Galmudug State House retweeted
Waxaan maanta kulan la qaadanay aniga iyo wafdiga aan hogaaminayo, Madaxweynaha Dowladda Koofur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed iyo Xildhibaanada dooran ee BFS.
Kulankaan ayaan diirradda ku saarnay sidii loo dhameystiri lahaa doorashoyinka dalka,
Galmudug State House retweeted
Nin Xaaskiisa furaya ayaa la weydiiyey sababta uu u furayo, waxaanu yidhi: Fariidku Xaaskiisa waxba kama sheego.
Markii uu furay kadib ayaa hadana la weydiiyey sababta uu Xaaskiisii ku furay, waxaanu yidhi: Caaqilku gabadh aanay shaqo isku lahayn waxba kama sheego!...
Raganimo.
Galmudug State House retweeted
It's my pleasure to recieve @UNSomalia, AU, @EU_in_Somalia & IGAD representatives in Dh'mareb. The very timely & vital visit reaffirms my government's commitment to an election process thats credible & transparent safeguarding venues & protecting women's quota.
#Galmudug
Galmudug State House retweeted
#Collaboration among #Somali leaders, fair elections, reconciliation efforts, #peace and #security, and intl. support were among topics discussed by @_AfricanUnion, @EU_in_Somalia, @IGADPeace and @UN reps with #Galmudug's Pres. @MrQoorqoor today. For more: https://teapawt.org/t.co/E4vSESUlQU
Galmudug State House retweeted
“#HobyoPort doesn’t need any more foundation stones or photo ops. Time for action has come. Time of building it has arrived.” - @SabirShurie, Galmudug Minister for Ports & Fisheries
Galmudug State House retweeted
Golaha Iskaashiga dowlad Goboleedyada oo billad sharaf gudoonsiiyay madaxweynaha Galmudug taasi oo uu ku mutay nabada Gaalkacyo iyo heshiiska ASW.
Galmudug State House retweeted
Maxweyne Xaaf oo hambalyo u diray Gudoomiyaha la doortay ee Barlamaanka Galmudug @Goobjoognews @HarunMaruf @Radiodalsan












