Libaax iyo Lix Shabeel oo laga helay cudurka Coronavirus (Tusmotimes) — Waxaa magaaladda New York ee dalka Mareykanka laga helay cudurka Coronavirus (COVID-19) Lix Shabeel iyo Libaax ku jira xerada xayawaanka loo soo daawashadda tago lagu hayo ee Bronx Zoo.
My new favorite news outlet and program since I started social distancing is ABC’s World News Now. Our sister Anchor Mona Kosar Abdi and her colleague Kenneth does an amazing job of balancing current news with real stories, humor and uplifting trending topics. Mahadsanid Mona!
3
Ilhan Omar oo guursatay Tim Mynett oo la talliye xaga siyaasadda u ahaa.
Ilhan Omar iyo Tim Mynett ayaa isku guursadday diinta Islaamka kaddib markii uu Tim Mynett soo galay diinta Islaamka, Muslim-na noqday.
1
Caabuqa Coronavirus oo guud ahaan ku dhacay dad tiro ahaan dhan 88,000 qof, in kabaddan 3,000 qofna ay u dhinteen ilaa iyo hadda.
Massacre in Mogadishu:
Please Pray for my people. Our Humanity is being tested.
Duco iyo damqasho damiir leh ugu dadaal walaalaheena la xasuuqay.
Abwaan Siciid Saalax oo helay filim ka lumay 34 sanno ka hor
Waxay maalintii Khamiista December 26, 2019 Siciid Saalax iyo Soomaalidaba u ahayd maalin farxad leh.
tusmotimes.com/abwaan-siciid…
1
Dab qabsaday dhisme ku yaala xaafada Cedar-Riverside
Dab xooggan ayaa saaka subixii qabsadsay dhisme kamid ah saraha dhaadheer ee xaafada ay Soomaalidu degto ee Cedar-Riverside ee magaaladda Minneapolis, gobolka Minnesota.
Somali Health Summit focused on finding better ways to address disparities and closing the gaps – Tusmo Times – Breaking News and The latest news from the Somali American Community tusmotimes.com/somali-health…
Maanta waa maalinta xuska calanka Soomaaliya, Calankeena ayaa curtay October 12, 1954.
Haddaba aniga iyo wiilasheydu waxaan idin leenahay hambalyo.
Madaxweynaha dowladda Puntland Deni iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa dib loo celiyay, kana baaqday safar ay maanta ku tegi lahaayeen magaalada Kismaayo. Diyaaradii uu Deni saarnaa ayaa lagu amray in ay dib u noqoto.
Tusmo Times retweeted
BREAKING: Ilhan Omar has officially filed for divorce from her husband Ahmed Hirsi.
Ilhan Omar officially filed for divorce on Friday October 4, in Hennepin County District Court. The couple has three children together.
Madaxweynaha dalka Djibouti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa Xafiiskiisa ku Qaabilay Congress Ilhaan Cumar, Xubno iyo marti sharaf kale oo ka tirsan Dowladda Maraykanka.
Thousands of students from the Twin Cities and beyond join millions around the world in calling for climate change action in the global School Strike for Climate on Friday.
Djibouti through, Billiat rescues Zimbabwe
tusmotimes.com/djibouti-thro…
1


















