Cali Kuluc oo sheegay in ciidamadda Jabuuti aanan rabin in ay gacanteenu ay gaarto, Gawaaridda iyaga ayaa ka cararay. youtu.be/8gOZA9pdjjM?is=ZrlI… via @YouTube
Garoonka Diyaaradaha Degmadda Beledweyne oo saaka dagaal ku dhex maray ciidamadda deegaanka(Macawisleydda) iyo ciidamadda Jabuuti ee fadhiya garoonka, dagaalkaas waxaa ka dhashay dhimasho iyo dhaawac labada dhinac ah. Garoonka waxaa hadda gacanta ku haya ciidamadda Macawisleydda.
Axmed Madoobe ayaa sheegay maanta in ay Soomaaliya ay ku socota wadaddi burburka iyo in lagu kala tago. youtu.be/SLRU2QENiS4?is=fCDr… via @YouTube
1
4
250
Kooxdda Xaraash Qaran oo 72 saacadood gudahood u qabatay in safiirka dalka Isutaga Imaaraadka Carabta uu uga baxo Xamar, kan Soomaaliya ee fadhiya Abu Dhabi uu yimaado Xamar. Maxaa xigi doona? youtu.be/scKbO8OIn04?is=eYUl… via @YouTube
1
118
Taliyaha Ciidamadda Itoobiya oo Saylac ku tilmaamay dhul ay leeyihiin dadka Tigreyga ah. Waxaas oo dhan waxaa ka masuul ah oo siiyay Kooxdda Xaraash Qaran ee fadhigoodu yahay Xamar.youtu.be/uV5P8Ikqywo?is=Y9QP… via @YouTube
#Cali Jeyte oo maanta afka furtay oo ku hadlay hadaladii loo soo dhiibay. youtu.be/ARV_l7ov-oY?is=v27K… via @YouTube
1
126
#Cali Jeyte oo weerar afka ah ku qaaday Sanbololshe, ka dib markii la siiyay darajada Sarreye Guute oo ciidamdda Daraawiishta youtu.be/z2Yv7kSwlZw?is=Vd9e… via @YouTube
1
141
#Wareysi: Laba dal ayaa u bareeray in ay dumiyaan dowladnimadda Soomaliyaa. youtu.be/0rDhxgvGadk?is=jzTc… via @YouTube




