KAYD Hiil-san 🐪 (@Hiil_san) header
KAYD Hiil-san 🐪 (@Hiil_san) profile picture

Xirfadle amni🌍Wiil u dhashay Afrika #Somaliland. ✍🏽🗣️Urur Goboleedada Geeska iyo Badda Cas @MaanGlobal #RTs ≠ taageero. Qormoyinka ENGLISH 👉🏾 @Hiil_San_ENG

The Republic of Somaliland
Joined April 2017
Photo by KAYD Hiil-san 🐪 (@Hiil_san)Photo by KAYD Hiil-san 🐪 (@Hiil_san)Photo by KAYD Hiil-san 🐪 (@Hiil_san)Photo by KAYD Hiil-san 🐪 (@Hiil_san)Photo by KAYD Hiil-san 🐪 (@Hiil_san)Photo by KAYD Hiil-san 🐪 (@Hiil_san)Photo by KAYD Hiil-san 🐪 (@Hiil_san)Photo by KAYD Hiil-san 🐪 (@Hiil_san)Photo by KAYD Hiil-san 🐪 (@Hiil_san)Photo by KAYD Hiil-san 🐪 (@Hiil_san)
KAYD Hiil-san 🐪 retweeted
Somaliland. Waxaay u baahantahay. Dad wadanka ku nool ushaqeeya ee aan ka shaqaaysan’ Dadka la dareen ah la damqanaya. Danta shacabka& wadankana ka hor marinaya tooda ‘ Qurba joog dhiig miirata ah oo dib inaay wadanka& dadka u baadhaan. Usoo noqonaya uma baahna ‘ sixirbarar ka waxaa keenaya. Waxwaliba. 5+4. Nin ayuu wadanku u xidhanyahay. Dadkana. Macmiil looga dhiga ‘Lacagtii muceeshadii. Asaasiyaad kii nolosha oo dhan. Gacanta loo galiyay. Dawlad wal oo timaadaana. Danahooda ayaay ilaalisaa. Yaaynaan. Waxwalba. Iska qorin.
1
2
5
60
Take your time & find him in this video 😅😅
Awoowe Mohamed Jimcaale wuxuu ahaa awoowahayga labaad, kana mid ahaa dadkii noolaa xilligii gumeysiga Talyaaniga ee Soomaaliya. Intii u dhexeysay 1925–1927, wuxuu ka tirsanaa ciidamadii maxalliga ahaa ee hoos imanayey maamulka Talyaaniga, isagoo qayb ka qaatay hawlgalladii milatari ee lagu soo afjaray Saldanaddii Hobyo iyo qabashadii Suldaan Cali Yuusuf Keenadiid sannadkii 1925.
2
13
2
50
1,491
RT @kiuvarsity: The long wait is over! The #KIU34thGrad is officially underway at our Western Campus in Ishaka-Bushenyi. We have kicked of…
5
2
📔🗣BOOK ANNOUNCEMENT 🕰 I’m pleased to announce my new book, Somaliland and the Competing Powers in the Horn of Africa and Red Sea Regions. This book offers a comprehensive examination of how #global and #regional actors — the United States, China, Russia, the United Kingdom, France, the European Union, Turkey, the UAE, Iran, Qatar, Japan, India, and others — shape political, economic, and security realities across the Horn of Africa and Red Sea. It also analyses the foreign policies of neighbouring states (Ethiopia, Djibouti, Somalia, Sudan, Eritrea, Egypt, Saudi Arabia, Israel, Yemen) and the strategic choices they make in an era of intense competition. Key contributions: •A detailed assessment of Somaliland’s strategic importance at the Gulf of Aden and Bab el‑Mandeb, including port politics and maritime trade dynamics. •An exploration of how military presence, foreign investment, and proxy conflicts affect regional stability and Somaliland’s security environment. •Insight into Somaliland’s diplomatic balancing: pursuing sovereignty, protecting national security, and leveraging economic opportunity. •Policy recommendations for pragmatic regional cooperation, de‑escalation of proxy dynamics, and pathways to strengthen Somaliland’s long‑term security and international engagement. This #volume is part of a three‑book series developed from my #doctoral research, offering an extended, evidence‑based examination of Somaliland’s international position across multiple thematic lenses. Who should read this: diplomats, policymakers, defence and security professionals, scholars of international relations, regional specialists, and readers interested in the future of the Horn and Red Sea. Learn more and order a copy: a.co/d/0fj1tp5P I welcome conversations, review requests, and speaking invitations. Please share or tag colleagues who would find this work useful. #Somaliland #CompetingPowers #HornOfAfrica #RedSea #Geopolitics #MaritimeSecurity #ForeignPolicy #Diplomacy #StrategicStudies #BabElMandeb #RegionalSecurity #PolicyBook
2
10
27
2,276
Waa Adan Xaaji Cali @SLSupremeCourt oo sharciyada Qarankan ka dhigay Dukaan uu hanti ka sameeyo, horena aan u idhi “Sharciga iyo Maxkamada Sare wuu KUFSADAY” baa maanta cid leh kuraasta ha baneeyaan hadii aanay shaqeynayn. Ha kala garan waayin waxa uu ka hadlayaa maaha shaqo hala hagaajiyo, ee waxa uu leeyahay MADAXWEYNAHA kaga filnaada dadka oo sharciga sidaad doontaan u isticmaala 🤐
Officials appointed by the President must fulfill their duties; otherwise, they should vacate their positions." — The Chief Justice of the Supreme Court of Somaliland
1
1
1
3
531
DIGNIIN & DARDAARAN Muwaadin Dhaqaalahaaga la dhacay dib u dhaqo; Ganantaadana ku dhig lacagtaada. Lacagaha fudud ee aan ku jirin gacanta qarankaagu waa Qoolka lagugu hogaamin doono adigoo ogol. Ha u adeegsan Sanduuq kaydsi ee u adeegso fududeyn lacag u dirid qof kaa fog. Hayntaadu yaanay ka bixin xayndaabka Sirtaada. Dagaalada dhaqaale ee Qaranka Somaliland lagu soo qaadayna qayb ka noqo difaacooda! Hantidaada iyo hayntaada oo aad difaacato gacantana ku dhigto waxay qayb ka noqonaysaa dedeelka ay Somaliland gacanta ku dhigayso oo ay difaacayso dhaqaalaheeda. 2027, 2028 waxay noqonayaan sanadaha loogu talogalay in la macaluuliyo, la gaajetsiiyo, oo adoon quutal daruuri ku foogan laga dhigi shacabka Somaliland. Waynu Awoodnaa in aan dib u helno dhaqaalaheena inaga oo aan qof kale duulimaad ku noqon, hebel muxuu u noolyahayna aynaan odhan. GO’AANKU WAA KAAGA, DAGAALNA WAA INA DAANWEYNE.
3
8
1
16
858
Ismail Yare @IsmailOguelleh bal waanu eegaynaa kaadhkaaga cusubi waxa uu soo kordhiyo. Waxaan kaa codsanaynaa in aad dardargeliso proxy war kaaga #Somaliland waayo dan weyn baa ugu jirta qaranka #Somaliland iyo Gobolada #GeeskaAfrika iyo #BaddaCas haka daalin ee aad noogu soo aaa, si ugu dambaynta aanu anaguna idiinku aaa no sidii aanu idiinku aa’anay 1991 iyo 1994-95. Haka daalin dagaalkayaga fadlan @IsmailOguelleh Hala soo dhaweeyo magacaabista cusub ee Dawlad Gaabo @Lariabdirisaq @truehalyay @SuugaanMal @westtoeastt @Presidencysl_ @Burji_Isaaq @Rashidaxmed @jamalamore @yGabobe @yyusufd @Abdallayasin151 @yasin1449 @yus_mona @UmadaSomaliland @IdirisMXasan2 @Oligarchow @KhadirOz_lander @cityofhargeisa
Le Président de la République, S.E. Ismaïl Omar Guelleh, a nommé ce jeudi M. Aden Ali Mahamade ministre de la Défense, par décret immédiatement exécutoire. Ancien directeur de la Coopération internationale et ambassadeur de Djibouti en Érythrée.
1
3
6
407
Madaxweynaha @Abdirahmanirro oo shir muhiim ah lagalay ragii soo maamulay ee soo masruufsaday ee inaga soo dumiyey Hay’ada Sirdoonka Qaranka intoodii badnayd ayaynu sugaynaa bal madaxweynaha waxa ay kusoo kordhin doonaan. Waxaanse si hoose iyo si sareba u sheegaynaa in ay inaga dumeen hayadihii amaanku ee madaxweyne @Abdirahmanirro iyo madaxweyne ku xigeen @AmbMohamedAli hadiiba in uun aad isleedihiin wax ha idinka hadhaan siyaasada ka saara oo inoo dhisa hayado Amni siyaasada ka caagan🤐
1
1
118