SPA Learning Lab (@SPALearningLab) header
SPA Learning Lab (@SPALearningLab) profile picture

SPA Learning Lab is a training and capacity development facility run by @somalipubagenda.

Mogadishu
Joined September 2020
Ustaad Axmed-nuur Maxamed Cabdi ayaa galabta bixin doona casharka 8aad ee tababarka cilmibaarista. Waxaan ku faraxsannahay in dufcada afaraad ay gabagabo ku dhowdahay. #SPLearningLab #Research #Training
46
Waxan soo gaarnay gabogabadii tababarka cilmibaarista. Maanta waxaa casharka bixin doona Agaasime Kuxigeenka Somali Public Agenda (@somalipubagenda), ahna Agaasimaha @SPAResearch_ , @FarhanShabel. #SPALearningLab #ResearchTraining
2
72
Waa xiisaddii 6aad ee tababarka cilmibaarista. Maanta waxa casharka bixin doona ustaad Axmed-Nuur Maxamed Cabdi. #SPLearningLab #Research #Training
64
Waxa inoo billowday toddobaadka 3aad ee tababarka cilmibaarista. Maanta waxaa casharka bixin doona ustaad Cabdishakuur Cawil oo ka mid ah cilmibaarayaasha wax ka dhigaya koorsadan. #SPALearningLab #ResearchTraining
2
64
Waa xiisaddii 4aad ee tababarka cilmibaarista. Casharka galabta waxaa mar kale bixin doona Agaasime Kuxigeenka SPA, @FarhanShabel. #SPLearningLab #Research #Training
1
52
Waxaa si habsami leh noogu socda tababarka cilmibaarista, dufcada 4aad. Maantana casharka 2aad ee tababarka waxaa bixin doona ustaad Axmed-Nuur Maxamed Cabdi. #SPLearningLab #Research #Training
52
Maanta waxa noo billaabanaya tababarka cilmibaarista. Dufcadan waa tii 4aad. Agaasime kuxigeenka SPA, ahna Agaasimaha SPA Research, @FarhanShabel, ayaa maanta bixin doona casharka 1aad ee tababarka. #SPLearningLab #Research #Training
2
74
Maanta waxaan leennahay xiisadda ugu dambeysa ee tababarka blog qorista. Waxaa marti noo ah Ustaad Suad Jama (@su3aadka). Waxaa farxad weyn noo ah inaan soo gaarnay gabogabadii tabarka. #SPALearningLab #BlogWriting
2
2
97
Ustaad @MariamDini3 ayaa galabta bixin doonta xiisadda latalinta iyo hagidda ee la siiyo ardayda qaadata tababarka blog qorista. Waxaan uga mahadcelineynaa sida ay had iyo jeer noogu heellan tahay. #SPALearningLab #BlogWriting
1
2
136
Waa toddobaadkii 3aad ee tababarka blog qorista. Maanta waxaa casharka bixin doona ustaad @HassanAbdiH. #SPALearningLab #BlogWriting
1
76
Amb. Yusuf Garaad (@ygaraad) ayaa galabta bixin doona xiisadda latalinta iyo hagidda ee aalaaba Maalinta Khamiista ah la siiyo ardayda qaadata tababarka blog qorista. #SPALearningLab #BlogWriting
93
Toddobaadkii 2aad waxa noo socda tababarka blog qorista. Maanta waxaa casharka bixin doona ustaad Abdishakur Awil. #SPALearningLab #BlogWriting
89
Waxa soo xirmay codsiyadii tababarka blog qorista. Waxaan sameyn doonnaa xulis ka dibna waxaan billaabi doonnaa koorsada 19ka July, 2026. Aad ayey u mahadsan yihiin dhammaan intii soo codsatay. #SPALearningLab #BlogWriting
1
1
123