Hussein Sabrie (@HusseinSabrie) header
Hussein Sabrie (@HusseinSabrie) profile picture

Nomad. Techie. Strategic Communications Specialist.

Mogadishu, Somalia
Joined February 2011
Photo by Hussein Sabrie (@HusseinSabrie)Photo by Hussein Sabrie (@HusseinSabrie)Photo by Hussein Sabrie (@HusseinSabrie)Photo by Hussein Sabrie (@HusseinSabrie)Photo by Hussein Sabrie (@HusseinSabrie)Photo by Hussein Sabrie (@HusseinSabrie)Photo by Hussein Sabrie (@HusseinSabrie)Photo by Hussein Sabrie (@HusseinSabrie)Photo by Hussein Sabrie (@HusseinSabrie)Photo by Hussein Sabrie (@HusseinSabrie)
How it started vs How it's going.
784
7,598
348
75,451
Hussein Sabrie retweeted
CBS is rebuilding after years of dollar-heavy flows. Read more on our website. eu1.hubs.ly/H0z43Bh0
2
2
1
5
67,583
Hussein Sabrie retweeted
We are delighted to join the DataCite community as a Consortium Lead and establish the first national DataCite Consortium, connecting Somali scholarship to more than 135 million research outputs worldwide. This partnership will expand access to DOIs, open metadata, and trusted infrastructure, making Somali research more discoverable, citable, reusable, and globally accessible. #SomaliREN #DataCite #OpenScience
2
4
456
Hussein Sabrie retweeted
Our Chief Communications Officer, Eng. @HusseinSabrie, delivered welcoming remarks at the closing ceremony of the Bile Initiative’s third cohort, which equipped 150 final-year Computer Science students with practical, industry-relevant skills. #BileInitiative #TabaarakICT #SomaliREN #HSF
2
4
224
Hussein Sabrie retweeted
𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝗮 𝗶𝘀 𝗯𝗹𝗼𝗰𝗸𝗲𝗱 𝗳𝗿𝗼𝗺 𝗖𝗹𝗮𝘂𝗱𝗲.𝗮𝗶. Users in Somalia cannot create accounts or access the platform, while several neighboring countries have access. Somalia has many students, developers, researchers, and digital creators who want to learn and build with modern AI tools. When an entire country cannot access these platforms, it limits participation in the global AI ecosystem. This issue deserves attention from institutions responsible for digital policy, including the National Communications Authority (@SomaliaNCA) and the Ministry of Communications & Technology (@MoCTSomalia). Somalia should not be left outside the AI future. @AnthropicAI, please enable access for Somalia. If you are from Somalia and have faced this restriction, Share this post and use #ClaudeFor252
5
11
6
50
12,147
Nolosha, calafka, caafimaadka, iyo arsaaqda Alle ayaa qeybiya, oo qof waliba wax u qoondeeyay. Waxaana habboon in aad ku qanacdo wixii Alle kuu qoray, dadaasho, balse aadan saluugin naftaada iyo noloshaada, oo aadan la barbardhigin nolosha dad kale.
7
30
2,271
“Markii ay hawl timaado dadku waa ku kala fiican yahay. Masuuliyaddana waa la kala qaadan og yahay. Qof meesha uu joogaba masuul ayuu ka yahay. Qofna meesha uu joogaba masuul baa laga yahay. Waxaas maa la qabto iyo sidaas maa la yeelo ayuu ku hayaa.” Halgamaa Siddiiq
1
1
18
1,160
Habeenkii inta dhafro ayuu jiifayaa 3 AM. Duhurka kadib inta soo kaco ayuu leeyahay “magaalada shiid & shaqala’aan ba’an baa ka jira.” Intee shaqo ku arkayaa qof hurdaya waqtiga la shaqeeyo ama shaqo la raadsado ee soo kacaya mar shaqooyinkii laga sii rawaxayo. Xamar jib waaye.
2
1
1
22
1,370
Buuggii uu bandhiggiisa tagi lahaa haddii uu qoray nin uusan aqoonnin ayuu uga baaqday in uu qoray nin uu garanayo. Dadka qaar guusha uma quuraan dadka ay yaqaannaan. In qof ay asxaab yihiin uu guul iyo horumar gaaro waxay ka jecel yihiin in uu libintaas helo ruux aysan garaneyn.
3
13
1,040
Guurso ayaa lagu soo celceliyay. Gabadhii uu guursan lahaa ayuuna baadigoob u galay. Gabar ay Facebook iska barteen ayuu maalmo la sheekeystay. Sawirradeeda ayay la wadaagtay. Waa gabar qurux badan ee yaysan kaa fakan ayuuna is yiri. Kulan ayuuna u ballansaday.
3
2
31
2,627
Kii “career” ahaa Soomaaliya ayuu ku gacangalay.
1
3
19
1,531
Markii aan xaasle noqday waxay igu billaabeen: siyaado ma jirtaa? Haddana waxay igu wadaan: halkii naag miyaad wali agfadhidaa mise waa labeysatay? Waxaana rajaynaynaa in ay markaan dadku hadalka ficil iigu dari doonaan oo ay xaas kale ii soo wadaan.
1
15
750
Oday la waydiiyay xikmaddii ugu waxtarka badnayd noloshiisa ayaa ku sheegay, “Culeyska cibaadadu waa kaa tagayaa, waxaana kuu haraya abaalmarintiisa. Macaanka xumaantuna waa ku dhaafayaa, waxaana kuu haraya ciqaabtiisa. Haddaba ka fiirso kan aan naftaada u dooreyso.” Ibnul Jowzi
1
4
1
19
1,084
Dhallinyaradii Nepal wacadaro ayay dhigeen. Waxay rideen dowladdii jirtay, waxay doorasho ku qabteen Discord oo ah bar ay bulshadu ku wada xiriirto oo la mid ah Telegram. Waxay tartan doorasho u qabteen 5 mushraax oo ay iyaga lee sharxeen, waxayna Raysulwasaare u doorteen Guddoomiyihii hore ee Maxkamadda Sare ee Nepal, Sushila Karki oo intii ay xilka haysay (2016-2017) la-dagaallantay musuqmaasuqa. Sushila oo 73 jir ah ayaa loo dhaariyay xilkan, waxayna noqotay haweeneydii ugu horreysay ee raysulwasaare ka noqota dalka Nepal. Soomaaliya doorasho qof-iyo-cod ah kama soo socoto ee ka warrama haddii aan ka faa’iideysanno khibradda reer Nepal oo doorashada dalka lagu qabto Discord ama Facebook, ee la dhaho haddii aad Madaxweyne u dooranayso musharrax hebel like👍 saar, hebel love❤️ saar, hebel sad 😢 saar, musharrax hebel angry😡 ugu codeey, hebelna wow 😮 saar. Kadibna waaba isku dhammaatay.
2
4
2
27
2,919
Waxa dunida doodo ka socdo, waxa dalkeenna caqabado haysta, waxa duruufo qallafsan ku xeeran dadkeenna, waxa mashaakil ay la daalaadhacayso bulshadeennu, waxa dhaqanxumo ragaadiyay dowladnimadeenna, waxa gaboodfallo horteenna ka dhacaya; waxaas oo dhan waxay culimadeennu ka doorteen in ay sanad kasta ka doodaan: mowliidku waa bannaan yahay, iyo mayee ma bannaana. Haddii hal mar laga doodo ee la isqanciyo ee lagu kalatago maxaa kaa bi’i lahaa! Waa dood madhaleys ah oo sanad kasta soo labakaclaynaysa.
1
3
22
1,482
Nabaddoon Maxamed Tuuryare oo 90 gu’ foodda sii gelinaya wuxuu labaatankii sano ee la soo dhaafay gacanta ku hayay Masjidka Al-Xaliim oo ku yaalla xaafadda Geedjaceyl ee degmada Wardhiigley. Wuxuu Masjidka ka hirgaliyay dhaqan aan jecleystay oo aanan ku arkin masjid kale, oo wuxuu ku guuleystay in uu si xilkasnimo ah u maareeyo hardanka u dhexeeya kooxaha diimeed ee dalka ka jira. Inta badan Masjidka waxaa imaam ka ah labo wadaad oo Suufi iyo Salafi kala ah. Wadaadka Suufiga ah wuxuu la jahraa bisinka, wuxuu salaadda subax raaciyaa ducada qunuudka, kor ayuuna u duceeyaa markii salaadaha laga baxo. Wadaadka Salafiga ah wuu sireystaa bisinka, korna uma duceeyo salaadaha kadib. Jamaacada Masjidkana uma kala soocna oo waxay mar kaste ku xirataa kan tujinaya. Sidoo kale waxaa Masjidka si joogto ah u soo dega koox Tabliiq ah, waxaana jamaacada Masjidka ka mid ah wadaad Tabliiq ah oo markii salaadda cishe la tukado isugu yeera dhallinyarta Masjidka, kadibna wuxuu mid ka mid ah u dhiibaa kalimad wacdi, waano, iyo baraarujin ah. Kooxaha diimeed waxaa ka dhexeeya xifaaltan, naceyb, iyo colaado gaamuray, masaajidduna waxay u kala xiran yihiin kooxahaas oo aan salaanta iska qaadin. Islaamku waa diin nabadeed, masjidkuna waa gurigii Alle ee qiyamka islaamka iyo midnimada bulshada laga xoojin lahaa, ummaddana laga hagi lahaa. Bulshadeennu waxay maanta baahi badan u qabtaa wadajir, iskaashi, isku-duubni, iyo in aan ku dayanno Nabaddoon Maxamed Tuuryare oo dadka isu soo dhoweeya, koox gaar ah aan u xaglin, qofna aan ku colaadin aragtidiisa. Alle cimriga, cibaadada, caqliga, iyo caafimaadka ha u barakeeyo.
5
9
55
2,200
Dib u milicso waagii aad shilinkii aad heshidba ku daliiqi jirtay jeekeey jaan, seyruukh, kutuleeti, macshar, nafaqo, kackac, iyo kabaab. Ha halmaamin dadkii waagaas kuu kalakicin jiray ee sheetaraha kaa dhisi jiray.
3
2
29
1,222
Heerkulka mujaamalada ayaa kor uga kacay Muqdisho. Qof aad macrifo tihiin ayaad iska soo horbaxaysaan. Markii aad isi silaantaan ayuu ku leeyahay “Lajanow kuma haayo ee aan isqabanno. Ha lagu arko saaxiib. Aan mar coffee wada cabno. Aan isi soo wacno.” Qofka sidaas ku dhahaya lambarkaaga ma hayo, ma rabo in uu qorto, mana u qorsheysna in aad kulantaan, ee wuxuu erayadaas u isticmaalayaa in uu hadalkiinna soo afjaro. Xamar bad waaye.
7
9
51
1,951
Tolow waa maxay sababta ay dowladdu mashaariicda iyo systems-ka loo sameynayo ugu dhiibato shirkado shisheeye oo ay halis kala kulmi karto iyadoo ay joogaan shirkado Soomaaliyeed oo shaqadaas ka bixi kara?
6
10
46
2,657
Caqabadaha haysta waxbarashada iskuullada dalka iyo xalka looga gudbi karo.
4
18
774