Pinned Tweet
Drop a like 👍 if you stand with the Republic of #Puntland and President @HESaidADeni #PuntlandFirst Agenda.
Radio Kulmis retweeted
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane @HESaidADeni , ayaa maanta magaalada Garoowe kaga qaybgalay aaska qaran ee Alle ha u naxariistee G/sare Maxamed Cali Marduuf, oo ahaa Taliye Ku-xigeenkii Ciidanka Madaxtooyada Dowladda #Puntland, kaas oo shalay ku geeriyooday shil gaari.
Radio Kulmis retweeted
بدعم إماراتي وأمريكي، تواصل القوات المحلية التابعة لولاية بونتلاند عملياتها لملاحقة فلول تنظيم داعش في سلسلة جبال علمسكاد في الصومال. وفي إقليم هيران، وجّهت قبائل الحوادلة تحذيراً شديد اللهجة إلى حسن شيخ محمود، من مغبة الزج بالمليشيات التابعة لعشيرته في أي محاولة جديدة للاعتداء على أبناء الإقليم. أما في ولاية جنوب الغرب في الصومال، فقد أحكمت قوات المعارضة حصارها على مدينة بيدوا، عاصمة الولاية، في تصعيد جديد يضع حسن شيخ المنتهيه ولايته أمام تحدٍ أمني وسياسي متزايد.
1-1 Per @Plstatehouse Puntland President Offers Condolences Following the Death of Presidential Palace Deputy Commander
Garowe, November 26, 2026 – Puntland President @HESaidADeni has expressed his condolences following the death of Lieutenant Colonel Mohamed Ali Ahmed (Marduuf)
1
1
149
1-2 Puntland Security Forces, particularly @Plstatehouse Security Unit, as well as the deceased's family and relatives.
He prayed that Allah grant the late officer Jannatul Firdows and give his family, colleagues, and loved ones patience and strength during this difficult time.
1
68
1-3 May Allah have mercy on him and grant him eternal peace. Aamiin. 🤲🏽💙🤍💚
Office of the Presidency – Puntland State of #Somalia
33
Radio Kulmis retweeted
Hambalyo reer Puntland si gaar ah reer Mudug. Dowlad jacayl iyo isku tashi dad ku caan baxay👏🏾
HISTORIC GROUNDBREAKING CEREMONY FOR THE EXPANSION & MODERN DEVELOPMENT OF ABDULLAHI YUSUF INTERNATIONAL AIRPORT IN GALKAYO
...
Dhagaxdhigga Garoonka Casriga ee CABDULLAHI YUSUF INTERNATIONAL AIRPORT
Waxa maanta la dhagaxAdhigay dhismaha Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah Cabdullaahi Yuusuf Axmed ee magaalada Gaalkacyo oo dib-u-dhis iyo casriyeeyn lagu samaynayo, iyadoo ay si rasmi ah u dhagaxdhigeen Madaxweynaha Puntland @HESaidADeni iyo Islaan Bashiir Islaan Cabdille.
> Daljir Media
Radio Kulmis retweeted
Madaxweynaha Dowladda #Puntland Mudane @HESaidADeni , oo safar shaqo maanta ku tegay Gaalkacyo, ayaa si rasmi ah u dhagax-dhigay dhismaha Garoonka Diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee magaalada #Gaalkacyo .
Radio Kulmis retweeted
Waxaan qirayaa in isbadalka Galkacyo ka dhacay ee amni,maamul iyo horumar uu ka shaqeeyay Mw Deni....
1. Xaqiijinta amnigeeda.
2. Xaqiijinta maamulkeeda.
3. Dhismaha Dekeda Garacad.
4. Dhismaha Garoonka diyaaradaha.
5. Dhismaha Wadada Bacaadweyn.
6. Biyo saarka Magaalada.
Maanta Galkacyo, waa magaalo leh Deked,Garoon,Wado loo maro,amni sugan,nolol jaban iyo fursado ganacsi.
Maamulkii ka horeeyay ee uu hogaaminayay Nin kasoo jeeda Magaalada Galkacyo,isaga,ayaa ugaga wanaagsanaaday.
Madaxweyne Mahadsanid.
JQ.
Radio Kulmis retweeted
Siciid Deni @HESaidADeni oo Bahdilay Xasan Shiikh kuna caayay Nin shisheeye u dacwooday oo soo watay si ay dadkiisii ula heshisiiyeen. Soomaali Shisheeye ma heshiisiin karo. #Fogeeya.
Radio Kulmis retweeted
Taariikh kale,ayaa hirgashay Maanta....
Galkacyo,waxaa loo dhagax-dhigay garoon diyaaradeed oo casri ah.
Qurba-joogta Puntland, gaar ahaan kuwa Gobolka Mudug,waxay mudan yihiin mahadcelin,sababtoo ah,waxay dib ugu soo celiyeen Dadkooda dhaqaale iyo shaqo abuur.
Mudug Dekedeedii iyo Garoonkeedii diyaaradaha,waxay Gacanta ugu jiraan Puntland,taasoo ka macno ah horumarka Gobolka,lahaanshaha Gobolka iyo jihaynta Gobolka in uu Gacanta ugu jiro Puntland.
Cida Mudug maamusha,ayaa Somaliya wax laga waydiinayaa,sababtoo ah,waa Gobol Juquraafi ahaan halka uu ku yaal ay muhiim utahay Somalida,Itoobiyaanka iyo Caalamka kale.
Mw Deni,waa mashruucii Labaad oo kusoo aaday mudo xileedkiisa oo uu Gobolka Mudug ah,horay,waxaa uhirgashay Dekeda Garacad,waana utaariikh.
JQ.
Ka-doodista Arrimaha Dastuurka Puntland
– Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Hon Abdirisak Ahmed Said, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Hon Mohamed Baarri Shire, iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Hon Mohamed Mahamud - more
puntlandparliament.com/warar…
Radio Kulmis retweeted
Madaxweynaha Dowladda #Puntland Mudane @HESaidADeni , oo safar shaqo maanta ku tegay Gaalkacyo, ayaa si rasmi ah u dhagax-dhigay dhismaha Garoonka Diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee magaalada #Gaalkacyo .
Radio Kulmis retweeted
Shirka Nabada ee Badhan Isim Daarood baa dhigay waxaana lagu casumay Dhamaan Isimada Daarood waxana lagu heshiisiinyaa Beelo Walaalo ah
Isimkii aan rabin inuu yimaado Ilaahay khayr ha ku siiyee Degaankaaga joog

































