Ministry Of Finance of South West State of Somali (@MOFSWSS) header
Ministry Of Finance of South West State of Somali (@MOFSWSS) profile picture

Official account of the Ministry of Finance Southwest State of Somalia

Southwest State of Somalia
Joined April 2018
Photo by Ministry Of Finance of South West State of Somali (@MOFSWSS)Photo by Ministry Of Finance of South West State of Somali (@MOFSWSS)Photo by Ministry Of Finance of South West State of Somali (@MOFSWSS)Photo by Ministry Of Finance of South West State of Somali (@MOFSWSS)Photo by Ministry Of Finance of South West State of Somali (@MOFSWSS)Photo by Ministry Of Finance of South West State of Somali (@MOFSWSS)Photo by Ministry Of Finance of South West State of Somali (@MOFSWSS)Photo by Ministry Of Finance of South West State of Somali (@MOFSWSS)Photo by Ministry Of Finance of South West State of Somali (@MOFSWSS)Photo by Ministry Of Finance of South West State of Somali (@MOFSWSS)
Waxey maanta wasaaradda maaliyadda soo gabagabeysay tababar kusaabsanaa diyaarinta miisaaniyadda 2022 waxaana kasoo qeybgalay illaa iyo in kabadan shan waaxood. Tababarka waxaa bixinaayay lataliyaha wasaaradda Maaliyadda dhanka PFM ka.
2
11
Ministry Of Finance of South West State of Somali retweeted
Dr. Mahdi waa Ciraaqi ku takhasusay qalliinka guud. Hooyadiis ayaa dhimatay isagoo qalliin ku samaynaya, wuxuuna dhacdadaas ka qaaday murugo iyo naxdin noloshiisa mugdi galiyay. Xaafadaha magaalada Samaawah ayuu wareegaa isagoo derbiyada ku qoraya: Hooyo waan ku jeclahay. I cafi.
17
31
3
202
Ministry Of Finance of South West State of Somali retweeted
As Parliament meets to discuss the way forward on elections in Somalia, 馃嚞馃嚙 Ambassador @KFosterFCDO sets out our position.
145
67
36
221
Waxaa shalay kulan dhexmaray wasaaradda Maaliyadda, Gudoomiyaha Maxkamadda sare iyo Laanta ilaalada canshuuraha KGS kaasoo looga hadlay in dhamaan wixii dakhli ah soo gala maxkamadaha ay masuul ka tahay wasaaradda maaliyadda wixii ka dambeeya 09/01/2021.
6
Ministry Of Finance of South West State of Somali retweeted
Dowladda waa in Ay siyaasadeeda ku darsataa Horumarinta Ganacsiga yaryar iyo kuwa meel dhexaadka ah. Wadashaqeynta hey鈥檃hada arimahaan qaabilsan, Dowladda, Bangiyada iyo Xarumaha cilmi baarista si鈥檃wood loogu yeesho in shaqooyin badan la鈥檃buuro.
6
15
Mahadsanid Wasiir sida wacan aad wasaaradda Maaliyadda aad ugu matasho fagaaraha resources ka lagu kala qeybsado iyo udoodista xuquuqdeeda marwaliba.
Thanks Minister Ahmed for the long standing fight you have been for of swss at both national and state platforms. Today鈥檚 dogfight in the meeting was such a magnificent and people of southwest should be proud and appreciate this energy you have shown today @AhmadeyMH @Laftagareen
8
Under the leadership of MoF鈥檚 DG Mr Ali together with his team has kicked off today a meeting discussed on a three month period financial performance of the Ministry of Finance.
1
8
Shirka Wasaaradaha Maaliyada DFS & Dowladaha Xubnaha Ka Ah# Kismayo 18-22 December 2019
1
3
10
Intergovernmental Fiscal Federalism meeting is going on in kismayo for the last three days
1
4
8
Yesterday all 5 Ministers of Finance Federal Member states, BRA and Minister of Finance Federal Government of Somalia Signed Fiscal Transfer Policy Paper and Transfer Manual to Meet international Financial Reforms and One of the key benchmarks of debt relief Somalia to Achieve.
1
1
11
H.E Ahmed Mohamed Hussain Minister of Finance SWSS Participated Intergovernmental fiscal Federalism Meeting in Kampala all FMS, BRA & FGS were present to improve Fiscal reforms
2
1
15
Waxaa magaalada Uganda Kampala ka furmay shir looga hadlayo arrimaha maaliyadda dalka, kana qayb galayaan wasiirada DXDF iyo Gobolka Banaadir.Shirkan oo ah kii labaad oo ay yeeshaan wasiirada maaliyadda ayaa looga doodayaa hanaanka maaliyadda dalka iyo horumarinteeda.
1
3
12
Minister Ahmed meet with DFID & PREMIS Team in ASI office in Nairobi to improve the SWS Financial Systems and Security Sector devolution Strategic Plan. @DFID_UK @laftagareen
2
6
Minister of Finance H.Excellence Ahmed Mohamed Hussain meet with world bank TTL team and discussed on how to increase government development programs Specially Financial Growth and support Education programs and Health Sectors which WB ensured and committed to support.
3
Wasirka maliyada KGS oo manta shir la qatey bankiga aduunka ayaa kawada hadley sidii loo xoojin laha wada shaqeynta iyo taageerada ay siiyan dowlad goboledka KGS
1
4
Wasaaradda Maaliyadda Dowlad Goboledka Koonfur Galbeed ayaa maanta qabatey shirka dib u eegista waxyaabihii qabsoomey iyo caqabadaha jira si kor loogu qaado dakhliga dowladda iyo hanaanka guud ee maaliyada KGS (Fiscal Reform)
5
Wasiirka wasaarada maaliyada KGS ayaa maanta ka qeyb galey shirka madasha iskaashiga somaliya iyo beesha caalamka ee maanta ka furmey magaalada muqdishu. Shirkan ayaa socon doona mudo 2 maalmood ah waxaana looga hadlayaa arimaha horumarinta dhaqaalaha iyo siyaasadda loo dhanyhay.
1
8
kormeer shaqo oo maanta kutageney kastamada wasaaradda maaliyadda DKGs ee degmadda Afgooye si loo dardargeliyo howlaha shaqo ee wasaaradda. Kormeerka waxaa ku wehelinaayey Gudoomiyaha Gobolka Sh.Hoose mudane Ibrahim Najah
1
4
11
Ministry of Finance is responsible all Collection of Revenue no other government institutions can collect money@Public Financial Management system Implementation
3
(Surge Support Program )Southwest state presidential palace was rehabilitated in Baidoa (after pics below). @mpfsomalia is convinced that fiscal reform and infrastructure rehab. can go hand-in-hand.
1
3