
Premier Wallet is the first fully featured digital wallet in the country powered by @premierbankso1 Premier Wallet helps you to shop, dine and pay bills.
Joined October 2020
- Tweets89
- Following1
- Followers328
- Likes50
Pinned Tweet
Premier Wallet wuxuu kuu sahlayaa inaad si fudud u maamulato xisaabtaada iyo kaadh-kaaga Premier Bank.
Kala so dag link hoose Premier Wallet. ⬇️
Play store:- https://teapawt.org/t.co/EMsz3mZbIl.
Appstore:- apple.co/3rGGZVf
Premier Wallet ku bixi qarashaadka iyo biilasha adigoo adeegsanaya QR CODE.
Kala so dag link-ga hoose Premier Wallet. ⬇️
Play store:-https://teapawt.org/t.co/2RMtthS2ke.
Appstore:- apple.co/3rGGZVf
Macmiil ka dukaameyso Ragspot oo hel qiima dhimis 10% adigoo adeegsanaya Premier Wallet.
#premierwallet.
1
Macmiil ku bixi Premier Wallet oo hel qiima dhimis 20% oo aad ku heli kartid dhammaan adeegyada ay bixiso Xarunta dhexe waxbarashada dibadda.
#premierwallet.
Macmiil ku bixi Premier Wallet oo hel qiima dhimis 16% oo aad ku heli kartid dhammaan adeegyada ay bixiso System Technology Services.
#PremierWallet
Premier Wallet waxa uu kuu sahlayaa inaad si fudud u maamulato Mastercard-kaaga Premier Bank, waad ka bedeli kartaa fure sireedka Kaarkaaga, si aad u bedesho raac tilmaamahan.
1
Premier Wallet wuxuu kuu sahlayaa inaad si fudud u maamulato xisaabtaada iyo kaadh-kaaga Premier Bank, sidoo kale wuxuu kuu fududeynayaa inaad u dirto lacag qof kale, laguu soo diro, ku bixiso biilasha sida korontada, waxbarashada, caafimaadka iwm.
#PremierWallet
Macmiil hadda waad ku bixin kartaa khidmada billaha ah ee Mogadishu Cable si aad u bixiso raac tilmaamahan:
1- Soo gal Premier Wallet
2- Tag Bill Payments > Cable Tv > Mogadishu Cable
3- Invoice Number: Geli nambarka kaarkaaga
4- Geli lacagta > ka dib Next
#premierwallet
Macmiil hadda waad ku bixin kartaa khidmada billaha ah Asal 24. si aad u bixiso raac tilmaamahan:
1- Soo gal Premier Wallet
2- Tag Bill Payments > Cable Tv > ASAL 24
3- Invoice Number: Geli nambarka kaarkaaga
4- Geli lacagta > ka dib Next
#premierwallet
Haddii aad arday tahay, waxaad si fudud u bixin kartaa lacagta waxbarashada adiga oo jooga goobtaada. Habkan fudud ku bixi qarashka waxbarashada adigoo adeegsanaya Premier Wallet.
#premierwallet
#PremierBank
1
Wax ku iibsashada Premier Wallet waa mid degdeg ah oo casri ah. Si fudud wax ugu iibso Premier Wallet adigoo adeegsanaya QR code-ka meheradda aad ka dukaameysaneyso.
#premierwallet
#PremierBank
Premier Wallet retweeted
Wax ku iibsashada @premierwallet waa mid degdeg ah oo casri ah. Si fudud wax ugu iibso Premier Wallet adigoo adeegsanaya QR code-ka meheradda aad ka dukaameysaneyso.
#premierwallet
#PremierBank
Premier Wallet retweeted
Some personal info☺️
Joined @premierbankso1 as communication officer at @premierwallet.
Thanks to the most hardwork manager @MaxamadRoyal and all @premierwallet team for the warm Welcoming.
Cheers to new job.
#NewJob
Premier Wallet retweeted
Ku casuum asxaabtaada Premier Wallet oo hel lacag abaalmarin $2.💵
Si aad u dirto fariinta casuumadda raac tilmaamahan:
1- Taabo > Menu
2- Taabo > Invite a Friends.
3- Taabo > Invite
4- Dooro asxaabtaada aad u dirayso casuumaada.
We are happy to celebrate World Labor Day and especially the staff of Premier Bank.
#PremierWallet
1
Macaamiil ku bixi Premier Wallet marka aad ka adeeganaysid Enza Home Somalia oo hel qiimo dhimis dhan 10%.
Kala so dag link hoose Premier Wallet. ⬇️
Play store:-https://teapawt.org/t.co/2RMtthS2ke.
Appstore:- apple.co/3rGGZVf
Macmiil ku bixi Premier Wallet oo ka faa'iideyso qiima dhimis 20% ah oo aad ku heli karto dhammaan adeegyada Ibnusiinaa Hospital oo ay ka mid yihiin: Baaritaannada,qaliimada ,iyo guud ahaan adeegyada kale ee isbitaalka.
F.G: Qiimo dhimista waxay ku egtahay 25-04-2021.
1
Kala so dag link hoose Premier Wallet. ⬇️
Play store:-https://teapawt.org/t.co/2RMtthS2ke.
Appstore:- apple.co/3rGGZVf
#premierwallet
Ramadaan Kariim, Macmiil ka faaidayso qiima dhimista Ramadaanka ku bixi $10 iyo ka badan adeegga Premier Wallet oo hel lacag celin dhan 5%.
#PremierWallet
1



















