Mohamed Baldho (@Mobaldho) header
Mohamed Baldho (@Mobaldho) profile picture

Public Policy, Security & Governance Expert | Dual MA in Public Administration & International Relations.

Birmingham, England
Joined April 2010
Photo by Mohamed Baldho (@Mobaldho)Photo by Mohamed Baldho (@Mobaldho)Photo by Mohamed Baldho (@Mobaldho)Photo by Mohamed Baldho (@Mobaldho)Photo by Mohamed Baldho (@Mobaldho)Photo by Mohamed Baldho (@Mobaldho)Photo by Mohamed Baldho (@Mobaldho)Photo by Mohamed Baldho (@Mobaldho)
Midnimada Somalia ma ahan mid qof iyo labo iyo kooxo abaabulan oo kooxo kale oo shisheeye gadaal ka riixayaan ay dhaawici karaan. Qof walba oo ummadda midnimadeeda kala dhantaala meel ayey ugu qoran tahay maalin ayaana lagala xisaabtamin.
1
73
Waxaan hambalyo u dirayaa Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka cusub ee Galmudug. Waxaan u rajaynayaa hoggaan ku dhisan nabad, midnimo iyo horumar. Waxaan sidoo kale rajaynayaa in Galmudug iyo Puntland ay iska kaashadaan xaqiijinta nabadda iyo xasilloonida gobolka Mudug.
1
431
DHALINYARADA SOOMAALIYEED. In ka badan 2,000 sano kadib geeridiisii, Socrates weli waa nin fikradiisu muhiim tahay, sababtoo ah wuxuu dadka baray mid ka mid ah casharrada ugu muhiimsan ee muwaadinnimada: fikir, wax su’aal, oo wax hubi ka hor intaadan waxa socda iska raacin. Socrates wuxuu dadka ku dhiirrigeliyey inay su’aalaan fikradaha la iska aaminsan yahay, ay si dhab ah u eegaan cidda awoodda haysa, oo ay runta ku raadiyaan caqli iyo wada hadal. Hadalkiisii caanka ahaa ee ahaa, “Nolosha aan la baarin ma mudna in la noolaado,” (The unexamined life is not worth living) wuxuu ahaa baaq uu qofka ugu sheegayo inuu mas’uul ka noqdo fikirkiisa iyo go’aankiisa. Casharkan wuxuu si gaar ah muhiim ugu yahay dhallinyarada Soomaaliyeed. Mustaqbalka Soomaaliya wuxuu si weyn ugu xiran yahay jiil fahmaya xuquuqdiisa iyo waajibaadkiisa, ka gudba kala qaybsanaanta la iska dhaxlay, diida taageerada indho la’aanta ah ee qabqablayaasha dagaalka, kana qayb qaata arrimaha bulshada iyo mustaqbalka dalka. Wax isweydiintu ma aha ixtiraamdarro. Waa inaad isweydiiso: Arrintani ma caddaalad baa? Sharci ma tahay? Danta guud ma u adeegaysaa? Caddeyn ma loo hayaa? Yaa ka faa’iidaya? Yaa lala xisaabtamayaa? Bulsho xoog leh laguma dhiso muwaadiniin iska aamusa oo wax walba aqbala. Waxaa lagu dhisaa dhallinyaro wax bartay, xog ogaal ah, geesinimo leh, isla markaana si nabad ah uga qaybqaata dhismaha dalkooda. Dhallinyarada Soomaaliyeed ma aha inay dalka sida uu yahay uun ay u dhaxlaan; waa inay fahmaan, isweydiiyaan, oo gacan ka geystaan sidii dalka loo hagaajin lahaa, hadba intii la karayo in wax laga qabto. Casharka Socrates waa mid fudud: Maskaxdaada cidna ha u dhiibin. Adigu fikir, runta raadi, xuquuqdaada ogow, mustaqbalka dalkana masuuliyad ka qaado. Baraarugga ummaddu wuxuu ka bilaabmaa baraarugga maskaxda dadkeeda.
1
108
Dhulkaa quruxda badan ee Puntland ma jiro gobol iyo degmo ka mida oo aanan cagta soo saarin. Sawiradaan waa Qandala, Caluula iyo Iskushuban. Haddii rag maanta ku soo dabaasheen anigu 2014-kii ayaan ku soo dabaashay. Xeebtaas quruxda badan iyo dadka ku nool waxay u baahan yihiin adeeg dowladeed sida in laga hirgeliyo adeegyo bulsho oo macno leh, iyo gaar ahaan in wax laga qabto kaabayaasha dhaqaalahaa. Waxyaabaha horutabinta leh waxaa ka mida jid xeebata la socda iyo kuwo toos ah oo goobaha iyo magaalooyinka muhiimka ah xeebaha ku xira. Baahiyaha shacabku qabaan igu sawir ka weyn.
1
1
19
1,359
Galkacyo waa magaalo ay ka jiraan caqabado waaweyn isla markaasna haysata fursado waa weyn. Fursadaha Galkacyo haysato waa kuwo ay ku xallin karto caqabadaha ka jira gobolka iyo guud ahaan Somalia. Fursadahaasu si ay u dhaqangalaan, waxaa lagama maarmaan ah in uu jiro hoggaan xilkas ah oo garta sidii uu caqabadaha fursado ugu baddali lahaa. Galkacyo waa magaalo ay Soomaali oo dhami ku idishahay. Waa magaalo ay xalay u hoydeen saddex hoggaamiye, oo haddii ay daacad yihiin, ilaahayna waafajiyo xaaladda dalka wax weyn ka baddali kara. Galkacyo waa CAASIMADDII SOMALIA.
2
4
307
Duqa Galkacyo, Xuseen Cabdinur Danbalaas, hadduu oran lahaa dalka ha la kala gooyo waa loo sacabin lahaa. Kuwa caayaya ee suurad xumaynaya hadalkiisii uu nabadda ku dhiirigelinayey, waa kuwa 24/7 la soo taagan dalka halla kala jaro. Eeg iyaga sharci ma qabto, cid kama xishoodaan, nabad ma xeeriyaan colaadna waxba kama taraan, qofkii wanaag, nabad iyo midnimo ummadeed ka hadlana cay ayaa lagu miisayaa! Marwalba nabadda Galkacyo cid ayey dhibtaa waana cid xasilooni darrada faa’iido ku qabta. Reer Mudug, iyo gaar ahaan Galkacyo, waxaa dantu ugu jirtaa nabad iyo wada noolaansho iyo isxaqdhawr. Haddii inta dagaal dhaco la qaxo waa ninkeed dhiba, waxayna noqon doontaa XABAAL IYO QOFKEED WAA LA ISAGA TAGAA.
2
5
199
BOGAADIN Waxaan soo dhaweynayaa is afgaradka laga gaaray xiisadihii amni ee ka jiray Kur Ilaalo iyo Kodmo ee degmada Rako ee gobolka Karkaar iyo ciidankii Ligle ee magaalada Garowe ee caasimadda dowladda Puntland. Waxaan hanbalyeynayaa Isimada, odayaasha, ganacsatada, haweenka iyo dhalinyarada, bahda saxaafadda iyo cid walba oo dawr nabadeed qaadatay. Waxaan bogaadinayaa xukuumadda oo fursad bixisay, dhagaysatayna baaqyadii nabadda iyo in arrinka ciidamada wadahadal lagu dhammeeyo. Waxaan ka xumahay fursaddaas mid la mida in aan la siin ciidanka PSF ee magaalada Gaalkacyo, taas oo dhalisay khasaare badan oo laga baaqsan karay. Waxaan markale xukuumadda ugu baaqaynaa in dawr ay hoggaamineed qaadato kana shaqayso sidii loo soo celin lahaa ciidamada xadka Puntland tallaabay ee saldhigtay Laascaanood iyo Cadaado.
1
2
285
Mohamed Baldho retweeted
This sums up all 🙏👏 A night to remember & feel proud 😊 Just listen 👂 #Omar #Artan #UEFA #Africa #Somalia
4
47
1
262
11,035
Mohamed Baldho retweeted
President Deni has repeatedly expanded personal power at the expense of Puntland’s constitutional order. Threatening political opponents, journalists, media outlets & independent intellectuals belongs to the politics of authoritarian rule, not constitutional government. Suppressing lawful dissent, or acts outside legal procedures, it weakens the very principles that distinguish PL from the military regime, AS & other violent non-state actors. Puntland should depend on institutions strong enough to restrain politicians like Deni before personal power begins to eclipse the Constitution. That distinction must never be surrendered.👇🏾
Puntland Cabinet Threatens Journalists and Media Outlets Over Media Law. The Puntland cabinet has warned Journalists and Media outlets operating in Puntland to comply with the region’s media law and uphold professional journalism ethics. According to a statement issued following the weekly cabinet meeting, chaired Puntland President @HESaidADeni and @HELugatoor, The Cabinet Called on Journalists and Media Organizations in Puntland to follow the rules and regulations governing the media sector. “Puntland Cabinet reminds Journalists and media outlets in Puntland to follow rules and regulations of Puntland, comply with the Puntland Media Law, uphold journalism ethics and respect fundamental media principle,” Deputy Minister of Information said during press conference. The cabinet also decided to take appropriate actions against Social media platform operators and influencers who are accused of spreading what cabinet described as baseless information and fake news. This warning has raised concerns about media crackdown in Puntland. Media outlets and journalists in Puntland have faced restrictions and increasing pressures over the past two months.
9
6
1
14
3,678
Huge congratulations to my dear friend and brother, Dr @abdinasirgole , on the new role. I wish you the best in your endeavours.
As I begin my new assignment, a key priority is for @whosudan to strengthen partnerships with health authorities & partners, reinforce Sudan’s health system, & expand access to life-saving health services. Our goal is to save lives among the most vulnerable people in Sudan.
239
Ego is the need to be right. It sees disagreement as a contest to win. Compromise is the wisdom to listen, find common ground, and value peace over pride.
100
Mohamed Baldho retweeted
Now that the political rivalry between the Deni & Diyaano families, rooted in Qardho, appears to have run its course in Gaalkacyo today, Puntland’s administration has an opportunity to return its full attention to governing. The people of Gaalkacyo have waited long enough. They deserve roads, drainage, healthcare, jobs & accountable public services. Hopefully, the city will finally see the first major, tangible development programmes delivered during President Deni’s tenure since 2019.
5
8
43
5,178
Replying to @Mobaldho
Hoggaan xumo iyo maamul xumo ayaa Puntland haysata. Waxaa loo baahan yahay hoggaamiye hufnaan shakhsiyadeed leh, shuruucda u hoggansama, dhisa hay’ado madaxbannaan oo gaarsiiya adeegga bulsho deegaanada Puntland. Waxaan rabnaa nidaam ku salaysan maamul wanaag, sarraynta sharciga, fulinta siyaasado loo dhan yahay (inclusive policies), daahfurnaan iyo islaxisaabtan.
1
3
110
DAGAALKA GAALKACYO KA DHACAY. Waxaan ka xumahay dagaalka ka dhacay magaalada Gaalkacyo, oo dhexmaray wiilal reer Puntland ah oo walaalo ah. Dagaalkaas, oo ay sababtay hoggaan xumo iyo aragti gurracan, waxaan aaminsanahay in uu ahaa mid laga baaqsan karay. Waxaan ka tacsiyeynayaa intii ku dhimatay, waxaana ilaahay caafimaad u weydiinayaa intii ku dhaawacantay iyo intii hantidoodii ku waxyeelowday. Xoog waxaa ugu liita midka xarigga kaa jaraya! Marna sax ma ahayn dagaal laga baaqsan karay in dad nooga dhintaan ama nooga dhaawacmaan. Arrimaha siyaasadda la xiriira iyo aragtiyaha kala duwan waa in xal siyaasi ah loo hela ee aan markiiba xal ciidan lagu dayin. Waxaan ku baaqayaa in aan dagaal danbe, oo aan mid argagixisada lagula dirirayo ahayn, aanu Puntland ka dhicin. Waxaan cod dheer ugu sheegayaa cid walba, oo Puntland dhibkeeda ku farxi lahayd, in shacabka Puntland marwalba yihiin kuwo isku duuban, oo hal meel u jeeda, oo cidina aanay ka dhex kalluumaysan karin. Wa billaahi towfiiq, Mohamed Baldho
3
1
1
3
447
Markale hanbalyo dadkaygow👏👏👏.
2
2
6
337
CONGRATULATIONS ON PUNTLAND ANNIVERSARY I extend my warmest congratulations and sincere commendation to the people and Government of Puntland on the occasion of the 28th anniversary of Puntland’s founding. For the past twenty-eight years, Puntland has played a distinguished role in safeguarding peace, advancing essential public services, and leading efforts towards the reconstruction of the Somali state. It has also stood as a steadfast pillar in the implementation of Somalia’s federal system, consistently championing the principles of the equitable distribution of power, shared responsibility, and governance founded upon justice, partnership, and mutual respect. On this significant occasion, I pray that Almighty Allah grants Puntland, and Somalia as a whole, enduring peace, stronger national unity, and continued progress and prosperity in every sphere. Congratulations to Puntland on this remarkable 28th anniversary. May it continue to flourish and serve as a beacon of stability, resilience, and hope for all Somalis. HANBALYO DHALASHADA PUNTLAND Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa shacabka iyo dowladda Puntland munaasabadda 28-guurada aasaaska Puntland. Muddo 28 sano ah, Puntland waxay door muuqda ka qaadatay sugidda nabadda, horumarinta adeegyada bulshada, iyo hormuudnimada dib-u-dhiska dowladda Soomaaliyeed. Sidoo kale, waxay ahayd tiir muhiim u ah hirgelinta hannanka federaalka, iyadoo mar walba adkaynaysay muhiimadda ay leedahay qaybsiga awoodda, wadaagga mas’uuliyadda, iyo in dalka lagu maamulo nidaam caddaalad iyo iskaashi ku dhisan. Waxaan Alle uga baryayaa in uu Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya ku manneysto nabad waarta, midnimo qaran, iyo horumar dhan walba ah. Hambalyo 28-guuro wacan Puntland.
5
1
7
839
Your words don’t simply tell a story, they awaken memories, longing and a quiet ache that lingers long after the last line. They carry the soul of Somali artistry with such grace and truth, reaching places few writers can. Thank you for giving voice to what so many feel but cannot find the words to say. RIP Ahmed Ali Egal.
It is with a heavy heart that I received this morning the news that Ahmed Ali Egal has passed in Minneapolis. To his family, to his fellow artists, and to every Somali who grew up with his voice in the room, I offer my sincere condolences. Inna lillaahi wa inna ilayhi raajicuun. Every soul shall taste death, and the appointed term is never early and never late. Egal entered the profession in 1967, while still a student, not through a recording studio but through the theatre, in stage productions including “Yaxaas Dhegadduub.” That origin explains him. He belonged to a generation for whom a song was never a standalone product; it was a scene, an argument, a piece of a public conversation. His brother, the poet Abdiqadir Ali Egal, wrote his first songs, and the craft passed between them the way craft used to pass between Somalis, hand to hand, without an institution in between. With Waaberi Band he recorded alongside Magool, Baxsan, Khadra Dahir Ige, Maandeeq, Guudo Carwo, Sahra Ahmed, and others, and he composed as well as performed, setting Hassan Sheikh Mumin’s lyrics to his own melody in the legendary “Is Cafiya.” Qalanjooy, Caraweelo, Haro Digeed, Walaashay Gacalisooy, Rag Hargeysa soo Maray, Cakuye Hawl Adduun: more than fifty years of work that younger performers in Mogadishu, Kismayo, Baidoa, Hargeisa, Garowe and the diaspora still borrow from. He moved between the romantic and the reflective with a freedom few of his peers attempted. His death lands in a year already heavy. Only days ago we buried the poet Adan Tarabi Jama in Hargeisa, another voice of the Waaberi generation. In mid-July, the veteran journalist Mahmoud Abdi Ali, Ducaale of Radio Mogadishu and later BCC, died in London, a man whose voice reached households that owned little else but a radio. In April we lost the Waaberi singer Shankaroon Ahmed Yusuf, Sagal, also in the United States. On the last day of March this year, the scholar and poet Ali Jimale Ahmed died at sixty-seven, and the intellectual life of the Horn lost one of the rare figures who challenged the very language through which a people is understood. Khadra Dahir Ige went in 2022, Lul Jeylani Ali in 2024. Hadrawi himself left us in 2022. Eebbe ﷻ ha u wada naxariisto. Note what these names have in common. Not one of them held office. Not one of them owed his standing to a government office, a faction, or a political seat. They were singers, poets, broadcasters, scholars. They belonged to all of us precisely because they belonged to none of our camps, and their funerals are the last occasions on which Somalis still agree. This is not a run of bad luck. It is a generation reaching its end, and reaching it mostly abroad. Reflect on the last word of the preceding sentence. The recordings survive. What does not survive is the person who could tell you how a song was made, who was in the room, which word was chosen over which other word and why. We have no national archive holding those testimonies, no institution sitting with these elders while they can still speak. Every janazah is also a small, unrecorded closure. We can mourn Egal and others properly. We can also do the obvious thing this season demands: go to the ones still with us, and write it down before we are writing obituaries instead. What is written down is a trust, and we must take the trusts we were given seriously. Eebbaha Raxmaanka ﷻ ahi ha u naxariisto Axmed Cali Cigaal. Jannadii Firdawsa ha geeyo. Ehelkana sabir iyo iimaan ha ka siiyo. Ma-dhinte waa Eebbe. اَلبَقَاءُ وَالدّوَامُ لِلّٰهِ وَحدَه
1
4
493
INNAA LILLAAHI WA INNA ILEYHI RAAJICUUN! Geerida Axmed Cali Cigaal aad eyey ii taabatay. Wuxuu ahaa nin aad qaali u ah, xabiib ah, Somaali ah oo aad u dun wanaagsan. Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa caruutiisii, qoyska reer Cigaal Caymo, saaxiibadiisii fanka iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed. Ilaahay danbigiisa ha dhaafo janatul fardowsana ha geeyo. Aamiin.
2
179