Mr. Mohamed Abdi Ali (Samadoon)๐ธ๐ด retweeted
To Israel:
To recognize Somaliland as a country, it is first necessary for you to be recognized as a country.
Mr. Mohamed Abdi Ali (Samadoon)๐ธ๐ด retweeted
At critical moments such as these, Somalia's strength comes from our unity.
Beyond politics, we shall stand together to preserve our sovereignty and secure our nation.
To Israel:
To recognize Somaliland as a country, it is first necessary for you to be recognized as a country.
Mr. Mohamed Abdi Ali (Samadoon)๐ธ๐ด retweeted
It's a pleasure for me to participate a two day workshop on accelarationg Livestock Value Chain Fund ( LVCF) presenting @RAASMFI1
The session opened with remarks from CEO Suleiman, who introduced the DRIVE Project, which focuses enhancing the livestock sector in Somalia. 1/2
teapawt.org/FahadBinYasin/status/1โฆ
Qoralka fahad yasin xaji, mahan mid la dhayal san karo, sabab too ah, waa nin sirdoon kii uu muddada ka shaqaynayay wali samayn ku leh, helina kara xog badan, walow ay ficnayd in uu noshego haddana waa xalado sirdon sida cadigaa.
FADLAN EEDDA IGA DULQAAD
Dowladaha xorta ah ee madaxa bannaan, marnaba ma aqbalaan in dalkooda loo adeegsado hardan dagaal oo aysan qayb ka ahayn.
Madaxda qaranka waxaan uga digaynaa iney ogolaadaan codsiga Dowladda Jabuuti ee ku dhisan culayska iga dulqaad, oo adiga eedda qaado.
Fariintan waxaa fahmaya Madaxda Qaranka, haddiise la fuliyo codsigaas ( Alle kama dhigee) ummadda Soomaaliyeed kolkaas bey wada fahmi doonaan waxaan ka hadlayo, mana doonayo inaan kasii hordhaco, anigoo rajo ka qaba inuu caqligu shaqeeyo.
26
Mr. Mohamed Abdi Ali (Samadoon)๐ธ๐ด retweeted
๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ ๐จ๐จ ๐๐ก๐๐ง ๐๐๐๐ซ ๐ฑ๐๐๐ฅ๐๐๐จ๐จ๐ ๐ฆ๐ข๐๐ค๐จ๐จ๐ ๐๐๐ฒ ๐ค๐ฎ ๐ก๐ข๐ซ๐ ๐๐ฌ๐ก๐๐ ๐๐จ๐จ๐ซ๐๐ฌ๐ก๐จ ๐ช๐จ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐.
๐๐ผ๐ผ๐: In Madaxweyne kaligii talis ah uu qabto doorasho, qofkay shacabka doortaanna uu xilka ku wareejiyo. Sidaas waxaa yeelay Madaxweynihii hore ee Kenya Danial Arap Moi.
๐๐ฎ๐ฏ๐ผ: In quwado shisheeye qasabto oo ay diyaariso hab doorasho dadweyne loogu dareero, kadibna xilka lagu wareejiyo dowladdaas ay shacabku doorteen. Sidaas waxay ka dhacday Ciraaq iyo Afgaanistaan.
๐ฆ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฒ๐
: In heshiis siyaasadeed lagu gaaro, oo si wadar ogol ah lagu qabto doorasho heshiis lagu wada yahay. Sidaasna, waxaa tusaale fiican u ah maamulka gooni goosadka ah ee Soomaaliland.
๐๐ณ๐ฎ๐ฟ: In Madaxweynaha xilka ku fadhiyo uu ku dhawaaqo inuusan musharax ahayn, uuna xilka ku wareejiyo hogaamiyaha ay shacabka doortaan. Sidaasna waxay ka dhacday Suudaan iyo Muuritaaniya.
Madaxweyne Xasan Sheekh ๐๐
๐๐๐๐๐๐ jid waxaa ugu dhaw inuu heshiis wadar ogol ah ku raadiyo doorasho dadweyne.
Midda shanaad ee uu kaligiis wato waxaa la dhahaa ๐๐ก๐๐ ๐๐๐ง๐๐ฌ, ๐๐ก๐๐๐ก๐ ๐๐๐๐๐ฆ๐ง๐๐ฌ, waana riyo hurdadeeda uu kasoo toosayo subaxnimada ๐ญ๐ฒ๐ธ๐ฎ ๐ ๐ฎ๐ ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ.
Mr. Mohamed Abdi Ali (Samadoon)๐ธ๐ด retweeted
RAAS MFI is very excited to qualify this new partnership, and participate in the Gargaara financing facility with the shared vision and goal of increasing financial inclusion, access to financing, and shared economic growth.
@RAASMFI1
@gargaara_
Mr. Mohamed Abdi Ali (Samadoon)๐ธ๐ด retweeted
Successive climate disasters have created an unprecedented humanitarian crisis in Somalia.
Prolonged drought, crop failures, livestock and infrastructure loss, and floods have left millions in dire need.
Urgent, scaled-up climate action and financing needed #ActOnClimate
Mr. Mohamed Abdi Ali (Samadoon)๐ธ๐ด retweeted
DYK: Over 80% of the human diet is provided by plants?
Protecting biodiversity means safeguarding our food sources, medicine, & the overall integrity of ecosystems.
On this #BiodiversityDay, let's commit to safeguarding Somalia's precious biodiversity. @FAOSomalia @theGCF
Mr. Mohamed Abdi Ali (Samadoon)๐ธ๐ด retweeted
1/2. FOR IMMEDIATE RELEASE:
COMMUNITY ACTION FOR CLIMATE CHANGE EXPRESSES GRAVE CONCERN OVER DEVASTATING DEFORESTATION IN SOMALIA.
@CACCSomalia is sounding the alarm.
@MoECC_Somalia @SoDMA_Somalia @UNEP_Africa @UKinSomalia @USAIDSomalia @theGCF @NLinSomalia @UNDPSomalia ๐
Mr. Mohamed Abdi Ali (Samadoon)๐ธ๐ด retweeted
Qashinkii aan dalka ka gurnay ayaan sharaf caalami ah ku keennay.๐ธ๐ด๐๐ฅณ๐๐
Tartan ka dhacay caasimadda dalalka carabta ee Beeyruut, tartankaas oo lagu magacaabo ุฌุงุฆุฒุฉ ุจูุฑูุช ููุชุทูุน ayaa waxaa u tartarmay 81 hal abuur oo isxilqaan ah, waxaa kaalinta 1aad galay Ololaha Nadaafadda Xeebaha iyo Wacyigalinta Deegaanka
Tani waa cashar.๐ฏโ
โ at Nairobi, Kenya
Mr. Mohamed Abdi Ali (Samadoon)๐ธ๐ด retweeted
The exclusion of @SSCKhaatumo from the invitation of upcoming NCC - National Consultative Council - is a grave mistake.
I hope that itโs rectified immediately.
Dowladnimada somaliya waa murayad, murayaddana qofka madow iyo kan cadba siday ahayen bay iskaga arkaan markasta, waana taa midda muhimka ka dhigayso dowladnimada somaliya in ay somalidu iska wada dhex aragto talo iyo teelaba lababada.
No more lama joojinayo orahda ah!!!
39
Mr. Mohamed Abdi Ali (Samadoon)๐ธ๐ด retweeted
Dowlad madax ka nool ah dal ma horumariso. Dowladnimadu maaha qof kaligii doobbinaayo ee waa duul wadajira oo leh danta horumarineed ee dal. Ogow PHD waxa lagu noqon karaa in yar oo kooban ee maaha kullu sheey.
Qorsha tastuurka lagu socod siinayo, ayna ku kala aragti duwan yihiin mucaradka iyo muxaafidka,
Aakhirka meesha uu ku dhaman doono!
100%Ma tan Hassan bay noqon?๐ช
0%Mise tan mucaradka?๐ซต
1 votes โข Final results 50
Mr. Mohamed Abdi Ali (Samadoon)๐ธ๐ด retweeted
Sida uu Madaxwayne Hassan Sheikh Mohamud barri ku qajajacinayo Baarlaanka ee ah sameynta dastuur asaga gaar u ah waxaa ku cad;
1) In Baarlamaanka 11aad uu soo qufulayo awoodoodii.
2) In Wadanku uu ka guurayo nadaamka Parliamentary- ga ah, awooduna ay Madaxwaynaha keligiis ku ekaaneyso.
3) In Federalism- kii la duugayo oo la sameysanayo guddiyo qabanaya ilaa heer doorasho deegaan oo dowladda dhexe ay magacaabeyso.
4) In 4.5 kii uu si dadban u dhintay.
Waana saddexda shey ee shirarkii dib u heshiisiinta kasoo baxay oo Soomaali isku soo celiyay.
Federalism, Parliamentary and inclusivity.
Dibaa wallee naloo celiyey.
Alloow alleโฆ
#Somalia






























