Pinned Tweet
HUD HUD kii ilduufee
Eedeeyey NABI Suleyman
Sooma oran ilaalaan
Kumaqnaa Ayaamahan.
🎵 🎶 👏👏.
Yaa xasuusto muuse biixi xiligii uu habar yoonista shacabooda intuu suuqa dhexdiisa ku toogto xitaa uu diidi jiray in maydka la qaado.
122
Muuse waa dibjir weyn 😂😂😂 odey yusra harti ah yuu bir qasab latiigsaday.
Abaahaa mujaahid buu ahaa lkn adigu nacas yar baad ahayd.
😂😂😂
Dadka soomaaliyed way ilaashanayan dalkooda cidna makala qaybin karto,cidii isku daydaana uma soconayso.
We sincerely thank @USEmbAustralia for deleting the misleading post. We appreciate this positive step and your responsiveness to concerns regarding Somalia's sovereignty and territorial integrity.🇸🇴
A clan-based entity within Somalia cannot unilaterally claim sovereign statehood under international law.
1
3
260
Waa islaan iidoor ah oo xambaarsan nin ingiriis ah.
Waxaan arkay iidoorkii oo leh aan xusno guumeysigii gaalkii cadaa iyo kuwii calooshood ushaqaystayaasha ahaa ee askarta u ahaa.
1
2
312
Habar yoonis (Yusra harti) intay ciidale kursiga ku fuuleen yey tuureen,ninkaan liban , oofwareen ,ina Abwaan qorane,ina cumar dool iyo boqolaal ciidagale ah maanta xitaa hargaysa ma imaan karaan qaarna jeelasha yey ka buuxaan.
Habaar weeye habaryoonistaad hiil udayataaye-waa gabay hore
8sano oo halgana rag aan geed uga soo laabanbaa ku tookhaya.
waa hogaamiyihii hubeeyey jabhaddii buurta Ee Gx36 kadibna banaanka lootuuray.
ugu dambayn maantaa riyadiisi si dhaba isu bedeshay una rumowday caaqilka🫡😂
2
4
357
HUD-HUD retweeted
Dude is still pimping for Israel.
This is an Israeli project.
President Trump has rightly said that Somaliland is "a totally different country" than Somalia. That is exactly the correct policy. It is long past time for the U.S. to recognize Somaliland.
Today I questioned the nominee to be Ambassador to Somalia to confirm that he agrees President Trump's position. He declined to do so.
I told him that whether he is confirmed or not will depend on whether the State Department follows the President's guidance.
HUD-HUD retweeted
Now is it clear to you that SL works with the As terrorist?
@TerraAbdirizak ,who is a member of the intelligence of the Somaliland separatist,has revealed important information about AS,such as the weapons they get from the Houthis,the financial budget &how they policy operate.
HUD-HUD retweeted
Danjire @DrHodanOsman ayaa khudbad muhiim ah ka jeedisay Shirweynaha Iskaashiga Dhaqaalaha, Ganacsiga & Dhaqanka Shiinaha & Afrika, iyadoo soo bandhigtay fursadaha maalgashi ee 🇸🇴. Shirweynaha waxaa sidoo kale ka qaybgalay Wasiirka Ganacsiga & Warshadaha, @AmbGamal &wafdigiisii.
Waxaan arkay kuwo leh ,jamhuuriyadii 3 aad way budhbudhay 😂😂
adeerayaal waxaan idin leenahay maanta yey oogu fiicantahay jamhuuriyada dalkuna maanta maalin uu kawanaagsan yahay waligiis masoo marin.
HUD-HUD retweeted
Waa markaygi diplomacy saqidkaan @Abdirahmanirroo dalki uu babiyey Ilahayow anu @khadiryare arkin imikay meel walba ka shegiye war dhulbahantow naga hadha 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 hada gob tihin🤣🤣🤣🤣
















