Ministry of Ports & Fisheries - Galmudug (@MPFGalmudug) profile picture

This is the official Twitter account of the Ministry of Ports & Fisheries of Galmudug State of Somalia led by Minister @SabirShurie. #Development

Galmudug, Somalia
Joined May 2020
Photo by Ministry of Ports & Fisheries - Galmudug (@MPFGalmudug)Photo by Ministry of Ports & Fisheries - Galmudug (@MPFGalmudug)Photo by Ministry of Ports & Fisheries - Galmudug (@MPFGalmudug)Photo by Ministry of Ports & Fisheries - Galmudug (@MPFGalmudug)Photo by Ministry of Ports & Fisheries - Galmudug (@MPFGalmudug)Photo by Ministry of Ports & Fisheries - Galmudug (@MPFGalmudug)Photo by Ministry of Ports & Fisheries - Galmudug (@MPFGalmudug)Photo by Ministry of Ports & Fisheries - Galmudug (@MPFGalmudug)Photo by Ministry of Ports & Fisheries - Galmudug (@MPFGalmudug)Photo by Ministry of Ports & Fisheries - Galmudug (@MPFGalmudug)
The Hobyo Fisheries Port was officially opened today by Minister of Ports and Fisheries in Galmudug @SabirShurie after a ten-month construction period. Galmudug Vice President Ali Dahir Eid was present.
1
2
13
Ministry of Ports & Fisheries - Galmudug retweeted
Day 1 of the Somali National ID Conference has come to a successful close! It was a day filled with enlightening keynotes, insightful presentations, dynamic panel discussions, and engaged audiences. A big thanks to all attendees & experts for sharing their knowledge. #SNIDC2023
1
13
35
3,908
Ministry of Ports & Fisheries - Galmudug retweeted
The first fishing boat has docked in Hobyo fishing port. Hobyo recently hosted an inauguration ceremony. The future of Galmudug’s fisherman is extremely luminous .
9
1
33
The first fishing boat has docked in Hobyo fishing port. Hobyo recently hosted an inauguration ceremony. The future of Galmudug’s fisherman is extremely luminous .
9
1
33
The Hobyo Fisheries Port's main purpose is to assist Galmudug's fisherman in their growth and development, as well as to provide food security and job possibilities for young people.
1
1
Wasiirka Dekadaha iyo Kalluumeysiga Galmudug Mudane @SabirShurie ayaa maanta daahfuray Dekedda Kalluumeysiga ee Magaalada Hobyo oo dhismaheedu socday muddo 10 bilood ah, munaasabadda daahfurka waxaa ka qeybgalay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Mudane Cali Dahir Ciid.
1
5
2
13
Muhiimadda ugu weyn ee dhismaha Dekedda kalluumeysiga Hobyo ayaa ah in ay ka qeybqaadato kobcinta iyo horumarinta kaluumaystada, sugnaanta amniga cuntada (food Security) iyo Shaqo Abuurka dhallinyarada Galmudug.
1
1
Wasiirka Dekadaha iyo Kalluumeysiga Galmudug Mudane @SabirShurie ayaa Magaalada Muqdisho uga qeyb galay shirka Wada-tashiga wasaaradaha Kalluumeysiga iyo khayraadka Badda oo laba maalin ka socday Airport Hotel shirkaas oo ku soo dhamaaday is fahan.
2
9
Ministry of Ports & Fisheries - Galmudug retweeted
The #Hobyo Port project runs in 2 phases. Phase I which is now complete aims to provide primary Port services to the State & neighbours. Phase II which is the larger part will provide enhanced Port handling & clearance services. This will be completed in 1.5yrs.
16
72
5
253
CIID MUBAARAK #EidMubarak  Caafimaad, Farxad, bashbash iyo baraare ku ciida dhamaantiin, Wasiirka Dekadaha iyo Kalluumeysiga Galmudug Mudane @SabirShurie. #EidMubarak  #EidAlFitr  #Eidulfitr2021
1
Ministry of Ports & Fisheries - Galmudug retweeted
Shirka Aragti wadaaga Soomaalida oo maanta Garoowe ka furmay, waan ku faraxsanahay ka qaybgalkayga shirka oo machadka @HIPSINSTITUTE uu soo qaban qaabiyo sanad kasta dhammaadkiisa. @AnalystSomalia @Aynte @AhmedMoFiqi @SabirShurie @MaxamadRoyal @alihwarsame
3
7
Wasiirka Dekadaha iyo Kalluumeysiga Galmudug Mudane @SabirShurie ayaa Magaalada Muqdisho uga qeyb galay shirka Wada-tashiga Dakhli-wadaagga Kalluumeysiga dalka iyo dib-u-eegista sharciga Kalluumeysiga Soomaaliya oo socday laba maalin.
1
3
Shirkan oo ay ka soo qeyb-galeen dowlad-gobolleedyada dalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxaa ka mid ah qodobada lagu heshiiyay in loo guntado ilaalinta noolaha iyo deegaanka badda, ka hortagga kalluumeysiga sharci darrada ah ee xeebaha dalkeena iyo
1
mideynta siyaasadaha Kalluumeysiga dalka. Waxaa xusid mudan in Shirkaan kan xiga ay martigelin doonto Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Dowlad Goboleedka Galmudug. War-murtiyeedkan oo dhamaystiran hoos ka aqriso.
It’s the final day of the consultation workshop on the renewal of fisheries revenue sharing agreement and validation of the fisheries draft bill. #RevenueSharingAgreement #FisheriesDraftBill
1
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Dekadaha iyo Kalluumeysiga Galmudug @AbdirashidMAF ayaa qeyb ka ah Shir looga arinsanaayo sharciga dakhli wadaaga kalluumeysiga dalka iyo dib u eegista sharciga kalluumeysiga Soomaaliya oo maalintii labaad Mogadishu ka socda.
1
2
Wasiirka Dekadaha iyo Kalluumeysiga Galmudug Mudane @SabirShurie ayaa maalintii labaad ka qeyb galaya shirka wadatashiga dakhli wadaaga kalluumeysiga dalka iyo dib u eegista sharciga Kalluumeysiga Soomaaliya. Mogadishu-Somalia.
2
4
Ministry of Ports & Fisheries - Galmudug retweeted
Wasiirka Dekadaha iyo Kalluumeysiga Galmudug Mudane @SabirShurie ayaa yiri “ Sharcigii hore ee dakhli wadaaga kalluumeysiga dalka waxaa ku jiray madmadoow fara badan, waxaan aaminsanahay in aysan Galmudug ka helin qeybtii ay xaqa u laheyd”.
1
10
1
27
Group photo of the participants of "Consultation workshop on the Renewal of Fisheries Revenue Sharing Agreement and Validation of the Fisheries Draft Bill”, MOGADISHU-SOMALIA.
2
Wasiirka Dekadaha iyo Kalluumeysiga Galmudug Mudane @SabirShurie ayaa yiri “ Sharcigii hore ee dakhli wadaaga kalluumeysiga dalka waxaa ku jiray madmadoow fara badan, waxaan aaminsanahay in aysan Galmudug ka helin qeybtii ay xaqa u laheyd”.
1
10
1
27