Haji Adde (@AddeMustafa) header
Haji Adde (@AddeMustafa) profile picture

Patriot| True Nationalist| Meet new people around the world, make them friends| Social Media Activists| Electrical & Underground cable| Energy

On the Earth
Joined April 2018
Photo by Haji Adde (@AddeMustafa)Photo by Haji Adde (@AddeMustafa)Photo by Haji Adde (@AddeMustafa)Photo by Haji Adde (@AddeMustafa)Photo by Haji Adde (@AddeMustafa)Photo by Haji Adde (@AddeMustafa)Photo by Haji Adde (@AddeMustafa)Photo by Haji Adde (@AddeMustafa)Photo by Haji Adde (@AddeMustafa)Photo by Haji Adde (@AddeMustafa)
Haji Adde retweeted
Soomaaliya halka ay taagan tahay maanta waa siddan oo kale
1
2
2
293
Haji Adde retweeted
Trump, Putin and Xi Jinping meet in China! 🇨🇳 But there's one little problem at the dinner table… 🥢😂
🤖 Made with AI
633
1,620
248
7,633
1,991,506
Haji Adde retweeted
Garoonka Diyaaradaha Degmadda Beledweyne oo saaka dagaal ku dhex maray ciidamadda deegaanka(Macawisleydda) iyo ciidamadda Jabuuti ee fadhiya garoonka, dagaalkaas waxaa ka dhashay dhimasho iyo dhaawac labada dhinac ah. Garoonka waxaa hadda gacanta ku haya ciidamadda Macawisleydda.
1
1
89
Haji Adde retweeted
Taliyaha Ciidamadda Itoobiya oo Saylac ku tilmaamay dhul ay leeyihiin dadka Tigreyga ah. Waxaas oo dhan waxaa ka masuul ah oo siiyay Kooxdda Xaraash Qaran ee fadhigoodu yahay Xamar.youtu.be/uV5P8Ikqywo?is=Y9QP… via @YouTube
1
1
176
Haji Adde retweeted
#Beledweyne: Cali Jeete oo soo gaaray Degmadda Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, ayaa yiri ujeedo gaar ah ma wadno, xalay facebooga wax baan ku arkaayay. youtu.be/0TFjfGJppuE?is=ZdfE… via @YouTube
1
1
124
Haji Adde retweeted
#Beledweyne: Toban kun ka badan oo ciidan ah ayaa Degmadda Beledweyne soo gaaray saddexdii maalmood ee u dambeysay, 50% waa Ciidamaddii ku jiray Federaalka, 50% waa Ciidamaddii Macawisleyda( Ciidamadda Deegaanka) youtu.be/tbLY42gfg38?is=8b-H… via @YouTube
1
1
197
Haji Adde retweeted
Jamaacadda culumadda ee Al Ictisaam Bil Kitaab Wa Sunnah ayaa bayaan ay soo saartay kaga digtay xaaladda siyaasadeed iyo amni ee dalka, iyadoo Gurguurte iyo mucaaradka ugu baaqday inay si deg deg ah u yeeshaan wada hadal lagu xalinaayo khilaafaadka hadda jira.
1
1
164
Haji Adde retweeted
Dalkan waxaan u wadnaa meel aan la garanayn. #TikTok vm.tiktok.com/ZN8PKwYJF/
1
1
72
Haji Adde retweeted
Shirweynaha 31aad ee Isbedelka Cimilada ee Qaramadda Midoobay (COP31) ayaa ka furmay Antalya ee dalka Turkiga, kaas oo socon doona 9 illaa 20 Nofember 2026. Soomaaliya waxaa uga qayb galay 459 qof oo is xambaar ah. youtu.be/hHNDc_C8M7Y?is=mrP_… via @YouTube
1
1
63
Haji Adde retweeted
1
1
41
Haji Adde retweeted
#Warmurtiyeed: Beesha Xawaadle waxay isla garteen oo cambaraynayaan doorasho ku sheega la sheegay in ay ka dhacday Degmadda Jowhar ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Waxaa la iclaamiyay banaan bax ka dhacaya Beledweyne maalinta axada. youtu.be/lABWs5x_-qg?is=Lq9m… via @YouTube
1
1
111
Haji Adde retweeted
#Ugaaska Xawaadle oo si adag ula hadlay dadkii isugu yimi afaafka hore ee aqalkiisa. Dadkii yimi u sheegay yaan lagu dheeliin masiirkiina & dadnimadiina. Wuxuu gogol u fidiyay beelaha kale ee Reer Hiiraan. Wuxuu iclaamiyay banaanbax axada ah. youtu.be/g78P91Dpi4U?is=2Gbv… via @YouTube
1
1
112