Somnet Telecom (@somnettelecom) header
Somnet Telecom (@somnettelecom) profile picture

Somnet Telecom | Connecting the Next Generation Somalia’s licensed leader in 4G/5G technology. Delivering innovative connectivity & official updates nationwide.

Maka Almukarrama Rd, Mogadishu
Joined February 2017
Photo by Somnet Telecom (@somnettelecom)Photo by Somnet Telecom (@somnettelecom)Photo by Somnet Telecom (@somnettelecom)Photo by Somnet Telecom (@somnettelecom)Photo by Somnet Telecom (@somnettelecom)Photo by Somnet Telecom (@somnettelecom)Photo by Somnet Telecom (@somnettelecom)Photo by Somnet Telecom (@somnettelecom)Photo by Somnet Telecom (@somnettelecom)Photo by Somnet Telecom (@somnettelecom)
Macmiil ma ogtahay inaad hadda si fudud u heli karto lambarkaaga Hormuud oo Somnet ah? Ka garaac lambarkaaga Hormuud *8866# si aad u hubiso inuu bannaan yahay, una qabsato lambarkaaga Somnet. Markaad qabsato booqo xarunta Somnet ee kuugu dhow si aad u qaadato SIM-kaaga. #Somnet
32
𝐇𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐊𝐀𝐃𝐈𝐁 𝐒𝐎𝐌𝐍𝐄𝐓 𝐖𝐀𝐗𝐀𝐀𝐃 𝐊𝐔 𝐖𝐈𝐂𝐈 𝐊𝐀𝐑𝐓𝐀𝐀 𝐇𝐎𝐑𝐌𝐔𝐔𝐃, 𝐖𝐀𝐀𝐍𝐀 𝐋𝐀𝐆𝐔𝐆𝐔 𝐒𝐎𝐎 𝐖𝐈𝐂𝐈 𝐊𝐀𝐑𝐀𝐀! Muuqalkan kaga bogo Daahfurka Ololaha Kusoo biir isgaarsiinta jiilka cusub! #SomnetTelecom #somnetisgaarsintajilkacusub #Olole
2
55
Waxaan ku faraxsanahay kamid noqoshada 25-ta shirkadood ee ugu wanaagsan Soomaaliya oo ay bixiso Majaladda 5 Magazine, taas oo ka tarjumaysa kalsoonida macaamiisha, tayada adeegyada iyo horumarka joogtada ah. #Top25SomaliBrands #5Magazine #Somnet #isgaarsiintajiilkacusub
75
Macmiil Waaxdeenna adeegga macaamiisha waxay heeggan kuu tahay labaatan iyo afar saac, toddobada maalmood, wakhti kasta oo aad u baahan tahay caawimaad nagala soo xiriir jannaaladaan. #SomnetTelecom #AdeeggaMacaamiisha #Somnet
90
Qur’aanku wuxuu inoo sheegay in markii Nabi Muuse (CS) iyo dadkiisii ay badda hor istaageen, Fircoon iyo ciidankiisiina ku soo dhowaadeen, uusan Nabi Muuse quusan, balse uu Alle talo saartay. Kadibna Alle wuxuu badda uga furay jid ay ku badbaadaan. #SomnetTelecom #Jimco
1
58
Waxaad Adeegga Mudnaan ooga shubi kartaa ehelkaaga iyo asxaabtaada xirmo Internet & kuhadal ku haboon baahididooda, adigoo garaacaya *870*Lambarka#. #Somnet #Mudnaan #Isgaarsiintajiilkacusub #ugushubxirmo
46
Muddo 15 Maalmood ah internet iyo kuhadal aan kaa dhammaaney Ku isticmaal kaliya $7.5 adigoo ka faa'ideysanaynaya Qiimo Dhimista Adeegga Mudnaan. #Isgaarsiintajiilkacusub #Somnet #Mudnaan
36
Caqligaaga oo badan Waxa uu ku baraa isticmaalka Adeegga Mudnaan oo aad ka heleyso xirmo internet Kaliya, Kuhadal Kaliya & Internet iyo kuhadal wada socda oo Jeebkaaga u roon. Kaga shubo*870# #Somnet #Isgaarsiintajiilkacusub #Mudnaan
57
Waxaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynaynaa munaasabadda 1-da Luuliyo oo ku astaysan Maalinta Xoriyadda iyo midnimada Soomaaliyeed🇸🇴. Hambalyo 1-da Luuliyo! #Somnet #1daluuliyo #Isgaarsiintajiilkacusub
47
Waxaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynaynaa sannad-guurada 66-aad ee ka soo wareegtay Maalinta Xorriyadda Gobollada Waqooyi ee 26-ka Juun 1960, oo ku beegan maalintii ugu horreysay ee calanka buluugga ah laga taagay ciidda Soomaaliyeed. #Somnet #26June #Soomaaliya
1
71
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa dhammaan ardayda fasalka 4-aad ee dugsiga sare ee uu usoo gabagaboobay Imtixaanka Shahaadiga ah. Waxaan idiin rajeynaynaa guul, horumar iyo mustaqbal ifaya. #SomnetTelecom #ImtixaankaShahaadiga #Arday #MustaqbalIfaya
40
khamiista inagu soo fool leh waa Maalinta Caashuuraa oo ah maalintii Alle badbaadiyey Nabi Muuse (CS) iyo qawmkiisii, isla markaana halaagay Fircoon & ciidamadiisii. Nabigeenna (NNKH) wuxuu inoo sheegay in qofka sooma maalintaas Alle ugu dhaafo dambiyadii yaraa ee sanadkii hore.
31
Waxaan Adeegga Mudnaan idin kugu soo kordhinay inaad Ehelkaaga iyo Asxaabtaada ugu shubi karto Xirmooyin internet iyo kuhadal ku Filan baahiyahooda. Si aad ugu shubto qof kale garaac *870*Lambarka# #Ugushub #Mudnaan #Somnet
11
Waxaan dhammaan bulshada Muslimiinta, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynaynaa curashada sanadka cusub ee Hijriga 1448H. Dhammaanteen aan uga faa’iideysano sanadkan cusub inaan la nimaadno acmaal wanaagsan, isla markaana aan xisaabino nafaheenna. #Somnet #Hijri1448
26
Waxaan guul iyo natiijo wanaagsan u rajaynaynaa dhammaan ardayda maanta u fariisanaysa imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad. Alle talo saarta, dadaalkiinna ku kalsoonaada, kana fogaada wax kasta oo dhaawici kara mustaqbalkiinna. #Somnet #imtixaan_fasalka_8aad_2026
6
Ku daawo kulamada Koobka Adduunka Xirmooyinka Adeegga Mudnaan oo kuu suurtagalinaya inaad hesho xirmo ku habboon baahidaada! Kaga shubo*870# #Koobkaadduunka26 #Somnet #Mudnaan
5
Internet iyo kuhadal aan kaa dhammaaneyn Muddo 15 Maalmood ah ku isticmaal kaliya $7.5. Kaga shubo Adeegga Mudnaan *870#, Dooro lambar 3, Kadib dooro Xirmada 15-ka maamlood. #Somnet #isgaarsiintajiilkacusub #SomnetTelecom
9
Garabkaaga ayaannu nahay Omar Artan Runtii waxaad halkaan ku soo gaartay karti, dadaal iyo ka go’naasho. Nolosha Caqabaduhu waa kuwa joogto ah waannu Ku kalsoon nahay inaad ka gudbi karto. Waxaanna kuu rajeyneynaa guul, horumar ka sarreeya kan maanta. #Artan #FIFAWC26 #Somnet
1
2
3
54
Maalinta Deegaanka Adduunka awgeed Waxaan ollale ballaaran oo lagu beerayey dhir ka sameynay deegaaka, isla markaana bulshada guddoonsiinay qaar kamid ah dhirta si ay u beeraan. Ka Somnet ahaan Waxaan sii xoojin doonna dadaallada loogu jiro in la helo deegaan cagaaran. #Somnet
45
Resellers Offer! Waxaan Munaasabadda Ciida awgeed Qiimo dhimis 20% idin kugu sameynay adeegyada Reseller-ka oo horey u ahaa 15%. Waxay socon doontaa muddo 5 maalmood oo keliya, Ka faa'ideysi wacan. #Somnet #Reseller #Ciiduladxaa #Isgaarsiintajiilkacusub
14