Halima. Ali (@degan_habi) header
Halima. Ali (@degan_habi) profile picture

Interesting person with a great personality 馃ぉ

Joined September 2020
Photo by Halima. Ali (@degan_habi)Photo by Halima. Ali (@degan_habi)Photo by Halima. Ali (@degan_habi)Photo by Halima. Ali (@degan_habi)Photo by Halima. Ali (@degan_habi)Photo by Halima. Ali (@degan_habi)Photo by Halima. Ali (@degan_habi)Photo by Halima. Ali (@degan_habi)Photo by Halima. Ali (@degan_habi)Photo by Halima. Ali (@degan_habi)
2014兀賱賲丕賳賷丕 vs 丕賱丕乇噩賳鬲賷賳 . 鬲賯乇賷乇 爻賲賷乇 賵丕丿賶
1
5
910
Waan bogaadinayaa Fariinta wanaagsan ee ka timi hablaha degmada Badhan Guulaysta hablahayagii sharafta lahaa. Mar walba waan idinku faannaa鉂わ笍馃グ
1
6
536
Gudomiyaha golaha wakiilada puntlnd mudane C/risaaq qaraaje oo xalay casho sharaf usameeyey Isimada uyimid hawlaha Nabadaynta gobolka sanaag Insha allh nabad 'Maqbuula ' ah madal Isimadii Daarood oo dhan kulminaysa
3
6
17
858
Gudomiyaha bank punland mohamed amiin Wasiir hodon iyo agaasime jaamac. Reer sanaag dhalinyaro wax baratay oo firfircoon baa usoo baxay Guulaysta ilmdrayaal
1
7
544
Isimada DDS oo soo ajiibay gogosha Nabadda ee taala gobolka sanaag. soo dhowaada 馃憦馃憫 allena ha idinku guuleeyo nabada Reer sanaagow Dhulkeenna iyo dadkeenu dagaal uma baahna ee wuxuu u baahan yahay nabad horumar iyo dad isku duuban
1
2
6
412
Maanta, waxaan Garoonka Diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir ku soo dhoweynay Ugaaska guud ee beesha sade daarood ( mareexaan) ugaas Maxamed Ugaas Axmed, oo u yimid ka qaybgalka gogosha nabadeed eetaala magaalada Badhan ee gobolka Sanaag. Welcome ugaaskeena 馃憫馃嚫馃嚤馃憦
2
1
18
962
Shirka Nabada ee Badhan Isim Daarood baa dhigay waxaana lagu casumay Dhamaan Isimada Daarood waxana lagu heshiisiinyaa Beelo Walaalo ah Isimkii aan rabin inuu yimaado Ilaahay khayr ha ku siiyee Degaankaaga joog
1
2
14
1,871
Gudoomiye. C/risaq Qaraaje in garabkiisa ay ka soo muuqdaan General Jaamac OK iyo Ganacsade Jamac Ahmedb Yeeyga waa gobannimo weyn. Raggaasi miisaan iyo macne weyn ayay u leeyihiin guud ahaan gobolka waxaana guul iyo horumar wanaagsan ah in ay mideeyaan aragtidooda
1
4
262
Ileen kooxda AS wakiilo waawayn ayey baraha bulshada kuleedahay Halasoo hoobto
5
3
10
954
Habeen hore Ugaas Yusuf ayaa saq dhexe farriin culus DIRAY, Caawana Ugaas Cabdirisaaq ayaa isagoo Xaramka jiray farriin culua soo diray Shaqaa socota
1
209
Halima. Ali retweeted
Cajiib. Rer Hiiraan waxaa lagu yiri Madaxweyne idiin mahayno Caasimad idiima hayno, talada waxba kuma lihidin ee wixii la idin siiyo qaata ma taasan dulmi ahayn somaliyey Guulaysta xawaadlow 馃挭 ugaaskana baaqiisana soo ajiiba. Oo ducadiisa qaata
2
2
10
573
Cajiib. Rer Hiiraan waxaa lagu yiri Madaxweyne idiin mahayno Caasimad idiima hayno, talada waxba kuma lihidin ee wixii la idin siiyo qaata ma taasan dulmi ahayn somaliyey Guulaysta xawaadlow 馃挭 ugaaskana baaqiisana soo ajiiba. Oo ducadiisa qaata
2
2
10
573
Congratulation sistr @Ilhan boqoradena Alayle odaygii Trump ahaa. buud bay kula tumatay 馃挭馃帳 Warbal uturjuma oo luuqyada ugu dira kk
1
1
6
292
Abti kaama tago haduu meel iinn kuleeyahay yarkii isaaq Abtiyadii buu isku soo dhex tuuray. Anyway. Hamblyo dhamaantoon
62
She is fighting against those who have united in hatred and evil but in the end, she will emerge victorious @IlhanMN
1
3
195
ilhaan Cumar. Waa geesiyad adkaysi badan hadalkeeda aan la gabban oo leh awood iyo kalsooni aan caadi ahayn. Waa gabadh aan si fudud loo niyad jabin karin si kasta oo cadaadis loo saaro Karti badan guulayso indr 馃憫馃挭
1
1
11
648
Halima. Ali retweeted
#BADHAN IYO #GAROOWE馃挋馃
9
12
3
47
5,768
#Calmadaw Cutubyo gaashaaman oo ka tirsan ciidamada difaaca Puntland oo ay weheliyaan diyaarado dagaal oo ku ruqaansaday buuraha Calmadow Calmadow cadaw dambe kuma dhuuman doono guulaysta ceedankeena 馃挭
1
3
11
430
Puntland. Madaxwayne Deni booqanaya cirifka ugu shisheeya cirifka qaraada Afriga Degmada Xaafuun waxay ku taallaa cirifka bari ee Afrika, ee dhaca Badweynta Hindiya. Xaafuun waa mid kamida meelaha qoraxdu ugu soo horbaxdo oo ugu bari badan qaaradda Afrika. 馃實
7
1
26
744
Laamiga magaalada Badhan waa kan ugu casri san Dhamaan soomaaliya oo dhan sababtoo waa afar haad Balaciisu 15.5 mitir. 14 mitir baa laami saarayaa halka ( 1.5) halmir iyo badhna waa labanaynayaa oo dhirta iyo solarka baa loo baneeyey
1
9
384
PUNTLND: Milxo Magaaladii dahabka ilma harti nin walba sahan tag lagu yiri awoowahy Mohamud harti (AHN) wuxuu iisoo sahmiyey dhul Hoy la'aan laseexdo Hanti la'aan la noolaado Hub la'aan na la diriro @AliSamattar
4
5
1
15
1,617