Pinned Tweet
Coins-ka aad ku jirtaan ii soo qora si gaar aan ula socon doona in sha allah
comments-ka ku soo qora ✔️
🥱
A critical national security threat in the Nvidia situation is that Jensen Huang shipped extremely advanced chips to China, violating US export control law, in what amounts to the equivalent of selling rocket engines to the Soviets during the Space Race.
This is an unfathomable failure of enforcement by the Trump administration.
We urgently need to pass the bipartisan export control bills to start to cut off the flow of AI chips and manufacturing equipment to China once and for all, something I’ve worked on with @SenWarren and bipartisan partners for months.
2
915
SNTV waxay sii deysay
•Hubka oo la soo mariyo dekedda Boosaaso, kadibna loo gudbiyo Suudaan.
•Calooshood-u-shaqeystayaal u dhashay Kolombiya oo tababar lagu siiyey Boosaaso.
•Si qarsoodi ah dalka looga saaray masuul sare oo Yemeni ah, iyadoo la soo mariyey Berbera
1
8
1,178
Dawladda Soomaaliyeed, Subxaanallaah, hadda ayay ogaanaysaa waxa Imaaraadku ka wado Soomaaliya 🤣
Waxaa laga sii daayay telefishinka qaranka,
markii madaxweynaheenii uu dareemay inuusan xilka sii hayn doonin ayuu arrintan bannaanka keenay 🤣
Sida caadada u ah Trump ayaa mar kale na badbaadiyay, wuxuuna dib xilkiisii ugu soo celiyaa ceo ga shirkadda Nvidia Jensen Huang
muhiim ma aha halka ay Bitcoin gaari doonto
Waxa muhiimka ah waa in waqtiyadan aad iibsato inta aad awooddo
Waa fursado hortaada yaalla
Haddi lacag aadan u heyn 🍿 daawasho wacan
Trump maanta wuxuu kasbaday taageerada Shiinaha iyo Ruushka, farriintuna waxay ahayd mid cad: Iiraan looma oggolaan karo inay yeelato hub nukliyeer ah.
Iiraan waa la iibiyey
Weekend xiise badan baa na sugaayo
Arin aan mar walba idin xusuusiyo:
Haddii Trump sheegi uu ka hadlo weerar badanaa ma weeraro iran
Laakiin haddii uu aamuso, taasi waxay ka dhigan tahay in weerar dhici doono.
Trump-na hadda wuu aamusan yahay.
Sidaas darteed, isu diyaariya weerar Maraykanka iyo Iiraan dhawaan
2025 gantaalka weyn wuxu ahaa kan iran loo waday 😂
Replying to @moha_m101
Qodobada ugu waaweyn ee aan ka soo koobay sawirka:
Duufaan cadceedeed (solar storm)
Faafitaanka cudur ama xaalad degdeg ah
Kacdoon shacab
Hoos u dhaca lacagaha, sida Yuan-ka Shiinaha
Suurtogalnimada afgambi ka dhaca uk ama wax kale
Adinku maxaad ku aragteen sawirka?
Dabcan, the Economist waxay soo bandhigtaa saadaasheeda ku saabsan sannadka
Laakiin saadaashani ma aha saadaal ee waa dhacdooyin dhici doona, sababtoo ah iyaga ayaa horay u sii qorsheeya.
Tusaalaha sannadkii hore, markii ay soo bandhigeen sawirka gacan la xiray (Venezuela)
Modern life can feel like being in a sci-fi story—all that is missing is the aliens. They probably won’t appear in 2027. Here are ten other things to watch out for bit.ly/3UCxXw9
Illustration: Cleon Peterson
🥱🫢🫢🫢🫢
Modern life can feel like being in a sci-fi story—all that is missing is the aliens. They probably won’t appear in 2027. Here are ten other things to watch out for bit.ly/3UCxXw9
Illustration: Cleon Peterson
Kulanka ee berri uu qaban doono guddiga uu aasaasay Kevin Warsh, waxaan si dhow ula socon doonnaa waxa ay nala wadaagi doonaan
The Task forces 🔥
Aduunkaan waxa ugu qaalisan waa caafimaadka illahay caafimaad taam ha idiin siiyo dadka xanuunsan na allah ha caafiyo
Aamin
Maxaa la iibsanaa hee !
Avax Avax Avax 🔥
Iyo coinanka heshiisyo weyn la galay shirkadaha iyo bangiyada sida Qnt iyo wixii la mid ah
Qeybi lacgta
Lacag kale na mar kasta waa inay diyaar ku tahay si hadu suuqa hoos marku aado aad u dhihin shiid baan ahay 🤣
Daraad marka ay btc 60 ka dhaqaaqday ka dib na gaartay 80 dad badan waxay moodeen suuqa inu ka tagay
Waa kanaa suuqa wuu kuu imaaday ee iibso 🫣🔥
Maraykanku wuxuu xiray hawada, madaxa shirkadda ugu weyn ee AI-ga ayaa lagu eedeeyay inuu xiriir la sameeyay haween badan
Sidoo kale, saadaashii ahayd in dulsaarka la kordhin doono ayaa mar kale soo laabatay, waxaana jira dhacdooyin kale oo badan oo ruxaya suuqyada maaliyadeed
🤖 Made with AI
Xogta sicir-bararka ee maanta waxay ahayd mid wanaagsan, kana wanaagsanayd xogtii bilihii hore kana sareysa filashada
Sababta keentay hoos-u-dhaca xooggan waa hadal ka soo yeeray mid ka mid ah xubnaha FED, kaas oo sheegay inuu kor u qaadi doono dulsaarka haddi core CPI 0,3 noqdo
Mohammed.M retweeted
Falanqaynta CPI-da Maraykanka – October 2026
Warbixinta CPI-da Maraykanka ee October 2026 waxay muujisay in sicir-bararku ka sarreeyay filashadii suuqa, iyadoo Headline CPI uu gaaray 0.4% marka la barbar dhigo saadaashii 0.3%, halka Core CPI uu noqday 0.3% halkii laga filayay 0.2%.
Natiijadani waxay kordhisay filashada ah in Federal Reserve uu sii adkeeyo siyaasadda lacagta ama uu dulsaarka sare ku hayo muddo dheer, taasoo keentay in DXY iyo US Treasury Yields kor u kacaan, halka Gold, Nasdaq iyo Bitcoin ay la kulmeen cadaadis hoos-u-dhac ah. Aragtida macro-ga ee muddada gaaban waxay u janjeertaa bearish dhanka risk assets, balse xaqiijinta jihada suuqa waxay ku xirnaan doontaa dhaq-dhaqaaqa DXY, US 2Y Yield iyo Real Yields maalmaha soo socda.
Wax weyn baa lagaaga dhigay news ka Mexc
Maqaalkaan aan ka qoray akhri👇🏻
Waxaa soo kordhay war cusub oo ku saabsan MEXC, kadib markii Wasaaradda Maaliyadda Mareykanka ay soo saartay go’aan xaddidaya in hay’adaha maaliyadeed ee Mareykanka ay la macaamilaan Mexc.
Go’aankan wuxuu yimid kadib eedeymo sheegaya in MEXC ay fududeysay macaamilo maaliyadeed oo sharci-darro ah, kuwaas oo lagu qiyaasay ugu yaraan 16 bilyan oo doolar, isla markaana lala xiriiriyay dalalka Iran, Waqooyiga Kuuriya iyo Ruushka, iyo sidoo kale falal kale oo sharci-darro ah.
Waxaa muhiim ah in la fahmo in go’aankani uusan ka dhignayn in MEXC la xirayo ama lacagaha mcaamiisha la xannibayo
Waxaa laga joojiyay shirkadaha mareykan in ay la macaamilaan mexc
Adiga shirkad mareykan maa tahay ?
Laakiin haddana waa arrin culus oo shirkadda u keeni karta caqabado waaweyn, gaar ahaan dhanka sharciyada iyo kalsoonida.
Go’aanka ayaa dhaqan geli doona 30 maalmood kadib
Dhanka kale, dad ayaa is weydiin kara sababta aanan uga hadlin jabsigii ugu dambeeyay ee ku dhacay Binance.
Sababtu waxay tahay inaan aaminsanahay in Binance ay leedahay awood weyn oo ay kula tacaasho dhibaatooyinka, uga gudubto khataraha, isla markaana ay maareyso xaaladaha adag.
Waxaan rabaa inaan hal arrin caddeeyo: warka MEXC ma aha mid hadda keeni kara cabsi weyn ama argagax, laakiin dunida lacagaha dhijitaalka ah waa inaanan dhammaan exchange-iyada isku heer kalsooni ah siin.
Si daacad ah, kalsoonida aan ku qabo Binance lama mid aha kalsoonida aan ku qabo MEXC.
Kalsoonida exchange laguma dhiso keliya tirada dadka isticmaala ama mugga ganacsiga, balse waxaa lagu dhisaa awoodda ay u leedahay inay wajahdo dhibaatooyinka, maareyso khataraha, isla markaana ilaaliso isticmaalayaasheeda marka xaalad adag timaado.
Marka mexc khatar kuma ahan macaamiisha laakin wadooyin ganacsi ay la lahaayeen shirkadaha mareykan baa laga xiray ka dib na waxaa ku xigo doono yurub
Arrintani waxay saameyn ku yeelan kartaa shirkadda, gaar ahaan dhanka faa’iidooyinka ay ka heli jirtay ganacsigeeda.
Sidaas darteed, taladaydu mar walba waa inaad isticmaasho dhowr madal oo kala duwan, hana dhigin dhammaan lacagtaada hal meel oo keliya.
Kala qaybi lacagtaada, hana ku tiirsanaan hal exchange oo keliya.
Reer Somali na kii ugu fiicnaa Binance baa la idiin ogol yahay illahay u mahad celiya inta ay jirto Binance
Faafaahin dheeraad ah waxaan ka bixin doona barnaamijka super Sunday in sha allah
🖌️Mm
t.me/ajcryptocurrency21















