Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Ee JSl Aadan Xaaji Cali ayaa ka qayb galay Munaasibad Balaadhan oo lagu qabtay Madaxtooyada Somaliland taas oo Madaxweynaha JSl kaga War bixinaayay Safarkii u Ku tagay Dalalka Maraykanka iyo Imaaraadka Carabta
4
213
Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Garyaqaan Aadan Xaaji Cali ayaa Daahfurey ururka Garsoorayaasha Somaliland
6
813
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare JSL Aadan Xaaji Cali Axmed ayaa Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi, hortiisa ku dhaariyey xubno ka mid ah Golaha Wasiirrada JSL iyo xubin ka tirsan Guddida Diiwaangelinta iyo Ansixinta Asxaabta Qaranka
3
167
Gudoomiyaha Maxkamadda Sare JSl Aadan Xaaji Cali ayaa ka qayb qalay Munaasibad 𝐃𝐚𝐚𝐡-𝐟𝐮𝐫ka 𝐗𝐞𝐞𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐦𝐮𝐥𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 (𝐗𝐞𝐞𝐫 𝐋𝐫. 𝟕𝟓/𝟐𝟎𝟐𝟓) 𝐎𝐨 𝐃𝐢𝐛-𝐮-𝐡𝐚𝐛𝐚𝐲𝐧 𝐋𝐚𝐠𝐮 𝐒𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐞𝐲.
141
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee JSL Aadan Xaaji Cali Axmed ayaa dhaariyey laba xubnood oo ka mid noqon doona Komishanka Xuquuqal Insaanka Qaranka, kuwaas oo kala ah Cabdiraxmaan Cismaan Cabdile iyo Muna Jaamac Cali
2
231
DHAMBAAL TACSI AH
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare JSL Aadam Xaaji Cali Axmed waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, ehellada, qaraabada, asxaabta iyo Bahda Garsoorka JSL ee uu ka baxay, AHN Garsoore Sheikh Mohamed Duale
Hoolka Shirarka Maxkamadda Sare Waxa laga Daahfurey Xafiisyada diwaangelinta heshiisyada Rahamka Bangiyada ee Maxkamaddaha Racfaanka gobolada dalka JSL
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay qoraaga buugga Dowlad-dhiska Somaliland (Somaliland State Building) Dr. Axmed Maxamuud (Barawaani).
Wareegto Ku Saabsan Faafinta iyo Dhaqan-gelinta War-murtiyeedkii Ka Soo Baxay Shirweynihii Hay’adaha Garsoorka Jamhuuriyadda Somaliland ee Magaalada Hargeysa Ka Qabsoomay 28–29 Juun
Gudoomiyaha Maxkamadda Sare JSL Aadan Xaaji Cali ayaa si rasmiya u soo Xidhay Shirweynaha Hay’adaha Garsoorka Dalka Oo laga soo saaray War Murtiyeed
Madaxweynaha Somaliland, Mudane ayaa maanta si rasmi ah Hoteel Maan-soor uga furay Shirweynihii 10-aad ee Garsoorka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, Garyaqaan Aadan Xaaji Cali, ayaa muddada labada cisho ah ee uu socdo Shir-weynaha Garsoorka fasaxay dhammaan shaqaalaha Garsoorka Dalka
Madasha loo diyaariyey Shirweynaha Hay'addaha Garsoorka JSL ee Axadda berri ka furmaya Caasimadda Hargeysa
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Garyaqaan Aadan Xaaji Cali ayaa la Kulmay Guddida Qabanqaabada Shirweynaha Hay'addaha Garsoorka JSL
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare JSL Aadan Xaaji Cali ayaa ka qayb galay munaasabadda qaran ee lagu xusay 66-guurada maalintii taariikhiga ahayd ee 26-ka Juun 1960, taas oo lagu qabtay Qasriga Madaxtooyada.
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, ahna Guddoomiyaha Guddida Caddaaladda JSL Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa maanta magaalada Hargeysa kaga dhawaaqay Guddida qabanqaabada Shirweynaha Hay'addaha Garsoorka JSL oo 28 ilaa 29 bishan June 2026



























































