
SPA Research is the research arm of @somalipubagenda. We produce rigorous, policy-relevant research to inform and influence governance in Somalia.
Joined May 2025
- Tweets96
- Following18
- Followers41
- Likes140
SPA Research retweeted
๐ซ๐ฎ๐ณ๐น๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ค๐ฎ๐น๐ถ๐ป๐ท๐ฒ๐ฏ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐๐๐ณ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฐ๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐ฒ๐ฒ ๐ง๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐๐ถ๐น๐บ๐ถ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ถ๐๐๐ฎ
Xarunta @SPALearningLab ee Somali Public Agenda ayaa munaasabad qalinjebin ah u qabatay dufcada 4aad ee tababarka cilmibaarista. 26 dhallinyaro ayaa ka faa'ideystay tababarkan oo socday muddo 6 isbuuc ah. Halkan ka daawo qalinjebinta dufcada 4aad ee tababarka cilmibaarista.
youtu.be/2CSRoJRblvY?si=tbyzโฆ
SPA Research retweeted
Caawa 8:30 PM waxan baahin doonnaa qeybta 83-aad ee Maamul Wanaag Podcast. Qeybtan waxaa marti ku ah Agaasime Kuxigeenka Somali Public Agenda, ahna Agaasimaha @SPAResearch_, @FarhanShabel.
Halkan ka daawo marka waqtigaas la gaaro: youtu.be/9UQU-GTezUE
#SomaliPublicAgenda #MaamulWanaag #SPAPodcasts
SPA Research retweeted
Madasha @SPADialogue_ ee Somali Public Agenda ayaa X Spaces ku qabaneysa dood ciwaankeedu yahay: Falanqeynta Dagaallada ka soo Cusboonaaday Itoobiya iyo Saameynta ay ku Yeelan Karaan Soomaaliya.
Dooddan waxaa marti ku ah Lataliyihii Hore ee Amniga Qaranka, @XuseenMacallin iyo Cabdirisaaq Muxumad oo ah cilmbaare ka tirsan Jaamacadda Witwatersrand.
Taariikhda: Axad, Oktoobar 18, 2026
Waqtiga: 9:00 PM (Afrikada Bari)
Lifaaqa doodda: teapawt.org/i/spaces/1wGWjlYโฆ
SPA Research retweeted
Our researcher, @IbraJibril_, joined the Geneva Peace Forum (12-15 October 2026, CICG, Geneva), held under the theme โChoose Peace.โ On 14 October, he spoke on the panel โGround Signal: Local Voices on Digital Harms and the Fight for Collective Action,โ organised by the Kofi Annan Foundation in partnership with Build Up. The session opened with a screening of the documentary Ground Signal, followed by a discussion among practitioners from Nigeria, Kenya, Sudan and Somalia, and an audience Q&A.
Ibrahim underscored digital harms as a cross-cutting threat to peace, political stability and social cohesion in Somalia. Online misinformation, incitement, harassment and derogatory language can fuel conflict offline, although the full scale of the problem remains unknown. Because Somali is a low-resource language, platforms often fail to detect slurs and incitement, while engagement-driven algorithms amplify them and deepen social, political and clan divisions.
He called on technology companies to curb identity- and clan-based hate speech in Somali-language online spaces by investing in context-sensitive Somali-language moderation. He also urged international partners to treat digital harms as a priority within peacebuilding, political settlement and development programming.
#GPF2026 #ChoosePeace #Somalia #DigitalHarms #Peacebuilding
#GPF2026 #ChoosePeace #Somalia #DigitalHarms #Peacebuilding
SPA Research retweeted
Ibrahim Osman (@Ibraahinnolosha), Director of the @SPALearningLab, took part in the Institutional Research Repository Stewardship Programme, organised by @SomaliREN and the @UbuntuNet, from 12 to 14 October 2026.
The three-day workshop focused on managing and sustaining open institutional repositories. Topics included DSpace architecture and workflows, institutional readiness and advocacy, metadata quality and discoverability, the FAIR and CARE principles, licensing and copyright, user authentication and access permissions, metadata harvesting and aggregation, and institutional governance and policy development.
The training emphasised how research institutions can systematically organise, preserve and share their publications, while improving their visibility and accessibility through global research discovery systems.
#SomaliPublicAgenda #SPALearningLab
SPA Research retweeted
Our researcher, @IbraJibril_, will be attending the Geneva Peace Forum this month. He will join a panel discussion on digital harms and the fight for collective action, alongside practitioners working directly on digital harms across Africa.
The panel will follow a screening of Ground Signal, a new documentary by Jean Marie Ndihokubwayo.
SPA Research retweeted
On 1 October 2026, @SPADialogue_ held a roundtable discussion in Mogadishu that brought together representatives of political actors, civil society, academia, youth, women, and intellectuals to discuss Somaliaโs upcoming federal elections.
Held under the theme โBuilding Political Consensus for Somaliaโs Federal Elections,โ the discussion focused on key electoral challenges, differing political perspectives, and potential pathways toward broader political consensus.
The dialogue provided a space for stakeholders to exchange views, identify areas of convergence, and contribute recommendations to strengthen the ongoing dialogue on Somaliaโs federal elections and support a more inclusive and consensus-driven electoral process.
#SomaliPublicAgenda #SPADialogue
๐ก๐๐ช ๐ฃ๐ผ๐น๐ถ๐ฐ๐ ๐ฃ๐ฎ๐ฝ๐ฒ๐ฟ: ๐๐ฟ๐ถ๐ฑ๐ด๐ถ๐ป๐ด ๐๐ถ๐๐ถ๐๐ฒ๐ป๐ ๐ฎ๐ป๐ฑ ๐๐ผ๐ฐ๐ฎ๐น ๐๐ผ๐๐ฒ๐ฟ๐ป๐บ๐ฒ๐ป๐๐: ๐๐ฒ๐๐๐ผ๐ป๐ ๐ณ๐ฟ๐ผ๐บ ๐๐ผ๐๐ฒ๐ฟ๐ป๐ฎ๐ป๐ฐ๐ฒ ๐๐ถ๐ฎ๐น๐ผ๐ด๐๐ฒ๐ ๐ถ๐ป ๐ฃ๐๐ป๐๐น๐ฎ๐ป๐ฑ ๐ฎ๐ป๐ฑ ๐๐ฎ๐น๐บ๐๐ฑ๐๐ด
Our latest policy paper, authored by @FarhanShabel, examines the key findings from four dialogue forums that Somalia Public Agenda (SPA) held with local governments across Puntland and Galmudug.
The paper analyses citizen participation in local governance, particularly in a context where opportunities for direct engagement between citizens and local authorities remain limited.
๐๐๐๐ ๐ฉ๐๐ ๐๐ช๐ก๐ก ๐ฅ๐๐ฅ๐๐ง ๐๐๐ง๐: somalipublicagenda.org/bridgโฆ
SPA Research retweeted
Somali Public Agenda ayaa fiidnimadii khamiista ah ee September 17, 2026, ku qabatay degmada Gaalkacyo-Puntland, madal lagu soo bandhigayay warbixin ay ka qortay kulan dadweyne oo ka dhacay magaalada bishii May ee sanadkaan, kaa oo ay qeyb ka ahaayeen duqa degmada iyo dadweynaha.
Warbixinta la soo bandhigay ayaa waxay soo koobtay arimihii looga hadlay kulankii dadweyne oo ay ka mid ahaayeen, dakhli aruurinta, meela lagu bixiyo kharashaadka, bixinta adeegyada iyo daadajinta awoodaha, nalalka wadooyinka iyo uruurinta qashinka ee Maamulka Dowladda Hoose ee degmada Gaalkacyo-Puntland.
Soojeedinta warbixinta ka dib, waxaa xigay dood uu xariirnayay agaasime kuxigeenka Somali Public Agenda, @FarhanShabel, uuna ka qeybgalay agaasimaha Dakhliga ee Dowlada hoose ee Gaalkacyo-Puntland, Mudane Axmed Bile Xasan.
Ka qeybgalayaasha doodda ayaa waxay falanqeeyeen waxa iska beddalay arrimihii lagu soo qaaday kulankii dadweyne iyo arrimo kale oo mudnaan u leh Dowladda Hoose ee degmada Gaalkacyo-Puntland.
Agaasimaha ayaa bayaaniyay sida ay uga jawaabtay dowladda hoose arrimihii ay soo jeediyeeen dadweynihii ka qeybgalay dooddii hore iyo tillaabooyinka u qorsheysan waqtiga dhow.
Dhankooda martidii madasha oo kala matalaayay qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa agaasimaha weeydiiyay suโaalo la xariira dowladda hoose iyo sidii wax looga qaban lahaa arrimaha taagan ee mudnaanta leh.
Muuqaalka munaasibaddan dhawaan ayaan baahin doonnaa.
SPA Research retweeted
Our Executive Director, @MahadWasuge, and @SPADialogue_ Director, @Abdinasirsuleey, are attending the @SomaliaPdrc's 4th Annual Peace Conference (#APC2026).
Mahad delivered a presentation titled โElections and Politicking in Somalia Since 2012: Lessons from National Electoral Models.โ He highlighted the processes that led to the 2016 and 2021โ22 indirect elections, key lessons from these elections, and the ongoing discussions on electoral models for electing members of Somaliaโs 12th Parliament.
SPA Research retweeted
Waxa aan qabannay kulan uu marti ku ahaa @DrBaadiyow. Madasha ayaa diiradda lagu saaray nooca hoggaamineed ee ay Soomaaliya u baahan tahay.
Si gaar ah, waxaa lagu gorfeeyay buugga uu dhawaan daabacay oo cinwaankiisu yahay Somalia: A State in Search of Exceptional Leadership.
SPA Research retweeted
Roland Marchal, Research Fellow at FNSP and researcher at Sciences Poโs Centre de recherches internationales (CERI), and Sakaria Yusuf paid a visit to our office.
They were welcomed by Executive Director @MahadWasuge and Deputy Director and @SPAResearch_ Director @FarhanShabel. They discussed dynamics in the Horn of Africa and recent developments in Somalia.
SPA Research retweeted
โIts findings provide a rare window into how citizens themselves view a political transition that has largely been negotiated among elites โ and show just how difficult it may be to reconcile Somaliaโs demand for democratic legitimacy with its enduring fear of political instability.โ
An excellent report summarizing the key findings of our recent election poll. Thanks @ArlaadiMnetwork.
โก๏ธNEWS: New Survey by #Somaliaโs @somalipubagenda Reveals What Somalis Really Think About Elections and Political Stability.
Read More ๐๏ธarlaadimedia.com/2026/08/13/โฆ
SPA Research retweeted
This @somalipubagenda brief analyzes the electoral models proposed by the FGS, SFC, Nabad & Nolol, and SUC, and proposes a compromise framework that incorporates the most practical elements of each model.
NEW BRIEF: Finding Common Ground: Towards a Compromise Electoral Framework for Somaliaโs Future Federal Elections
Our latest brief analyses the four different electoral models proposed by the negotiating groups and presents a compromise electoral framework that combines the most practical elements of each of the four proposals.
Read the full brief here: somalipublicagenda.org/findiโฆ
Our team has been busy producing this analytical paper on a workable electoral framework for Somalia.
Read the full brief here โคต๏ธ
NEW BRIEF: Finding Common Ground: Towards a Compromise Electoral Framework for Somaliaโs Future Federal Elections
Our latest brief analyses the four different electoral models proposed by the negotiating groups and presents a compromise electoral framework that combines the most practical elements of each of the four proposals.
Read the full brief here: somalipublicagenda.org/findiโฆ
SPA Research retweeted
July 19, 2026, Xarunta @SPALearningLab ee Somali Public Agenda ayaa billowday tabobar ku saabsan blog qorista kaas oo socon doona 4 isbuuc.
Tababarka blog qorista oo ah kii 11-aad waxaa ka faaโideysanaya dhallinyaro gaareysa 34 oo isugu jira wiilal iyo gabdho. Casharro waxtar leh oo ka caawinaya sida sheekooyin nuxur badan loo sameeyo loona faafiyo ayey qaadan doonaan inta uu tababarku socdo.
Sidoo kale waxay fursad u heli doonaan ardaydu in ay la kulmaan khubaro waayo-aragnimo u leh blog qorista kuwaas oo la wadaagi doona khibraddooda, sidoo kalena siin doona talooyin iyo dardaaran.
Ardayda ka soo qeybgashay tabobarkan waxaan u rajeyneynaa guul.
#SPALearningLab #BlogWriting
SPA Research retweeted
๐๐ผ๐ผ๐ฟ๐ฎ๐๐ต๐ผ ๐ก๐ผ๐ผ๐ฐ๐ฒ๐ฒ ๐๐ต ๐๐๐ฎ๐ฎ ๐๐ ๐๐ฎ๐ฏ๐ฏ๐ผ๐ผ๐ป ๐ฆ๐ผ๐ผ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐๐ฎ ๐ช๐ฎ๐ธ๐ต๐๐ถ๐ด๐ฎ๐ป? | ๐ ๐ฎ๐ฎ๐บ๐๐น ๐ช๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ๐ด ๐ฃ๐ผ๐ฑ๐ฐ๐ฎ๐๐
Waxaa Muqdisho ka socda shirar dhexdhexaadin ah oo looga hadlayo arrimaha doorashooyinka federaalka Soomaaliya. Shirarradan, oo ay dhexdhexaadinayaan Turkiga, Mareykanka, Boqortooyada Midowday (UK), Midowga Yurub, iyo Qaramada Midoobay, ayaa dowladda federaalka iyo saddex kooxood oo mucaarad ah ku soo bandhigeen noocyada doorashooyinka ee ay kala doorbidayaan.
Qeybta 77-aad ee Maamul Wanaag Podcast, @MahadWasuge iyo Dr. @afyare_elmi, oo ah bare sare iyo cilmibaare ka tirsan City University of Mogadishu, waxay ku falanqeynayaan afarta nooc ee doorashooyinka iyo habka ugu habboon ee wakhtigan lagu soo dooran karo xubnaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo iyaguna dooran doona Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
youtu.be/r5e5UCjgGWk?si=ZELYโฆ
SPA Research retweeted
๐๐ผ๐ฟ๐ณ๐ฒ๐๐ป: ๐ ๐ฎ๐
๐ฎ๐ ๐๐ ๐๐ฎ๐น๐ฎ ๐๐๐๐ฎ๐ป ๐ฌ๐ถ๐ต๐ถ๐ถ๐ป ๐ก๐ผ๐ผ๐ฐ๐ฎ ๐๐ผ๐ผ๐ฟ๐ฎ๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฒ๐ฒ ๐๐ผ๐๐น๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฒ๐ฑ๐ฒ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐ก๐ผ๐ผ๐ฐ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ผ๐ผ๐ฟ๐ฎ๐๐ต๐ผ ๐ฒ๐ฒ ๐ฎ๐ ๐ ๐๐ฐ๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ ๐ฆ๐ผ๐ผ ๐๐ฒ๐ฒ๐ฑ๐ถ๐ป๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ป?
9-kii Luulyo 2026, waxaa Muqdisho ka billowday wadahadallo u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo mucaaradka. Wadahadalladan, oo ay dhexdhexaadinayaan Turkiga, Mareykanka, Ingiriiska, Midowga Yurub iyo Qaramada Midoobey, ayaa diiradda lagu saaray arrimaha doorashooyinka.
Nooca doorashada ee ay Dowladda Federaalka dooneyso waxa uu ku qoran yahay Xeerka Doorashooyinka iyo Xeerka Xisbiyada Siyaasadda, wuxuuna ku saleysan yahay Dastuurka Federaalka ee wax-ka-beddelka lagu sameeyay lana ansixiyey bishii Maarso 2026. Golaha Mustaqbalka iyo dhinacyo kale oo mucaarad ah ayaa iyaguna miiska wadahadallada la yimid noocyo kale oo doorasho oo ay soo diyaariyeen.
Agaasimaha Somali Public Agenda, @MahadWasuge, ayaa muuqaalkan ku falanqeynaya waxyaabaha ay noocyadan doorasho ka siman yihiin, waxyaabaha ay ku kala duwan yihiin, iyo muhiimadda ay leedahay in hannaanka doorashada laga heshiiyo.
youtu.be/s5vYsXYkloE?si=_RT5โฆ
SPA Research retweeted
Our Executive Director, @MahadWasuge, and Deputy Executive Director and @SPAResearch_ Director, @FarhanShabel, welcomed and met with the new Executive Director of @JV_Institute Abdullahi Shafi Mohamed (@YGamadid) at our office.
During the meeting, the two institutions discussed potential areas of collaboration on issues of mutual interest, including research, analysis, and dialogue. SPA and JVI signed an MoU in Kismayo in May 2025.




































