Madasha Sacad Hub (@Sacadfaarah) header
Madasha Sacad Hub (@Sacadfaarah) profile picture

I am a Political Science scholar with a strong focus on governance, public policy, and the intersection of identity and power. My academic and My Professional.

Somalia
Joined December 2019
A New York Times investigation published on Friday reveals that the United Arab Emirates has quietly converted civilian airports in Somalia’s breakaway region of Somaliland & the semi-autonomous state of Puntland into major military bases @MPDrAbib @HassanSMohamud
1
2
404
Garabka Mucaradk ah ee Baarlamaanka Soomaaliya oo mucaaradka ugu baaqay shir degdeg ah iyo qabashada doorasho barbar-socota tan DFS Waxaan mucaaradka u soo jeedinaynaa inay isugu yimaaddaan shir degdeg ah dalkana doorasho ka qabtaan.
1
1
75
Waxaan hambayo iyo bogaadin udirayaa walaasheen Xildhibaan Sagal Abdi-Wali for Holborn & St Pancras waxaad kasoo biloowday hoos waxaad gaartay kor, waxaad samaysay dadaal farabadan,waxaad hanatay guushii aad hiigsaneysey.
1
2
118
In Memory of President Mohamed Siad Barre 1969–1991. Whatever differences Somalis may have about his legacy, many remember an era when Somalia had a strong sense of nationhood, functioning public institutions, and ambitious programs for education and social development.
1
1
63
One of our great anthems says we are a "Land of hope and glory" and "mother of the free." That a child refugee can come here, lead a council and run for Parliament in a former Prime Ministers seat confirms than anthem to be true. This is the story of Britain.
1
2
174
Naf bani’aadam ah in sidaas loo dilo waa gef ka dhan ah bini’aadannimada iyo sharafta nolosha Waxaan si adag u cambaareynayaa falkaas foosha xun waxaana tacsi tiiraanyo leh u dirayaa ehelka..qoyska iyo dhammaan intii uu ka baxay.
1
1
118
#Dhawaan Filo Bandhigga Buugga Abaal-Hooyo Iyo Hotel Jaziira..
1
1
98
#Dhawaan Filo Buugga Abaal-Hooyo iyo Bandhigiisa haduu Alle idmo iyo Mogdishu Mahadsanid Gudoomiso-Jawaahir-Baarqab..
2
4
194
DHAWAAN MUQDISHO — ABAAL HOOYO 📖. Abaal Hooyo – Qisadii Hooyo Macaan & Qalbigi Ilmeey. Dhawaan magaalada Muqdisho waxaa lagu qaban doonaa munaasabadda lagu soo bandhigayo buugga qiimaha badan ee Abaal Hooyo..oo uu qoray Qoraa Soomaaliyeed Ahmed Nuux Diiriye.
1
1
133
History has been made, Omar Artan. To the world! 🇸🇴
1
9
514
Muqdisho Muuq bilan 2026 🇸🇴
1
1
86
A statement issued by the Puntland Police Command said its forces on Thursday formally took control of the headquarters and facilities previously occupied by the Puntland Security Force (PSF) in the port city of Bosaso.
1
200
AFRICOM Commander General Dagvin Anderson says the United States has completed building Somalia’s Danab commando force, adding that responsibility for sustaining and developing the unit now rests with Somalia. #Somalia #AFRICOM @alihwarsame @
2
1
2
134
Warbaahinta Kenya ayaa sheegaya in Dowladda Soomaaliya ay u yeertay safiirkeeda u fadhiya Nairobi kadib markii Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Soomaaliya, Abshir Bukhaari, laga hor istaagay gelitaanka Kenya laguna soo celiyay Muqdisho.
1
1
129
Somalia has summoned Kenya’s ambassador after Somali State Minister Abshir Bukhaari, was reportedly denied entry into Kenya and sent back to Mogadishu over questions about a Kenyan passport he was allegedly carrying.
1
1
189
Balanbale iyo Musharax Madaxweyne Galmudug @Liban Ahmed Hassan
1
2
141
Hundreds of football fans gathered along Mogadishu’s beachfront to watch Argentina suffer at the hands of Spain, as the match unfolds at MetLife Stadium in New Jersey, with Spain leading 1-0.
1
1
119
Someone who abandons the ideals of Somali unity and embraces clan-based separatism rejecting the beauty of Somali solidarity, should reflect on what they truly stand to gain What identity is greater than our shared Somali heritage our common faith, and the bond of being one.
1
1
1
83