Abdirahman Farah. (@Goomow191) header
Abdirahman Farah. (@Goomow191) profile picture

DVM | Social Activist | bookworm | All tweets strictly mine | Rts & links ≠ endorsements.

Somalia
Joined July 2019
Photo by Abdirahman Farah. (@Goomow191)Photo by Abdirahman Farah. (@Goomow191)Photo by Abdirahman Farah. (@Goomow191)Photo by Abdirahman Farah. (@Goomow191)Photo by Abdirahman Farah. (@Goomow191)Photo by Abdirahman Farah. (@Goomow191)Photo by Abdirahman Farah. (@Goomow191)Photo by Abdirahman Farah. (@Goomow191)Photo by Abdirahman Farah. (@Goomow191)Photo by Abdirahman Farah. (@Goomow191)
Abdirahman Farah. retweeted
Garoowe PL-Somalia.🇸🇴
1
1
306
Ma aaminaysaa kiiskaas 7 qof baa u god galay, 16 qofna way u dhaawacmeen. Labada nin ee wiilka iaku haysta liibaan iyo Farah waa ilma habreed. Oo labada hooyo waa walaalo. Culumadu way mahadsan yihiin.
Gaalkacyo: Liibaan Tahliil ayaa wiilkii yaraa loo xukumay. Dhegayso sida daliilka xukunku u dhacay. Guddiga Culumada Puntland ee kujiray gal Dacwadeedka wiil laysku haysto magaalada Gaalkacyo mudo dheer ayaa go'aamiyey in uu yahay Maxamed oo uu aabe u yahay Liibaan Xaaji Tahliil, waxaana la baabiyey gabi ahaanba sheegashadii darafka kale.
1
1
119
Garoowe PL-Somalia.🇸🇴
1
1
306
Abdirahman Farah. retweeted
Puntland.
2
3
199
Abdirahman Farah. retweeted
Waxaan uga tacsiyeynayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed geerida xanuunka badan ee ku timid Eebbe ha u naxariistee Halgamaa Cali Cabdille Fiixiye (Cali Shucaac) oo ku geeriyooday Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya. Xaaji Cali Shucaac wuxuu ahaa Halgamaa magac iyo taariikh dheer ku dhexleh dhammaan gayiga Soomaaliyeed, isaga oo juhdi iyo dadaal dheer uso galay sidii uu uga dhabeyn lahaa halganka iyo mideynta ummadda Soomaaliyeed. Marxuumku wuxuu sido kale soo noqday sargaal katirsan ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Waxaan dhammaan qoyska, Ehelka, Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Dhaqanka iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeynayaa geerida Xaaji Cali Shucaac, Waxaana Alle uga baryayaa in uu siiyo naxariistiisa waasaca ah.
17
25
6
128
26,007
Abdirahman Farah. retweeted
هل فعلاً هذا الخبر صحيح ؟؟!! يسعى الكثيرون إلى تبين حقيقة هذا الخبر والوقوف على مدى صحته؛ فهل تحولت هرجيسا، الحاضرة الكبرى للأمة الصومالية المسلمة، إلى تل أبيب القرن الأفريقي؟ وهل وصل بنا الحال حقًا إلى قمع مغنٍّ صدح بصوته دفاعًا عن القدس وغزة وأنشد لهما؟"
2
3
132

Patrice Émery Lumumba, oo ahaa raysal wasaarahii ugu horeeyay ee Congo, sidoo kale hogaamiyihii dhaqdhaqa xornimodoonka ayay dileen gumaystihiisii Belguim-ku. Cabdulaahi qarshe ayaa hees baroordiiq ah u qaaday 1961. Waxa layaab leh soomalida waqtigaas siday wacyiga soomalidu ahaa
2
2
146

Somalia has a promising future. Through unity, mutual trust, and a shared commitment to the national interest above individual or personal ambitions, the country can build a strong, stable, and respected government. A united Somalia has the potential to earn the respect of the...

international community and secure a brighter future for all its people.
24
Abdirahman Farah. retweeted
Waa caasimaddii Puntland ee Garoowe.
1
4
17
1,653
Waa caasimaddii Puntland ee Garoowe.
1
4
17
1,653
Abdirahman Farah. retweeted
Waa sawiro ashqaraar leh, oo ka imaanaya, caasimadda dhul udug ee Garoowe. ❤️
1
1
42
Waa sawiro ashqaraar leh, oo ka imaanaya, caasimadda dhul udug ee Garoowe. ❤️
1
1
42
Abdirahman Farah. retweeted
🏆 Referee announced for 2026 #SuperCup! We're pleased to share that Somali referee Omar Artan will officiate the highly anticipated match between PSG and Aston Villa in Salzburg.

10,330
59,535
7,703
418,302
16,483,886
Jigjiga caasìmada Soomali Galbeed.
3
84