Saadaali (@SaadaaliMJ) header
Saadaali (@SaadaaliMJ) profile picture

falanqeeye, xog ogaal u ah wixii lasoo maray, qiyaasina kara waxa soo socda. expert in SSCKH affairs.

Scotland, United Kingdom
Joined July 2020
Photo by Saadaali (@SaadaaliMJ)Photo by Saadaali (@SaadaaliMJ)Photo by Saadaali (@SaadaaliMJ)Photo by Saadaali (@SaadaaliMJ)Photo by Saadaali (@SaadaaliMJ)Photo by Saadaali (@SaadaaliMJ)Photo by Saadaali (@SaadaaliMJ)Photo by Saadaali (@SaadaaliMJ)Photo by Saadaali (@SaadaaliMJ)Photo by Saadaali (@SaadaaliMJ)
Geesiyaasha Puntland, wiilal burji fir ah leh.
4
2
2
29
5,813
Wiilashaan Dhulkooda ayey difaacanayaan.
1
1,503
Qoladaan tabarta kaliya ee usoo hartay waa AI. Horay waxaan u aragnay fake audience (bots), la joogteeyo hadana waxaynu arkaynaa codad ee AI generated ah oo iyagana la joogteeyo. Tani waa naf la caari.
11
5
3,613
Guushii koowaad ayaan soo hoyinay💪
The new alliance oo Ethiopia buudka kula tuntay 🤣🤣🤣🤣 Isaajeerteeniya @ridgulle @SaadaaliMJ 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
3
2,018
Cali Yare Cali muu ka xishoodo sxbkiis Farmajo😂
2
7
1,153
Wadaadkaan waa nin fiican, xoogaa lacag ahna wuu haystaa. Markii koowaad ee uu isharaxay ayaan nin khabiir ku ah siyaasadda Somalia weydiiyay sida uu u arko wadaadka lacagta faraqaya. Kalmad aan xusuusto markasta oo aan arko Jabiye ayuu igu yiri. Jabiye wuxuu taageeray weerarka Jubaland lagu qaaday, wuxuu taageeray weerarka Puntland lagu qaaday, wuxuuna taageeray tastuurkii uu HSM badashay. Hadana wuxuu iska dhigayaa nin fahan ka haysta siyaasadda.🤔
10
2
1
17
2,367
Mucaaradka ragga sheegta ee Puntland fahan kama haystaan siyaasadda. Mid walba jacket ka weyn intuu soo xirtay ayuu meelaha ka yiraahdo kalmado aan macne ku fadhiyin.
6
1
23
1,755
Suldaanku waa nin karmeed.
Salaam sare suldaan @AliSamattar Waa lagu hadal hayaa
1,234
Jawigu ilaa shalay wuu qasanyahay. 👇
Cirkaa noo jirah canbaar
6
13
2,264
Aduunyo ayaa ku niikisay👇
4
1
6
1,095
Puntland ma aqoonsana waxa ladhaho WB, Somaliland iyaduna ma aqoonsana. Waa run oo colaad dibadda laga soo dhiibay ayaa laga huriyay Lascanod, kuna wajahan Puntland & Somaliland. Dhahar & Baran dad ayaa ku dhintay, waxayna sababsaseen colaad ay Villa Somalia soo xawishay. Lascanod iyadana waxaa ku dhintay tobanaan qof oo ay sababtay isla colaadda ay Villa Somalia soo xawishay. Khatumo ayey Puntland aqoonsanayd.
11
1
2
21
2,780
💯
Somaliyayste used to say " Deni waa iinyo" and " Deni qolbuu ku xidhanyahay". But within a week, Deni struck a deal with Madoobe and then moved to unite the opposition, thus securing influence in the Capital. He then signs a historic security cooperation deal with Somaliland.
1
1
6
1,363
Shiekh Qasim miyaa heesta ku luuqaynaya?
⚡⚡ADUUNYO CIIL BADANAA…
1
4
1,284
A win for Jubaland👇
1
1
707
🤔
#UPDATE NorthEast State of Somalia has recently issued what it described as a final warning to major telecommunications firms and banks operating in Las’Anod, specifically targeting Amal Bank, Salama Bank, Golis, and Somtel. The administration is demanding that these companies not only pay the required taxes but also contribute additional funds for local state-building and establish official headquarters within the city—a move intended to both bolster the new administration’s financial base and reinforce its control over the region. In response to these demands, representatives of the affected firms have issued a letter contesting the administration’s claims. The companies argue that they are already fulfilling their tax obligations and accuse the Firdhiye administration of seeking illicit payments, characterizing the demands as attempts at extortion rather than legitimate state-building efforts. #Somalia
1
1
957
Aatahay boowe👇
1
484
Xaalka maanta👇
3
1
13
1,166
Sawir tilmaan xoogan xanbaarsan. Hassan Shinbir ayuu noqday markii ay kulmee, halka Ahmed Madoobe noqday libaax.
7
7
1,058