Odayasha Gobolka Hiraan waxa ey aadi doonan isbucaan soo socda muqdisho si tababar loogu furo iyaga iyo odayasha shabelada dhexe. Hirshabele
1
3
Odayasha Dhaqanka Gobolka Hiraan waxa ey isku af garteen in gogosha jowhar noqoto casimadana buloburte ahato madaxweynaha rer hiran noqdan
Waxan aadi doonaa degmada buuloburte shacabka ayan rabitankoda so dhageysan doonnaa aniga iyo wafti dowlada somaliya ah,
Madaxweynaha wa yimid odayasha rer hiiran hogamiyaha dhalinyarada hawenka mowqifkina cadeya, sad wax u rabtan u shega, xildhiban xal qado
Xilka la ii Magacabay Micna ma sameynayo, waa in rabitanka shacabka hiiran iyo halkey higsanayaan la dhageystaa, Madaxweynaha wa ino imaan
Dhalinyrada #reer hiiraan waa hogaamiyaasha berito,halkey hiiran higsaneyso dhalinyarada wax baratay aya laga rabaa, anna wan gacansinaya
Hiiraan waxa ey ka mid aheyd 8dii Gobol Ee somaliya la isku oran jiray, Shirarkan socsocda ee laguna magac daray gobolada dhaxe nama quseyo
Dhimashadu inta la ii xaqijiyay wa 14 isugu jira rag iyo dumar dhawacuna yahay 19 alle cafimad ha siyo inti ku dhawacantay qaraxii fulinimo
Shacabka Somaliyed qasatan Shcbka Rer @Hiran waxan leyahay iid Wngsan Kuwi Nabad iyo Hormar kuGara Sanadkan s/kisa Danbo Alle Ha Naga Dhigo
Shacabka @GobolkaHiiran waxey raban Qof Dacad ah, laqeybsada Dhibatada umaBahna Qofwata Basabor Ajnabi ah rabana marku arko dhibato kacarara
Qof kasta oo Rer Hiran Ah Hiranna Leh Aanan Aheyn kuwa sida marekanka ku nol ugu nol @HIIRAAN ugu codsanaya iney igu tageran musharaxnimada
Wada Hadal Hoose Ayaa Noo Socda Odayasha Dhaqanka Gobolka #Hiiraan qeybahooda Kala Duwan, Dhalinyarada Hogaanka cusub Dooratayna waan sugaya
naxdin ayey igu aheyd markan maqlay in Omar Shire ku Gowracay 4tisa Cunug Galxamur #gobolkaHiran Tacsi ba u diraya RerHiran qasatan RerShire
waxan ku faraxsanahay in Taliska Boliska mamulka gobolka #HIIRAN is-garsin casri lagu warejiyay taso dhanka iska warqabka u fududen doonto
Aad ayad u Mahadsantihin Odayasha Dhaqanka #GobolkaHiran,qeybahoda kala duwan qabilada Rerhiraan wax garadka RerHiran Tagerada ad ii mujisen
waxaan mar ,2aad, 3aad , Ku Faraxsanahay in Taladii Hiiraan oo Reer Hiiran Ku soo Noqotay #Gobolka Hiiraan
qof warqad lasoo siiyo oo ey dowlad soo magacawdo anaa ugu soo horeyay hadana qof ha la ii doorto dhahaa inaa idinku soo hormara raba#hiran
Hadana waxan rabaa inaad sidii aad waqtigaas ila shaqeyseen aad ila shaqeysaan haddii aan ku guuleeysto xilka aan u taganahay maanta #hiran
Dhalinyaradu waa in lala sheegeystaa hadba waxey rabaan loo sameeyaa, dhalinyarada rer #hiiraan wey ila shaqeeyeen intii aan xilka hayay
