former St. minister for finance, frm St. Minister for the Presidency of Jubaland State of Somalia.

Mugadishu
Joined May 2013
Photo by Hon. Hirsi Ganni (@HGanni)Photo by Hon. Hirsi Ganni (@HGanni)Photo by Hon. Hirsi Ganni (@HGanni)Photo by Hon. Hirsi Ganni (@HGanni)Photo by Hon. Hirsi Ganni (@HGanni)Photo by Hon. Hirsi Ganni (@HGanni)Photo by Hon. Hirsi Ganni (@HGanni)Photo by Hon. Hirsi Ganni (@HGanni)Photo by Hon. Hirsi Ganni (@HGanni)Photo by Hon. Hirsi Ganni (@HGanni)
Honoured to be welcomed by Hon. Ridhiwani Kikwete & Hon. Deus Sangu 🇹🇿 on behalf of my delegation and the Federal Republic of Somalia 🇸. Your hospitality and the knowledge shared will strengthen our institutions. Thank you, Ministers. 🙏 #Somalia #Tanzania #Cooperation
6
454
Waa sharaf weyn in markabka shidaal qodista ee “Çağrı Bey” uu si nabad ah u soo gaaro dekedda Muqdisho. Tani waa tallaabo muhiim ah oo ka tarjumeysa horumar cusub iyo rajada ka faa’iidaysiga kheyraadka dalkeenna. Hambalyo ummadda Soomaaliyeed. Maalmihii Wacnaa waa noo bilow.
1
3
153
It was a pleasure meeting with you, Your Excellency. I appreciate your kind hospitality and our fruitful discussion on enhancing the strong ties between Somalia and Turkey. @TheVillaSomalia @SomaliPM
Somali Başbakanlık Ofisinde Devlet Bakanı Hirsi Jama Ganni'yi Büyükelçiliğimizde ağırlayarak verimli bir toplantı gerçekleştirdik. Nazik ziyaretleri için kendilerine teşekkür ediyoruz. Waxaan Safaaradda ku martigelinay Wasiiru-Dawlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xirsi Jaamac Gaanni, waxaana yeelanay kulan miro-dhal ah. Waxaan uga mahadcelineynaa booqashadiisa qiimaha leh. We held a fruitful discussion with Minister of State @OPM Hirsi Jama Ganni @HGanni, at our Embassy. We thank him for his kind visit.
238
Lasanod is full of activities, again we witnessed, Master’s progam gratuatioms ceremony ⁦@NugaalUni⁩ ⁦@SomaliPM⁩ ⁦@MoEWRSo⁩ ⁦@faaraxsheekh⁩
1
4
17
1,040
Dhulkii Daraawiishta iyo la jirka ⁦@OmarHashi114⁩ iyo @abdulahiT77578
4
6
1
35
5,558
Taariikh baa qorantay ⁦@SomaliPM⁩ ⁦@TheVillaSomalia⁩
2
9
49
1,814
Safarka Ra’iisul wasaaruhu ku tagayo Laascaanood waa mid lagu xoojinayo xiriirka wada shaqeyneed ee Xukuumadda Federaalka iyo maamulka SSC Khaatumo, mana ahan mid wax loogu dhimayo deegaan ama maamul gaar ah. @opm ⁦@TheVillaSomalia⁩
1
8
28
1,408
After 35 years, Somalia has fully repaid its debt to the United Nations. This will make us eligible to vote—another great success! ⁦@SomaliPM⁩ ⁦@TheVillaSomalia⁩ ⁦@sntvnews1⁩
1
1
281
Today, as part of our commitment to progress , we proudly received two vasals from our great ally, Turkey: This partnership symbolizes our dedication to a secure and prosperous future for Somalia. thanks Turkey unwavering support. 🇸🇴🤝🇹🇷 @HarunMaruf @trpresidency
1
1
445
I extend my heartfelt congratulations to the newly appointed members of the cabinet who have joined the Dan-Qaran administration. Warmest congratulations! @SomaliPM @farhanjimale @AbdisalamDhaay
4
9
1,578
Productive meeting @farhanjimale
Muqdisho, 25, August 2024:—Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta qaabilay Sii hayaha Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan, iyagoo ka wada hadlay xoojinta wada-shaqeynta hay’adaha QM iyo Soomaaliya. Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa Qaramada Midoobay uga mahadceliyey taageerada dhinacyada kala duwan leh ee ay u fidiyaan Soomaaliya, gaar ahaan dadaalka ay geliyaan dhinaca arrimaha bini’aadanimada, isagoo muujiyey sida ay Xukuumadda Dan Qaran uga go’an tahay in ay si dhow ula shaqeyso QM, iyada oo xoogga la saarayo arrimaha ahmiyadda u leh Xukuumadda si loo xaqiijiyo guulaha la hiigsanayo.
3
8
1,408
Hubsiimo halbaa la siistaa. ⁦@HarunMaruf⁩ ⁦⁦@farhanjimale⁩
1
2
955
Mar aan maanta shacabka Soomaaliyeed ee magaalada Muqdisho kala qayb gallay, ⁦@TheVillaSomalia⁩ ⁦@SomaliPM⁩ ⁦@HarunMaruf⁩ ⁦@farhanjimale⁩
3
12
2,150
Received the Acting SRSG and Head of ⁦@UNSomalia⁩ in my office earlier today to discuss a range of government priorities,including constitutional review, elections, security, development, among other issues, and to explore areas of collaboration. ⁦@SomaliPM⁩
6
757
Hambalyo, hambalyo, damaashaadkii 1-Luulyo iyo maanta. ⁦@TheVillaSomalia⁩ ⁦@SomaliPM⁩
2
25
1,480