Pinned Tweet
Cadadka 19-aad ee Majaladda Marag waxa uu akhristayaasha u soo bandhigayaa qormooyin iyo taxanayaal xiiso leh oo falanqaynaya arrimo muhiim u ah bulshada, dowladnimada, amniga iyo horumarka.
Halkaan kala soo dag
maragmagazine.so/cadadyo/cad…
Buugga HESHIIS-DOON: Raadinta Nabadda iyo Awoodda Midnimada Bulshada
Qalinkii: Muxyadiin Xuseen Ciid
maragmagazine.so/buugga-hesh…
9
Soomaaliya iyo Dunida Quwadaha Badan: Qiimeynta Isbahaysiyada Sii Beddelmaya
Qalinkii: Cabdiraxmaan Muxumed Cabdi
maragmagazine.so/soomaaliya-…
11
GARSOORKA IYO CADAALADDA SOOMAALIYA: KALSOONI-DARRADA MAXKAMADAHA IYO DOORKA GARSOORKA DHAQANKA IYO SHAREECADA
Qalinkii: Fartuun Saalax
maragmagazine.so/garsoorka-i…
29
TAYADA MISE TIRADA? Qiimeyn ku saabsan Maalgashiga Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Shaqaalaysiinta Dhallinyarada Qalin-jabisay
Qalinkii: Mohamed Abdiwahid Mohamed
maragmagazine.so/tayada-mise…
Taxana Diin iyo Dawlad: Calmaaniyadda iyo Shareecada (Qaybtii 6-aad)
Qalinkii: @DrMohamedAFarax
maragmagazine.so/taxana-diin…
12
PUNTLAND: MA GOONI-ISU-TAAG MISE DIB-U-DHISKA DAWLADNIMADEENA
Qalinkii: @SakiRabica
maragmagazine.so/puntland-ma…
64
Kaalinta Indheergaradka Soomaaliyeed: Dhab Mise Dhalanteed
Qalinkii: Mohamed Hussein Subeyr
maragmagazine.so/kaalinta-in…
11
SOOMAALIYA JAMHUURIYADDA SADDEXAAD MA LA BADBAADIN KARAA, MISE WAXAY U BAAHAN TAHAY JAMHUURIYAD AFRAAD?
Qalinkii: @AbdullahiHamud
maragmagazine.so/soomaaliya-…
HANNAANKA DAWLADNIMO IYO MAAMUL EE PUNTLAND QAADATAY 1998: DADKA MA KHASAAREEN MISE WAA KU FAA’IIIDEEN (Qaybta 2aad)
Qore: Maxamed Yuusuf
maragmagazine.so/hannaanka-d…
33
Dhan Mise Dhimman? Siyaasadda Waxbarashada Puntland (Qaybta Saddexaad)
qore: @BashiirSuuley
maragmagazine.so/dhan-mise-d…
1
35
Marka Shacabku Aamuso, Yaa Xakamaynaya Awoodda Dowladda? maragmagazine.so/marka-shaca…
10
Soomaaliya oo u Baahan Dib-u-habayn Lagu Sameeyo Xeerarka iyo Nidaamka Sharciga maragmagazine.so/soomaaliya-…
7
𝗛𝗔𝗗𝗗𝗜𝗜 𝗜𝗧𝗢𝗢𝗕𝗜𝗬𝗔 𝗗𝗔𝗚𝗔𝗔𝗟 𝗗𝗛𝗘𝗘𝗥 𝗚𝗔𝗦𝗛𝗢, 𝗦𝗢𝗢𝗠𝗔𝗔𝗟𝗜𝗬𝗔 𝗠𝗔𝗫𝗔𝗔 𝗟𝗔 𝗚𝗨𝗗𝗕𝗢𝗢𝗡?
𝗙𝗔𝗔𝗟𝗟𝗢 𝗧𝗔𝗙𝗔𝗧𝗜𝗜𝗥𝗘𝗘𝗗
maragmagazine.so/haddii-itoo…
52
FEDERAALNIMADA SOOMAALIYA: DASTUURKA, MIDNIMADA QARANKA IYO DOODDA KONFEDERAALNIMADA maragmagazine.so/federaalnim…
18
Marag Magazine retweeted
Soomaaliya & Trump: Firimbiga, Mamnuucidda Garsoore Cartan, iyo Jiilka Cusub ee Soomaalida
@alihwarsame
maragmagazine.so/soomaaliya-…
Marag Magazine retweeted
Mahadcelin ✍️
Waxaan is gaar ah ugu mahadcelinayaa Majaladdala Marag @MaragMagazine oo maqaalkeyga cinwaan uga dhigtey cadadka 18aad ee Bisha September.
Guuleysta 🙏👏
👇
lnkd.in/eAEMVJhv
Soomaaliya & Trump: Firimbiga, Mamnuucidda Garsoore Cartan, iyo Jiilka Cusub ee Soomaalida
@alihwarsame
maragmagazine.so/soomaaliya-…
Maxaa Qofka Ku Riixa Guurka Qof Ajnabi Ah?
Dr. Cabdulqaadir Maxamuud Cali (Dr. Jaylaani)
maragmagazine.so/maxaa-qofka…
Fashilka Calmaaniyadda ee Dalalka Muslimiinta (Qaybtii 5aad)
Dr Mohamed Ali
maragmagazine.so/fashilka-ca…
























