Free thinker in a polarized world.Think outside the box, question assumptions on all sides,prioritize principles, evidence, and common sense over party lines

Joined December 2023
MULKIILAHA WAQOYI retweeted
An Oromo officer in the Ethiopian military 🇪🇹 sent a message to the Somali people, claiming that Somali land, including Hargeisa, Berbera, and Jigjiga, belongs to the Oromo. Two officers responded to him, telling him that Somalis are one people. When their land was threatened, the two officers immediately responded by mentioning Hargeisa and Mogadishu, stating that Somalia is one.☝️ #StandWithSomaliPeople. #MoyaleIsSomali
15
51
6
230
13,568
MULKIILAHA WAQOYI retweeted
Qiimeynta Khudbaddii Madaxweyne Siciid Cabdullahi Deni ka jeediyey kalfadhigii 59aa ee Golaha Wakiillada Puntland, maanta oo ah 25 October 2026. Madaxweyne Deni wuxuu khudbaddiisa ku sheegay inuu ka warbixinayo xaaladda ay Puntland ku sugan tahay iyo guud ahaan tan Soomaaliya. Sidaa darteed waxaa la filayey warbixin ku dhisan xog-ururin lagu saleeyay tirakoob cilmiyeysan ee xaaladda dhaqaale, bulsho, siyaasad iyo amni ee Puntland. Filashadaas waxay ahayd mid lagu hingoobay. Khudbadduna wey ka marnayd xog la isku hallayn karo. Si aan taas uhubinno aan isla fiiriinno wuxuu Madaxweynuhu inoo sheegay iyo wuxuusan inoo sheegin. Wuxuu inoo sheegay waxaa ka mid ahaa, tusaale ahaan: 1. In Puntland horumar ballaaran gaartay. 2. In ciidan badan la qoray lana tababaray. 3. In ciidammo HSM soo abaabulay meesha laga saaray. 4. In hub sidasho la mamnuucay oo amni ballaaran jiro. 5. In burcad-badeed lasoo afjaray. 6. In jidad badan la dhisay sida kuwa Garoowe. Qaar kalena lawado dhismahooda sida kan isku xira Gaalkacyo iyo Xaraf, iyo kan Ceel Daahir. 7. In shaqaalaha mushaarkooda la bixiyo. 8. In colaad beelaha qaarkood ah la xalliyey. 9. Inuu booqday Mudug, Bari iyo Raas Casayr tabashooyinkoodiina wax laga qabtay, qaar kalena la dersayo. 10. Inuusan samayn doonin wax mustaqbilka dowladnimada Puntland ku saabsan isagoon dadka kala tashan. 11. In HSM dowladnimadii Soomaaliya khatar galiyey. 12. In dadka Soomaaliyeed katashadaan khatar HSM Soomaaliya galiyey. Waxa uusan inoo sheegin: 1. In Puntland marayso meeshii ugu xumayd dhaqaale ahaan intii Puntland jirtay (sida ay ii sheegeen ganacsato reer Puntland). 2.Tirada ciidanka la qoray iyo kuwa la tababaray. 3. In ciiddammada uu sheegayo oo qaar la laayey, qaarna la heshiiyey ay ahaayeen ciiddammo jiritaankoodu ay ka horreeyeen maamulkiisa iyo kan HSM labada. HSM ka horna dagaal ku dhexmaray Boosaaso iyo Garoowe. Sababta hadda loo weerarayna ay tahay mid siyaasadeed ee aysan ahayn mid amni. 4. In go’aannada mamnuucidda hubku ay tahay cabburin siyaasadeed ee aysan ahayn dhowridda sharciga iyo amnig. Dad badan oo reer Puntland ahna darteed ugu dhinteen Boosaaso, Qardho iyo Gaalkacyo. 5. In dagaalka burcad-badeedka lagu dilay dad aan burcad-badeed ahayn. 6. In jidadka Garoowe lagu dhisay lacag Bangiga Adduunka (World Bank) oo soo socotay 10 sano iyo $1 oo laga qaado dadka reer Garoowe. Jidka Ceel-Daahir waxaa lasoo bilaabaywaqtigii maamulkii Cabdiweli Gaas, lacagta lagu dhisayana waxaa lagaa qaadaa gaadiidka shacabka Puntland. 7. Inaan ciidanka iyo shaqaalaha rayidka ah aysan si joogta ah uhelin mushaarkooda. 8. In kalsooni darrada udhaxaysa beelaha Puntland ay marayso meeshii ugu xumayd si colaaddii maalin dhawayd ka dhacday Qardho ay muujinayso. 9. Socdaalladiisii Imaaraadka iyo Kenya natiijadoodii. 10. In Puntland go’doon uga jirto Soomaaliya inteeda kale iyo inuu isagu gacan weyn ku lahaa doorashada HSM. Ugu dambayntii, khudbadda Madaxweyne Deni waxaa ku jira saddex qodob oo muhiim ah, rajo fiicanna leh haddii uu hirgalintooda si dhab uga shaqeeyo. Saddexda qodob waa: 10. In maamulkiisu dadka reer Puntland kala tashanayo arrimaha muhiimka u ah mustaqbalka Puntland. 11. In HSM khatar ku yahay dowladnimda Soomaaliya. Ka hortagiisana si dhab ah la isaga kaashado. 12. In dadka Soomaaliyeed isugu yimaadaan wadatashi ku saabsan sidii looga hortagi lahaa khatar HSM ku yahay dowladnimada Soomaaliya - haddii loo baahdana Puntland martigaliso.
4
3
22
2,029
Bla bla bla 24/7 kan horta marna gpga calacalka iguso qora marna his real account tolow maa abahi baa Lascanood ku xidhan. How are you answering to a post you made with a different name cuz nobody agreed with ur baroor statement
7
29
1,836
The true representatives of puntland 😎 Mar hadi dhaqanku ka fogado you already lost the game🍏
11
4
1
29
1,706
🤣🤣🤣
Shacabka ayuu sheegayo Deni Waa kuwa difaaca SL ee isku dhiga usha Isaaqa loo waddo.
6
807
MULKIILAHA WAQOYI retweeted
Walee #Hirshabelle hawada sare gaartay habaar celin maayo. #Mogadishu #Somalia
3
12
2
45
1,275
🤣🤣🤣It’s not a good year for gonigosaad indeed
Bal madaxa Cirron waxa qaac ka baxaya eega. 1. Isrl ictiraafkii waa dhaqaajin ladahay. 2. Shacabkii baahibay u baabayaan 3. Siyaasiyiinta qaar oo buuq iyo mucaaradnimadooda banaanka ula soo baxay. 4. Odayaasha dhaqanka oo midnimo raadinaya, Muqdishana ku qulqulaya.
2
4
543
waa sii foganayna laysku baray adeer. Yahuud wax kale daran mad u galaysan🙄
4
2
22
1,160
İlahay Haa u naxariisto. Every clip of him is isago Somali say ku danbaysay uga digaya 😪
9
20
1
103
4,545
Unbroken and Unbought🔴The only tribe Colonisers couldn’t break🔴 The narrative of colonial history often paints a picture of East Africa being neatly partitioned, signed away, and brought willingly under European flags without resistance. But historical archives tell a completely different story One defined by fierce independence, unyielding sovereignty, and a people who refused to be sold out. The Dhulbahante spirit has always been one of defiance a people who valued their freedom and would not bow to colonial rule. The 1892 British Foreign Department Record ("Secret E") reveals a fascinating truth. In official government correspondence regarding the "Exclusion of the Dolbahanta tribe from the Protectorates of England and Italy," colonial powers explicitly acknowledged that this community stood outside their control. This wasn't out of respect it was out of fear and the undeniable reality of Dhulbahante power. While surrounding regions were heavily carved up and integrated into colonial protectorates, the Dhulbahante maintained their autonomy, proving that their lands and sovereignty were not up for negotiation.
3
7
1
31
2,663
MULKIILAHA WAQOYI retweeted
PL virus 🦠 wax ma difaacaan ee waxay qariyaan Fashilka dani bin hemithi al Netanyahu.
11
2
28
4,065
Shanto shanti Waxa sameya in laa xidho wan ku racsanahay🤣🤣🤣🤣shu shu xita xidha wixi sameya🤣🤣 @mahamad_ibrah @amranthelionne 🤣
9
15
2,261
MULKIILAHA WAQOYI retweeted
HORDHACA: Wareysiga Qoraa/Siyaasi Dr. Maxammed Xasan Cirro oo ay Warbaahinta Falaad kula yeelatay Caasimadda Waqooyibari ee Laascaanood. Waraysigani wuxuu si weyn u qaadaadhigayaa: Geeddigiisii nololeed ee qoraa Maxammed Xasan—Cirro, Kabo u illashadiisii quraaridda iyo qalinka, Bilowgiisii Siyaasadda, Si guud arrimaha Federaalka iyo si gaara Waqooyibari, Sidoo kale waxaynu indhoqudhaanjo ku eegi doonnaa wakhtiguu ahaa guddoonka doorashada heer federaal iyo U gu dambayn buuggiisa "Hurgumo" oo uu kusoo bandhigay Caasimadda Waqooyibari ee Laascanood, Kaas oo aynu si farabadan u lafaguri doonno, ugana waraysan doonno. WARAYSIGAN OO DHAMMAYSTIRAN; waxaad ka dheehan doontaan baraha kala geddisan ee"Falaad Media Production" sida mareegaha; Youtube, Facebook, Tiktok iyo baraha kale ee internet-ka. @MohamedHCirro @FalaadMedia
8
1
11
893
MULKIILAHA WAQOYI retweeted
Adan Wataamada 🤣😂 ayaa caddeeyey in SL aanay jirin ee ay tahay Sambusa-Land 😁🤣 Waqooyi Bari-na waa maamul goboleed liqa oo caloosha usii daaya 🤣😂
6
12
43
2,318
As it should be 👏 Dalka securitygisa ku xidhan Waxa so gala in laa ogado xitter.cf/SMSSomaliTV1/status/21…
5
4
45
2,256
Today marks a sobering and sad reality check for the secessionist administration in Hargeisa. After decades of selling their dignity, Deen and humanity for external validation, they saw their new masters are forced to map out North East State as a distinct, powerful pillar in the north, while continue to group the seccesionist as regional actors within the Somali landscape placing Puntland alongside the separatist project in the Israel-UAE orbit🤣 The map's treatment of the North East State is simply stating that NESS is not available for Netanyahu's Exploitation. It is marked with the broader Somalia-aligned side, reflecting its position as the only federal member state that won’t be used to further the Zionists plans,…… While Puntland & Somaliland's leadership have positioned their administrations as useful idiots lagu shaqaysan dono sii umada muslimka ah iyo Somalia inteeda kale loo weraaro. North East State remains a beacon of true resistance, local power, and unbreakable Somali unity.
7
12
2
46
2,071
Dagalki u dhexeyeey Fahima iyo besha habar jeclo oo aha Cirow ama Fahima ama Besha hj oo meel xun sii maraya. Waa bananbixi 8deedad oo beshu ay kula hadlayso Hogamiyaha Gacan libax oo ku adkaystay Fahima iga kiin muhiimsan 🥲
13
4
2
32
3,589