Ugu dambayn Reer somalia way igu waafaqqeen in aanay isku wada isir iyo luuqad ahayn !!! Bisinka uqqbta dooddaa ay bilaaba yaan ku dhaha.
Qawmiyadda “Makanne” oo ka mid ah Qawmiyadaha la isku yidhaa “Jareer Wayne” ee somalia. Odaygoo @Warsame2818 ma fahmay luuqaddan?
Qawmiyadda “Makanne” oo ka mid ah Qawmiyadaha la isku yidhaa “Jareer Wayne” ee somalia. Odaygoo @Warsame2818 ma fahmay luuqaddan?
Dambigiisa ilaahay ha dhaafo innagana malah samriba maynee kuwii dhaxalkii uu uga tagay ilaashada ha innaga dhigo
Hibooyin Aan La Heli-karin, Wuu Diriri Yiqiin, Wuu Dood Adkaa, Wuu Diidi Yiqiin, Waanu Dooni Ogaa.
#Somaliland @NorinShire1 @Mohamed94540259 @hargeisa234 @Saeed_beeldeeq @s @siciidSL @Somaalilanders @Cambaaburshizi @Sufiilwaad @Weighty26061960 @truehalyay
Muj, Boobo AHN didn’t fight for his Country and people during his prime time only, he was fighting multi fronts till his last breath.
2badii Xisbi Fulay, Hoggaamisadii Kooxda laascaanood Fahiima quuje ee ay lacagta Xad dhaafka ah kagala soo wareegeen ma waxay ugu badaleen Hoggaamiyihii 2bada Xisbi Fulay Liiban Cadaala?
Retweet kusame Madaxda Maraykanka ku tag garee amma tweet la mid ah qor
President Dwight D. Eisenhower,didn’t hesitate to order Secretary Christian Herter to Congratulate The State of Somaliland upon gaining independence from Great Britain on 26th of June 1960,all it needs is a renewal of that recognition. @realDonaldTrump @BarackObama @SecRubio
Waa Mid ka Mid ah Qawmiyadaha somalia. Abgaal, waxay ka mid yihiin Qawmiyadaha la isku yidhaa “Hawiya” haddii aad luuqadoodaa fahamtay ,bal maxay leeyihii?
@AhmedNa88999 @SOP252 Waar bal heestan fasira mise idinku idinku luuqadan maydin soo gaadhin?
2
263
President Dwight D. Eisenhower,didn’t hesitate to order Secretary Christian Herter to Congratulate The State of Somaliland upon gaining independence from Great Britain on 26th of June 1960,all it needs is a renewal of that recognition. @realDonaldTrump @BarackObama @SecRubio
Alaabtan @Cagmadhige90 iyo @Shakurshire101 baa baryahaaba ku hawlanaa barashadeedee bal innaga turjuma dhaha.
Allah ha U Naxariisto Madaxwayn Haji Maxamed Haji lbrahim Haji Cigaal. Waxa Adkayd in aad hesho Oxygen kugu filan tirada dadka awgeed, Sannadku waa 1994kii iyo dib u dhiskii Ciidanka Qaranka.
2bada xisbi Cirro way ka suurtowdaa in uu sidani caadi yeelo
NEW: According to local sources in Somalia's Puntland region, a military unit from Puntland's forces was recently taken to Israel for drone training, and the officer commanding the unit attended a meeting in Garowe today.
The sources identified the officer as Abdirahman Shire and said he was present at a meeting Puntland leader Said Abdullahi Deni held with military officers at the presidential palace in Garowe this afternoon.
Shire, seen in circulated footage as a young man in a blue shirt, is alleged to have led the unit that returned from the training.
Qowmiyadda Jebartiga ee daga Waqooyiga Ethopia iyo Eritrea oo ku faanaya inantooda kursiga ka heshay USA, the ... youtu.be/xW43GTvtuGE?si=eSy5… via @YouTube














