Safwaan retweeted
😂😂😂😂Qadaad weeyn. Nacladbaa baa waalidkiin. Kutaal’ ilaahay baa na aqoonsaday’inta Qof naga noolyahay. Waa inoo colaad. Bi idni allaah. Weligeedba Waxba inama dhex marayaan. Waxna Wada yeelan maayno. Ku seexo.
Masiirka ictiraafka Somaliland kadib doorashada israaiil?
▪️Aqoonsiga wuxuu ahaa go'aan si toos ah uga soo baxay xafiiska netenyahu , ma ahayn mashruuc uu ansixiyay kaniisadka " baarlamaan " waa arrin si 100% u quseeyo netenyahu iyo midigta sahyuuniga xagjirka ah .
▪️ictiraafka sida muuqato wuu jiri doonaa laakiin qadiyada somaliland waxay isu badali doontaa qadiyad fadhido oo aanan wax ahmiyad ah lahayn markii loo fiiriyo xaalka israaiil ee cusub , qadiyad ay u arki doonaan wax ahmiyad ah inayna lahayn .
▪️Arrinku wuxuu noqon doonaa sidii muritaaniya oo mar aqoonsatay israaiil safaaradna uga furtay caaasimada nukwashoot laakiin arrinku ku biyo shubtay markii dambe wax ahmiyad ah inuuna lahayn kadibna muritaaniya 2010 ay si rasmi ah xiriirka ugu jartay israaiil .
aqoonsiga somaliland waa mid si 100% ugu xiran masiirka netenyahu xataa haduu guulaysto doorashadaan laakiin waa nin 77 sano jir ah maalinkuu kursiga baneeyo maalinkaas ayaa u dambayn doonto arrinkaan , aqoonsiga wuxuu ahaa qayb kamid ah dagaalada netenyaahu gaza ilaa iiraan taxan .
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Dawlad Iyo Haybad Iyo qaranimo!!!
Thank you shacabka Reer Somaliland ee Ina xasuusiyey faqashtaa kuso socotay Hargeisa!!!!!
@cjnas_ bravo indr
Ninka noocas ee faqashta faqashtu dhashay is trying to sneak in to hargeisa in just few days.
Naarta ale haku fogeeyo wixi faqasha iyo dhashoodaba!!!
Good for exposing him @cjnas_
Safwaan retweeted
Netanyahu: We have very close relations with #Ethiopia, of course with the United Arab Emirates, and also with #Somaliland, since we were the first to recognize them.
And there are other countries. Ethiopia is a very powerful country, a very important country, very powerful today
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Burco aduunka ILAHAY Faqash Iyo dhashooda ayey Ugu necebtahay!!!!
Fuck somalinimo 🖕🏿
Reer burco oo garab istaag u muujiyay reer #Mooyale iyagoo ku baaqay in garab wayn lasiiyo maal iyo moodna inlagu taageero dadka kudhaqan mooyaale,
Waxay tilmaameen inan lagukala qaybsamin garab siinta walalaha rer mooyaale.
Safwaan retweeted
COMING SOON TO BURCO!
A new specialty hospital is on the way, a major investment in advanced healthcare and a healthier future for our people.
Special thanks to our allies in the UAE 🇦🇪 for their continued support and partnership.
Wow
Just saw this one and after two and half years it’s happened.
If only our leaders would listen to its fellow citizens
@Sland1960
Replying to @AliHassanMoham
You need to mention the republic of Somaliland on your bio, wasiir hadi kale ka wasir ka Somalia aya lagu moodaya
To be honest I really do not know if I need to laugh, if this is stupidity at it’s highest, if it’s insult to our intelligence.
Years that I have been into the industry there’s no time that I had a good or free meal in any airport, there was literally no time that I had a relaxed meal in the airport.
And when we work on Landside there’s NO canteen, on airside you won’t even have 10 minutes!!!!!
Bal idunku wax ka dheha ????????????????
Inta ay weli sheekadu dhow dahay, Waxaan idinka codsan laha inaad xilka ka qaadan, waayo parliament iyaga Fuad u ansixiyey shaqadan.
Waxba Evisa Iyo arrimo hawo ka garan maayo, halka ay ku dhamanaysa waa single Entry uun!
For the first ever, that’s ever I have seen Ethiopian express in Hargeisa Somaliland!!!!!
ET Express was supposed to serve local Ethiopian airports and not internationally!!!!!
We are not part of Ethiopia’s domestic flights so why did this airlines decided to sent this?????
No accountability, no checks, no nothing Meel ba Dow yaa ku leh!!!!
Dadka noocas ah ayey hargeisa Haysa, weliba layna yiri waa candidate MP AH.
It’s not the first uu ilmahan yari ku xad gudbo madax banaanida Somaliland, lkn imika wuxuba ku xadgudbay Ethiopia, Kenya iyo Somaliland.
Khaain kasta ilahayba qalbigiisa waxa ku jira inala tusaya!!!!!!!!
Safwaan retweeted
Joined @SchmittNYC on @NEWSMAX discussing the #IsaaqGenocide and the role high-ranking military officers like @Ilhan’s late father played in those horrific atrocities — perpetrators who later entered the U.S. as refugees.
Saeed Ibrahim questions Rep. Ilhan Omar's account of her family's refugee history, weighing in on reports that her father served as a colonel under Somali dictator Siad Barre.
@SchmittNYC
⚠️ Look at this Reer somalilndow!!!!
How busy this route above Somaliland is, It’s UT382 very crucial air route - Count them….
These aircrafts are heavy aircrafts!!!
That’s maybe less than an hour!!!!!
Somalia states that it charges aircrafts that weight 100-200 thousand KG = $365 and over 200 thousand KG = $395!!
They also charge another $10 which is NAFISAT charge ( A communication charge )
🚨🚨🚨
Just two days ago, I published the post below, urging Somaliland to formally suspend three of the most important and critical air routes passing over Somaliland’s airspace.
This was to do with retaliation of e visa and Somalia taking aviation matters into its own hands.
After two days tonight Somalia has protected the AIP system and blocked me.
That is an absolutely brilliant sign because they know we can hurt Somalia by imposing and suspending some of the air routes above us immediately!!!!!!!!!!!
SUSPEND
UB404
UT382
UT385
I wish I was in charge - No flight between hargeisa and Mogadishu - No air route between hargeisa and Mogadishu!!!!!!




































