Ayanle Boy🟢 retweeted
🚀$200M Milestone 🚀— The Era of BlockDAG is Here!
💸This is the moment we’ve all been working toward. Together, we’ve achieved the unimaginable, and this is just the beginning.🎉
purchase3.blockdag.network
Ayanle Boy🟢 retweeted
As I promised:
$3 to $1M again starts NOW. - Every call, every move, posted live.
- If you don't have $SOL to start, I'll give it to you for free.
Accepted: 75/100
The next $CAR , the next #jailstool – I’m coming for YOU!
• Like & Retweet
• Comment "DONE"
• Must be following
(The link will be sent only if you're my follower)
Ayanle Boy🟢 retweeted
Something big is happening on $Fafo
Waa macquul qaarkiin badi in aad maqasheen erayga "Exit liquidity" lkn sida u Technically udhaco iskabaro...
Inta badan accountska wawayn waxayso dhigan coins nooc walba leh Meme/Ai, & kuwa kale caadi ah
badana waxay umaleyan in sawabta ay uso dhigaan in aytahay, in dadka ku xeran caawinayan ama in fursad Trade ka bananyahay
wana halka kuwa accountska yaryarka ah e isugu jira Maryooley & cadaankaba ay iyagana uguso Copy-gareyan iyago isleh fursada kafaidaysta ama "Credibility" ku hela hadu qarxo. Hadaba sidey u sameyan (Exit liquidity)
Kow: Accountska wawayn waa groupyo isku xiran midwalbana leh communitigisa ugaarka ah lkn leh xiriiro dhow, 99.% ma Trade gareyan/yacni ma isticmalan taxliinta Tradeska caadiga aan naqaano
Waxay xushaan marwlba projectska hadal haynta leh, lkn meela hoose taagan, dadka badankisa aysan aqoon, waxay la galaan hishiis teamka mashruuca wata, in qaybna lacagtoda kugalaan, sidokalana miraha wax bdn laga siiyo.
Coinska marba waxa so dhigayo qof ama laba kamid ah groupka kuwa ugu samaynta bdan, marka coins qiimahoda u dhaqaaq sameeyo illa & dhowr Xs, wa marka ugu badan dhaman groupka intisa kale ayso wada dhigaan isla Coinski.
Sawabta waa in dhamantoda ay kujiraan faido wawayn, lkn waa uun numbero shashada kuqoran, mana la bixi karan, wayo coinska malahan liquidity kufilan ay ku cash garaystaan
(available liquidity in Token Vault)
Wana halkan mesha adiga lagaa so hungiryeeyo, qorshaha ugu horeyana waa in ay galaan hishiish faaido qaadasho ( Distribution of taking profits) sawabtana waa in xita hadii coinka ay dad badan kuso yaacan in faidada halmar lala bixin, kow in usan iman shaki ah in wallet wawayn o coinka sell gareynayo Onchain usan so qaban
Iyo mida 2aad o ah in qiimaha isbadalo o u hoos imaado aad ugu cararan, madama miro aad ubadan ay haystaan boqolal kun ay sida ku qasaari karaan, hadu qiimaha coinka u hoos uso dhaco.
Wana halkan, halka ay imaado qacidada in isla halki coin ay groupka kuso celceliyan si ay u awuuran hype-ka ugu macquulsan, iyagana sida si tartiib ah coinski ku sell gareeyan, adigana aad sidaa ugu noqotid 'Exit liquidity". Adigo sida ku noqonaya "bagholder/community member.
Fiiri Coinski Ai agents & kuwa kale caadiga ahaa laguso dhigayay Decembere lagu laha waa 10X, 20, 100X
Maheshay 100X Awgeelle
Marwalba waxa laguso mari doona meel & qof aadan kafilayn o dhiiqada laguha ku geliyay
F.G.
Arintan Exit liquidity-ga ah ma qusayso kaliya coins cusub/yar yar ama xita yaala Decentralised exchange, ee waxa kamid ah kuwa Centralised exchange yaala o xita magacyo wawayn leh.
Ayanle Boy🟢 retweeted
Fatuuha, waa gabadhii ugu horeysay oo game-kan lagu cimaamaday. Waxaan leenahay hambalyo Fatuuha.
Aad iyo aad ayaan ugu faraxsnhy in Fatuuha ay soo baxdo. Habeen dambe ayaan qeybin doonaa lacagaha qof weliba uu ku guuleystay.
Ayanle Boy🟢 retweeted
Ciyaarta wali wayay.!
January 21 wixii ka dambeeeyo be ready 👀
2025 to 2029 🔥
Marwalba diyaar ahow.
Wallet kada.
Chain walba inad taqano.
Investment/trade oo ah stock market 📈, cryptocurrency, or any financial product.
Anne malinwalba trade iyo investment fursado idin la wadaaga.!
Hadal yar iyo shaqo badan,! We love you trump 🔥.
Ayanle Boy🟢 retweeted
In 2023, #RAAGSAN launched #DAADIHIYE, a community engagement platform aimed at strengthening connections between communities and policymakers.
Check out the highlights of the launch!
#PolicyMaking #SocialImpact
Ayanle Boy🟢 retweeted
Had the honor of interviewing the Italian Ambassador to Somalia, H.E. Pier Mario Daccò Coppi! 🇮🇹🤝🇸🇴We discussed the strong bilateral relationship between Italy and Somalia, exploring future collaborations and mutual goals.
@ItalyinSomalia
Watch here:👉 youtube.com/watch?v=GBbTlwUZ…
Ayanle Boy🟢 retweeted
In collaboration with @DigitalShelter, we have completed Blog Writing Training to 29 young #Somali bloggers (19 female & 10 male).
We are grateful to @shakasom & @Shaakirmc who co-facilitated the training & our mentors:
@MohamedOkash_, @HusseinSabrie, @MahadWasuge, @MowliidAHassan, @FarhiaMohamuud & @QoraaDayax.
Ayanle Boy🟢 retweeted
Cusub: Ganacsadaha Halyeyga ah Peter Brandt waxa uu saadaaliyay in #Bitcoin qiimaha uu kor ugu kaco 340% marka loo eego Dahabka 18 bilood gudahood.
Diyaar ma u tahay? 🚀
Ayanle Boy🟢 retweeted
Suuqa waxaa saameeyay
madal ku taalo 🇯🇵 Japan ayaa laga dhacay btc badan
BREAKING: 🇯🇵 $300 MILLION #Bitcoin has been stolen by hackers from Japanese exchange DMM BITCOIN - Nikkei
Ayanle Boy🟢 retweeted
#Maalinta Caalamiga ah ee Dhallinyarada aduuna aya u taagan xasuusinta mas'uuliyadda iyo awoodda ay leeyihiin dhallinyaradu. Maalintan waxa loo asteeyay kor u qaadista wacyiga ku sabsan #caqabadaha ay dhallinyaradu kala kulmaan dhanka waxbarashada, shaqada iyo saboolnimada
Ayanle Boy🟢 retweeted
26-years old who believed that he can achieve his ambition of life one day.
Yes, he achieved after a lot of dedication and journey.
@DigitalShelter, @somalipubagenda, @ayanle_eng, @SPACLD, @MahadWasuge, @KhalifAyaan, @AbdirisakUrug, @bloger.
medium.com/@Abdikadiramo/nev…
Ayanle Boy🟢 retweeted
Fikradaha ka-qeyb galka muwaadiniintu waxa ay ku saleysan yahay in aay helan muwaa-diniinta bixisa codkooda #barnaamijyada #adeegyada lagu saleeyay baahiyaha bulshada, dhisidda dareenka bulshada. Akhri qormada laga sameye isdhexgalka bulshada ▶️https://teapawt.org/t.co/KFcvFxwH6z
Ayanle Boy🟢 retweeted
In February 1992, when a high-level UN delegation went to Mogadishu to broker peaceful mediation, Somali singers greeted them with this song: 'Although you came from afar, we Somalis have a long-held cherished tradition to resolve our own conflicts without foreign intervention'.
Ayanle Boy🟢 retweeted
Please join us as we welcome Ayanle Ali Osman, a Social Worker from Mogadisho University who will be joining us for a one-month internship as a Field Research Assistant Intern @raagsan. #WelcomeAboardAyanle @ayanle_eng
Ayanle Boy🟢 retweeted
We are excited to have Miski Mohamed Mohamud, a Social Worker join @raagsan for a one-month internship program as a Field Research Assistant Intern. #WelcomeAboardMiski @3mmiski









































