Litavo (@litavoGames) header
Litavo (@litavoGames) profile picture

Litavo is a Community driven game, where collective contributions create life changing rewards. https://teapawt.org/t.co/hE93ojSlC4

Joined November 2024
Photo by Litavo (@litavoGames)Photo by Litavo (@litavoGames)Photo by Litavo (@litavoGames)Photo by Litavo (@litavoGames)Photo by Litavo (@litavoGames)Photo by Litavo (@litavoGames)Photo by Litavo (@litavoGames)Photo by Litavo (@litavoGames)Photo by Litavo (@litavoGames)Photo by Litavo (@litavoGames)
Madaama ay inoo bilaaban doonto bishii barakeysneyd oo Ramadaan-ka, waxaan si ku meel gaar ah u Hakin doona game-ka Litavo si shaqaalaha iyo dadka ku xeran game-ka ay uga fa’ideystaan bisha barakeysan ee Ramadaanka. Abaal marinta guuleystayaasha isbuuci hore maalinta berito ah ayaan bixin doona sidoo kale YouTube-ka waxaan soo gelin doona casharkii ugu dambeyey ee ka baxay qolka VIP-ga Cibaado wanagaasan ayaan idin rajeynayaa, ha laga fa’ideysto bisha barakeysan!
1
21
1,127
Caawa waa habeenka abaal marinta Guuleystasha, imow Discord Lana dabaal dag guuleystayaasha Litavo game ee isbuuci hore.
5
6
1
47
3,975
Fatuuha, waa gabadhii ugu horeysay oo game-kan lagu cimaamaday. Waxaan leenahay hambalyo Fatuuha. Aad iyo aad ayaan ugu faraxsnhy in Fatuuha ay soo baxdo. Habeen dambe ayaan qeybin doonaa lacagaha qof weliba uu ku guuleystay.
3
3
1
22
1,515
Maanta waxa ay Guusha raacday maxamed cabdullahi oo noqday ninkii ugu codka badnaa game-kii shalay la ciyaaray.
1
4
28
3,244
Si aad u cayaato game-ka litavo booqo games.litavo.com kadibna Emailkaaga xaqiiji oo verify ku sameey
1
2
558
La xiriir qeybta macaamiisha oo ku shubo xogaa ltv ah
1
1
443
Bahada Litavo waxa ay cimaamaday Xuseen oo ku guuleystay codadkii kharsoodiga ahaa ee la bixiyey wuxuu helay 119 cod. Xuseen waxa uu heli doona abaal marin $60 oo cash ah
2
3
17
2,251
Hambalyo Abuukar oo jooga Addis Ababa oo bahda litavo cimaamaday. Waxa uu helay 60 boqolkiiba codadkii baxay
4
24
1,938
Bahda litavo xalay waxa ay cimaamadeen Attaka oo noqday guuleystaha game-kii shalay la dheelay. Attaka oo ku Deeqay Kaliya $25 cent ayaa nasiib u yeeshay in cod qarsoodi ah lagu cimaamado. Ka qeyb qaado game-ka litavo si aad u noqoto qofka xiga ee la cimaamadi doono.
4
2
34
3,000
Laga bilaabo maalinka jimcaha habeenka sabtiga ay soo galeyso - Taariikh: 18/1/2025 - Waqtiga: 12:00 am - game-ka 1aad ee litavo waxa uu noqon doonaa in maalinkii lagu ciyaaro $0.25 Cent. Taasna waxa ay timid kadib soo jeedin ka timid ardaydda ku xeran Litavo free Acadamy, waxaan isku raacnay in haddi sidaas la sameeyo ay yaraan doonto dadka E-mails-ka fake ah sameysanaya si ayagga ay isugu codeyaan
10
7
71
5,357
How to Play @litavoGames Visit litavo.com than click play game. You will be redirected to the games page.
23
3
1
34
2,267
If you change your mind and want to restart the process select refresh. Otherwise, go ahead and click Play. 1 LTV will be deducted from your in game token balance.
5
3
17
875
Congrats you’ve played the game remember today’s voter will be tomorrow’s winner. Vote to Win
3
1
12
660
Xalay **Mohammed Abdullahi** oo jooga Cadaado ayaa gudoomay lacag dhan **$60** wuxuuna noqday ninkii ugu horeyey ee si Live ah lacag ugu guleysta game-ka @litavoGames Waxaa kaloo guleystay **Abdirahman Abdullahi** lkn xoogaa xaqiijin ah ayaan marsiin doona haddi ay soo baxdo in wax sharci ah uusan jabinin asagana wuxuu noqon dooona ninkii ugu horeyey ee **100%** ka hela game-ka taasna waxa ay siin doontaa **$100** in uu gadoonsiiyo. Game-kii xalay ugu dambeyey asagana waxaa ku guleystay shaqsi magaciisa ku koobay **Maahir** asagana **%80** lacagta guud ayuu helay Taas oo siin doonta **Maahir** **$80** lacagta guud. Booqo [litavo.com] oo noqo Guleystaha xiga!
10
2
43
6,905