Pinned Tweet
Xaq-u-dirirka Macawisleeyda oo loo sameeyay sawir taariikheed gacanta lugu sawiray.
Sawirkan waa original waxana laga yaaba inow gaari karo (One century) hal qarn.
Taakhir reeb Gonimane diid.
"Soomaaliya waxa ay u dhaxeysa loolanka Turkiga, Isra**l iyo Imaaraadka, Xaaladeeda wax ay mareysaa meesha ugu liidatay" Sanbaloohe.
Geylan media
Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay Dacwada uu Maxkamada Sare u gudbiyay Madaxweyne Hore Sheekh Shariif, Dowladda ayaa sheegtay in ay ku faraxsan tahay arintaas
Mudane. Xasan Macallin Maxamuud.
Wasiirka Caddaaladda iyo Dastuurka Soomaaliya,
Dawan Tv.
Farxiya Cabsiye "Waan Cafiyay Jiheeye, Markii aan arkay Xanuunkiisa waan kanaxay cashirna way ii noqotay! Cafisku waa axsaan aad naftaada u sameeneyso"
#Gurmadka_Mooyaale
Runtii, Dumarkeenna Kaalintooda si weyn ayeey u qaadanayaan gurmadka Mooyaale. Waa wax lagu faano geesinimada, damqashada iyo garab istaagga ay u muujiyeen dadkooda. Hooyooyinka iyo gabdhaha Soomaaliyeed waa laf-dhabarta bulshada, waana astaan muujinaysa isku duubnida iyo waddaniyadda. โค๏ธ๐ธ๐ด
#Xiryaha_Qaxootiga_Kenya_๐ฅ
Taliye Sanbaloolshe" Wixii laftagreen uu sameeyey mid ka daran ayaan sameyn karnaa, Janhad ayaa dhiseyna mesha aay doonto hanala gasho, Hawiye waa Lo' ninkii biyo iyo bal siiya ayaana iska leh".
Sanbaloolshe, waxaan hordhignay su`aalo xasaasi ah oo kusaabsan Xaaladda Soomaaliya ee maanta taagan ilaa dhabta loo sii dhawaanayo!.
1- Safarkiisii Imaaraatka, Codsigii hordhigay Cabdiraxmaan Cirro, Siciid Deni ilaa Axmed Madoobe, Jawaabaha ay siiyeen?
2- Doorka Itoobiya ee taabagalinta maamulkan cusub?
3- Tabar-daradda mucaaradka Muqdisho maxaa keenay mise u turid Xasan Sheikh ayaa jirta?
4- Jadwalka Doorasho ee Villa Somalia jawaab maloo hayaa? Dagaal cusub miyaa la aaday?
5- Maka qoomamaynayaa Dhisidii Xasan Sheikh ee May 2022-kii?
6- Ma Cali Guudlaawe ayey Baladweyne diidan tahay mise?
7- La heshiisiinta beeshiisa ee AS maxaa ka run ah?
8- Dhimashada Jamhuuriyadii 3aad iyo mustaqbalka Soomaaliya?
9- Xariirkii UAE & Xasan Sheikh maxaa xumeeyey?
10- Duulaankii Jubbaland muxuu ka ogaa?
11- PL & JL wey iska diideen damaca XSM, maxaa u sahlay deegaanada kale, Hagrasho mise kutalogal?
Su`aalahan iyo kuwa kaleba, Jawaabahooda ayaa wareysigan aan ku baahin doonaa Dhawaan?
#Geylan_media
"Wasiir Fiqi Ninkaas gaaban ee fooshaxun ee dhibaatada badan oo aad arkeysaan, Qoys Ahlu diin ah oo Karaamo badan ayuu kasoo jeedaa, Aabihiisa Caanoole ma ahayn Reer Somaliland ninkaas cayda haka daayaan" Boqor Buurmadow.
Kuraasta ugu muhiimsan ee Tartanka Doorashada Minnesota, iyo Aqalka Congresska. Yay yihiin kuwa ay tahay inaan u codeyno?
Waxaa sharaxaya Maxamuud Wardheere oo ah ninkii ugu horeeyay ee Somali American ah ee xil uga tartama dalka Mareykanka.
#Somalia_Tv_Minnesota
#CodkaagaKuCiilBax #Doorasho #SomaliAmerican
"Intoow ka bilaawday dagalka ka socdo Ismaamulka Mooyale,oromada iyo Dadka Dowlad deeganka somalia maxow dagaalkooda salka ku haya, Maamulka cagjar maxa laga filan kara.
"Saciid Dani wuxuu soo wadaa in uu dhaho Soomaaliya waa ka go'aynaa, Dalka Saciid Dani masuul kama ahan Xasan Sheekh ayaa masuul ka ah, Hadii Soomaaliya kala tagto Aaqiro iyo Aduun Xasan Sheekh ayaa wax laga weydiinayaa"
Geedfadhi.
"Xasan Sheekh Mucaaradka xulafadiisa ah ayuu lahadlay wuxuuna u sheegay in uu talada dhulka dhigi doono, waa ay cadahay Mucaaradka in ay la shaqeynayaa in uu Madaxweyne Xasan Sheekh iska sii joogo"
Geedfadhi.
Dagaalka Oromada & Somalida ee deegaanka Mooyaale, Xasuuqii ka dhacay iyo Gardararada ay oromadu geestaan, hadaba yaa ku gacan saareeya dagaalka.
Abdiaziz Barrow
Barre ilkacase
"Addan Madoobe Caleemo saaro, Liiban Ahmed Hassan Kasoo saaro Galmudug,Hirshabelle Cali gudlawe kaso saaro intaas isku duwo ayado buuqo socdane Doorasho xoog ah qabso.
Xog cusub oo kasoo korortay Dabaqa ku dumay magaalada Nairobi,Soomaali daganeed Ganacsine ku lahaa iyo faah-faahinta Khasaaraha hordhaca ah.
Universal Tv
"Anigoon Daashi aheyn Shabaab aheyn Argagixiso waligey arkin ayaa faro leyga qaaday leey sawiray kiis aan leheyn leeygu soo oogay 2sano ku xirnaay
Xabsiga Argigixisada.
Mucaaradkii Shirkada kula ahaa Madaxweyne Xasan Sheekh Doorashada qof iyo Cod ah ee uu ka qabanaayay Galmudug iyo Hirshabelle oo durba usoo hambalyeeyay Hogaamiyaha Galmudug, Liibaan Ahmed Hassan.
Hadii Garoowe & Kismaayo la isgu tago Mucaaradka wixii ay Xasan Sheekh ka waayeen maka helayaan raggaas?
Dhaanka Tv
"150 Warshadood ayuu wadanka lahaa oo nuuc kaste leh, maantana xitaa ma lihin warshad soo saarta Istakiinka" Prof. Qalloocow
Somali Sream.
"Hadii talada dhulka lasoo dhigo yaa talinaya? yaa waaye dadka dhulka loo dhigaayo? Mucaaradka Muqdisho jooga doorashadii hore hal qof ayaa wareega koowaad kasoobaxay"
"Cabdullahi Yusuf Nin Majeerteen u dagaalamayo ma ahayn, Nin qabiil ma ahayn, Nin la'iibsan karo ma ahayn sida Daaroodka fudfudud ee siyaasada ku jira maanta, Maxey ahaayeen 5-ta Calaamadood ee uu gaarka u lahaa?" Cabdiraxmaan Cabdulaahi Aadan Enlaay
Dhaxalreeb.
