Madaxweynuhu wa ku Mahadsanyahay in uu maamuuso sarkaal axmed oo uu isugu daro bilad geesi iyo dalacsiin.
Sarkaal axmed-na taariikhdaa xusi doonta.
3
101
🇩🇯🇨🇳Shiinaha & Jabbuuti ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi, kaas oo ay qodobadiisa ku jirto; in laga hortago nooc kasta oo aqoonsi ah oo ay heli karto Somaliland, lana xoojiyo midnimada Soomaalida.
Kuwa yidhaa jabuuti waa dal aynu walaal nahay ka warama maantaba Waa cadaw. – at Djibouti
49
The President’s visit to the United States was an opportunity to put Somaliland’s statehood on the diplomatic agenda through both dialogue and action. May the sweat, sacrifices, and tireless efforts of our people finally bear fruit.
We trust CIRRO.🇺🇸 – at Djibouti
1
61
1989, Hotel Ghion, Addis Ababa. Axmed Siilaanyo oo Guddoomiye SNM ahaa ayaa soo dhoweynayay Gen. Maxamed Faarax Caydiid, Guddoomiyihii USC. – at Djibouti
1
55
Muwaadinkan, waa very diplomatic, su’aal kadis ah ayuu ka bixiyay jawaab kooban, oo nuxur balaadhan xambaarsan!
Wuxu yidhi “Falastiin waa walaalahayo muslimiin ah, Israel-na waa saaxiibadayo na aqoonsaday” dooduba waa intaas. – at Djibouti
1
69
🌥️ Hargeysa saaka
Jawigu waa nadiif oo deggan, cadceeduna ma muuqato. Roob ayaa la filayaa, waxaana jira dhaxan iyo dabayl yar oo qabow leh. 🌧️🍃
Alxamdulillaah, jawi aad u macaan. 🤍
#Hargeysa #Somaliland
1
400
#MEAD waa shir heer sare ah oo martiqaad gaar ah lagu galo,Ka soo muuqashada Madaxweyne Cirro ee madashan awoodda leh waxay Somaliland u noqon kartaa fursad ay qaddiyaddeeda ku hor dhigto shaqsiyaad saamayn ku leh siyaasadda Washington iyo Bariga Dhexe. – at Djibouti
1
87
Madaxweyne Ciro oo Ciidamo Maraykani ah ilaalinayaan ayaa hadda gaadhay Washington. Jaaliyada Somaliland ayaa soo dhoweysay. – at Djibouti
97
Madaxweyne Cirro ayaa Safiirka Somaliland ee dalka Itoobiya u magacaabay Sharmaake Geele. – at Djibouti
60
Mahadsanid, Madaxweyne. 🙏
Haddii maanta aanay jirin cid idiin dhaxaysa, dadku waxay si toos ah idiinka heli lahaayeen war iyo xog, idinkuna si toos ah ayaad uga war heli lahaydeen xaaladda iyo baahida shacabka Gaar ahaan Bukaanadda $Kalyaha Loo sifeeyo. – at Djibouti
2
94
Wax la beerto dad baa u wanaagsan, macallinkuna waa qofka kaliyee ogol in ardaygiisu ka sareeyo. Ilaahay cimriga iyo caafimaadkaba ha barakeeyo bare sare Cabdilaahi Muuse Qaalib. – at Djibouti
2
113











